Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ku Xigeenka Niklos Key oo Booqasho ku Jooga Hargaysa

    Hargaysa 08.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr Raisedon Zenenga oo Booqasho ku Jooga Somaliland. Kulanka ka dib waxa saxaafada uga warbixiyey wasiirka arrimaha dibada Somaliland mudane Maxamed Biixi Yoonis oo sheegay in…

    Read More

      Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Ka Talo Bixiyey Khilaafka u dhexeeya Xukuumada iyo Golaha Wakiiladda DAAWO

      Hargaysa 08.Sep 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Maanta ka hadlay Waxqabadyadii u hirgalay iyo Qorshayaasha ay Mustaqbalka ku horumarinayaan Waaxda Garsoorka ee dalka. Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Markii kowaad ka hadlay Khilaafka ka Dhashay Go’aankii ay Golaha Wakiiladu ku laaleen Wareejinta Haamaha Kaydka Shiidaalka…

      Read More

        Maxay ka Wada hadleen Madaxweyne Siilaanyo iyo Safiir ku Xigeenka Masar u Fadhiya Jabuuti?

        Hargaysa 08.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Safiir ku Xigeenka Masar u Fadhiya dalka aynu deriska nahay ee Jamhuuriyada Jabuuti Amb. Maxamed Al Amiir oo Maalmihii u danbeeyay hawlo shaqo u joogay Dalka Somaliland. kulankan oo ay ku wehelinayeen dhakhaatiir masaari ah oo ka kooban 15…

        Read More

          Kaambaynka Madaxtooyadda, Shirarkii Dhacay, Tallada Wasiiradda, Weerarka Baashe, Shirka Cali Khaliif,Iyo Ollolaha Hass

          Hargaysa 08.Sep 2015 (SDN/QJ)- Go’aankii golaha wakiiladdu ku laalleen wareejinta haamaha shidaalka iyo isku celcelintii go,aankaa ee madaxweynaha iyo gudoomiyaha wakiiladda ayaa dhaliyay kaamabyn xoog leh oo ay madaxtooyadu ugu jirto dibu laalista go,aankaa, isla markaana waxa lagu wadaa in mar kale golaha la hor keeno mooshin amuurtaa la xidhiidha. Siday tibaaxeen xoggo uu wargeyska…

          Read More

            Golaha Guurtida Guddi U Saaray Xeerka Duulista Iyo Hawadda Oo Madmadow Lagu Arkay

            Hargaysa 08.Sep 2015 (SDN/QJ)- Golaha guurtida Somaliland, ayaa maanta dood dheer ka yeeshay xeerka Duulista hawada Somaliland, kaasi oo hay’ad madaxbanaan loogu samaynayo Madaarrada dalka. Dooda mudaneyaasha oo muddo saacad ka badan qaadatay ayaa xildhibaannada qaarkood soo jeediyeen in xeerkaasi guddi gaar ah loo saaro kadib markii ay madmadow ku arkeen xeerkaasi. Waxay ku doodeen…

            Read More

              Maxay Daaran Tahay Dacwad Maamulka Jaamacadda Hargeysa Ku Oogay Jaamacadd Kale

              Hargaysa 08.Sep 2015 (SDN/QJ)- Maamulka jaamacadda Hargeysa ayaa dacwad ku oogaya maamulka jaamacad cusub oo la yidhaahdo Hargeisa International university taas oo xayaysiiskeeda iyo magaceeda lagu soo dhejiyay baraha ay bulshadu ku kulanto, magaceedana laga taagay meelo ka mid ah caasimadda Hargeysa. Guddoomiyaha Maxkamadda sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa xalay Geeska Afrika u…

              Read More

                Dowladda Sweden Oo Walaac Ka Muujisay Mooshinka Khilaafka Keenay Ee Muqdisho

                Muqdisho,8sep,2015(QJ/SDN)-Safiirka dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya Makail Lindval ayaa walaac ka muujiyay xaalada iyo wajiga cusub ee uu abuuray mooshinka laga keenay madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud kaasoo aan ilaa iyo hada la dajin. Walaaca Sweden ee mooshinkaasi ayaa yimi ka dib markii Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari aqalkiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka Sweden…

                Read More

                  Somaliland: Kor u Kaca Maceeshada Iyo Sarifka Lacagta Dollarka ah Iyo Qaylo dhaanta Guurtida.

