“Khaatumo Aniguba Waan Ka Mid Ahaan Jiray, Balse Fikirkaasi Wuu Dhicisoobay ” Wasiirka Biyaha Somaliland
Hargeysa 10.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac, ayaa ka hadlay dhaqdhaqaaqa siyaasdeed ee deegaanka Balicad uu ka wado horjoogaha kooxda nabad diidka ah ee khaatumo, isla waxaana wuxuu su’aal galiyay nuxurka shirka uu ka abaabulay deegankaasi ,waxaanu sheegay in aanu Cali khaliif matalin deegaanka uu colaadaha iyo qaska ka abaabulayo ….