                  Hargaysa 08.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa Kal-fadhigii ay Shalay yeeshaan, oo uu gudoominaayo Guddoomiyaha Guurtidu Saleebaan Cabdi Aadan, ayaa si adag uga hadlay maceeshada sare u kacday, sicir bararka, iyo Sarifka lacagta Doolarka, waxayna Xilidhibaanada Golaha Guurtidu sheegeen inay dadkii danyarta ahaa sameeyn xoogan ku yeelatay Meecashadu. Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan oo…

                  Read More

                    Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo Xukuumada iyo Golaha Wakiilada U Soo Jeediyay Inay Xaliyaan Murankooda

                    Hargeysa,8sep,2015(QJ/SDN)-Guddoodmiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali Ayaa xukuumada iyo golaha wakiilada ugu baaqay inay muranka ka dhaxeeya ku xaliyaan  dastuurka iyo xeerarka ay ku wada shaqeeyaan, isla markaasna meesha laga saaro siyaasada. Waxa uu guddoomiyahu sheegay in aanay wali dhacdadaas soo gaadhin wax garnaqideeda la xidhiidha, waxaanu ku waaniyay labada dhinac in aan loo baahnayan…

                    Read More

                      Nuxurka Khiddad Madaxtooyadu Dejisay Oo Lagaga Daba Tegayo Go’aankii Guddoomiye Cirro Uu Keligii Madaxweynaha Waraaqda Ugu Soo Celiyey

                      Hargeysa:Sep,08,2015(SDN/QJ)-Kadib markii uu Guddoomiye Cirro dhawaan Go’aan isaga gaar u ah dib ugusoo celiye warqad kaga timi dhinaca Madaweynaha, ayey madaxtooyadu soo diyaarisay qorshe cusub oo ay Arrintaas kagaga takhalusayso. Madaxtooyada Somaliland ayaa la sheegay inay qorshaysay inaanu Madaxweyne Siilaanyo mar kale dib ugu celin guddoomiye Cirro qoraal jawaab celin ah, waxaanay doorkan madaxtooyadu ciyaaraysaa…

                      Read More

                        10-Kamid ahaa Ciidamada Turkiga Oo Lagu Laayey Weerar Bambaano Loo Adeegsaday

                        Ankara:Sep,08,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan Toban kamid ah ciidamada ammaanka waddanka Turkiga, ayaa dhintay tiro kalena waa dhaawacmeen, kadib markii weerar Bambaano loo adeegsaday lagu qaaday Baabuur ay saarnaayeen. Wararka ayaa sidoo kale waxa ay sheegayaan in ay ku dhinteen dad rayid ah qaar kalana ay ku dhaawacmeen  inkastoo ay kooban yihiin wararka kasoo baxaya weerarkaasi. Sarkaal ka…

                        Read More

                          Dawladda Eritrea Oo Dhiggeeda Ethiopia Ku Eedaysay Inay Colaado Cusub Hurinayso

                          Asmar:Sep,08,2015(SDN/QJ)-Dawladda waddanka Eritrea, ayaa markale dhiggeeda Ethiopia ku eedaysay inay hurinayso Colaado  ka dhex curta Labadan Dawladood oo muddo dheer is hayey. Xukumaada Asmara ayaa sheegtay in Itoobiya, gaar ahaan xisbiga TPLF, ku hanjbtay in ay ku duuleyso Eritrea. Wasaarada warfaafinta ee Eritareeya ayaa xaqiijisay in hadalo hurinaya colaad iyo hanjabada dagaalka ee ka soo…

                          Read More

                            Reer Garbahaarrey Oo Ulo iyo Dhagaxaan Kala Daalay Ciidamo Ethiopian ah Oo Isku Gedaamay Aqalka Guddoomiyaha Magaalada

                            Garbaharey:Sep,08,2015(SDN/QJ)-Shacabka Reer Garbahaarray, ayaa si weyn uga Gadooday Maalintii shalay Ciidamo Ethiopian ahaa oo isku gedaamay aqalka  Maxamed Cabdi Kaliil Guddoomiyaha Guddoomiyaha Degmadaas oo warar soo baxayey sheegayee inuu dhuumasho kusoo galay Magaalada. Ganacsatada oo albaabada u laabay goobahooda ganacsi iyo shacabka reer Garbahaarey, ayaa soo buuxiyay hoyga Maxamed Cabdi Kaliil, waxa kaloo ay shacabku…

                            Read More

                              Afhayeenka Kooxda Al-shabaab Oo Cafis La Yaableh ka Helay Dawladda Federal-ka Somalia

                              Muqdisho:Sep,08,2015(SDN/QJ)-Dawladda Federalka Somalia, ayaa si lama filaan ah u shaacisay in Afhayeenka Kooxda Al-shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage(cali-dheere) ay gebi ahaanba cafiyeen haddii uu xukuumadda isu soo dhiibo. Warkan oo bulshada lama filaan ku noqday, ayaa waxa shaaciyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ka Hadlay hannaanka Hoggaanka Kooxda Al-shabaab loosoo dabbaali…

                              Read More

                                Waa Kuma Xildhibaanka Mashaariicda ugu badan ka qaata Xukuumadda Siilaanyo, Muxuu-se ka yidhi? DAAWO

                                Hargeysa 07.Sep 2015 (SDN/QJ) – Xildhibaan Cabdicasiis Dhul-cun oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doortay gobolka Togdheer, isla markaana Xildhibaannada Muxaafidka ah ee Xukuumadda aadka u taageera ka mid ah, ayaa lagu eedeeyaa inuu yahay Xildhibaanka Mashaariicda ugu tirada badan ka qaata Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee uu sida xad-dhaafka ah u…

                                Read More

                                  Wasaaradda Macdanta Somaliland oo Sheegtay inaanu Khusaynin Sahamin Shiidaal oo Somalia laga hirgalinayo

                                  Hargaysa 07.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasaaradda macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa sheegtay in aanay Somaliland khusaynin shirkadaha Soomaaliya la gasho heshiisyadda kala duwan. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka wasaaradda macdanta iyo tamarta JSL Mr. Maxmauud Askar, waxaanu u dhignaa war-saxaafadeedkaasi sidan:- Wararka sheegaya in heshiiska ay Soomaaliya la gashay Shirkadda SPECTRUM ASA…

                                  Read More

                                    Khilaafkii Wakiilada oo soo Laba Kacleeyey Labada Gudoomiye Ku Xigeen oo eedeeyay Gudoomiye Cirro iyo Dooda Gudoomiyaha DAAWO

                                    Hargeysa 07.Sep 2015 (SDN/QJ) – Gudoomiye Ku Xigeenada 1aad iyo 2aad ee Golaha Wakiiladda ayaa Sharci daro ku tilmaamay Go’aan uu Gudoomiyaha Golahaasi dib ugu Celiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland qadiyada Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Berbera oo ay Sheegeen inaanu kala tashan Gole- weynaha iyo Shirgudoonka toona. Dhanka Kalena Gudoomiye C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa sheegay…

                                    Read More

                                      Balli-cad: Shirabaada Maamulka Khaatumo, Sheekadda Issimadda iyo Shakiga Ergooyinka Shirka Qaadacay

                                      Balli-cad 07.Sep 2015 (SDN/QJ)- Hoggaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa maanta deegaanka Balli-cad oo dhacda galbeedka Laascaanood, waxa uu ka furay shir uu ku tilmaamay mid la iskula xisaabtamayo oo maamulkiisa iyo shacbiga deegaamada Sool iyo Buuhoodle ku faaqidayaan danahooda. Shirkan ayaa la sheegay in ay ka maqan yihiin waxgaradka beelaha shiraya qaarkood,kuwaasi oo…

                                      Read More