“Maalin dhow Waxa iman Doonta In Gobol Walba Horumarkiisu ku Xidhnaado Cashuurta uu Bixiyo” Wasiirka Maaliyada

    Boorame 07.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirlka wasaaradda Maaliyadda Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal ka dhagax-dhigtay dhisme laba dabaq ah oo ay yeelan doono xafiiska maaliyada ee Boorame. Wasiir Samsam Cabdi Aadan waxa kale oo ay isla shalay xadhiga ka jirtay dhisme laba dabaq ah oo loogu tallo galay ballaadhinta…

    Read More

      Magacyadda 15 Xildhibaan Oo Shaqadooda Ka Xaadiri Waayay Oo Shir-gudoonka Golaha Guurtiddu Ka Baafiyay Warbaahinta

      Hargeysa 07.Sep 2015 (SDN/QJ) – Fadhigii shalay ee Golaha Guurtidda oo wakhti dheer loo xanibnaa maqnaashaha xildhibaanada qaarkood, kaas oo keentay in uu fadhigu u furmi waayo kooram la’aan ama uu gaadhi waayo tiradii uu ku furmi lahaa ayaa gudoomiyaha golahaasi Md. Saleebaan Maxamuud Aadan oo fadhigaas shir-gudoominayay waxa uu digniin adag u jeediyay 15-xildhibaan…

      Read More

        Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka gobolka Awdal oo ka dayriyey Xaaladda Maxaabiista ku xidhan Xabsiga dhexe ee Boorama

        Boorama, 07. September, 2015-(SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka gobolka Awdal, ayaa ka dayriyey xaaladda Maxaabiista ku xidhan Xabsiga dhexe ee magaalada Boorama, kaasoo uu sheegay inuu dad ka tiro badan intii loogu talo-galay in lagu xidhay ay ku jiraan, kuwaasoo uu tilmaamay inay u jiraan in naqasku ku dhego. Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Awdal Sahal…

        Read More

          Xarakada Al-shabaab oo Soo Bandhigtay SAWIRRADA Weerarkii ay Todobaadkii hore ku qaaday Xerada Jannaale

          Muqdisho,7sep,2015(QJ/SDN)-Al-shabaab ayaa soo Bandhigtay Maanta SAWIRRO Muujinaya Weerarkii ay 01-dii bishan September ku Qaadday Saldhig Ciidanka AMISOM ku leeyihiin deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose, iyagoo sheegay inay ku dileen Weerarkaas Askar fara badan oo ciidamada AMISOM ee dalka Uganda ka socda ka tisranaa. Weerarka oo ahaa ugu Xumaa oo ay Al-shabaab ku Qaaddo saldhigyada…

          Read More

            “Xukuumaddu haamaha meel wanaagsan bay ku bixisay oo rag Somaliland ah baa la siiyey, Baarlamaankana waxan leeyahay waa….”Xaaji Cabdi-waraabe.

            Hargeysa:Sep,07,2015(SDN/QJ)-Xaaji Cabdikariin Xuseen(cabdi-waraabe), ayaa ka hadlay muranka ka taagan Wareejinta Keydka Haamaha shidaalka Berbera, waxana uu tilmaamay in xukuumadda loo daayo arrintaas. Xaaji Cabdi-waraabe uu warbaahinta qaarkeeda la Hadlayey, ayaa sheegay in xukuumaddu Haamaha shidaalka Berbera siisay muwaadiniin dalka u dhalatay, waxana uu baarlamaanka ugu baaqay inay arrintaas dhulka dhigaan,  “xukuumaddu haamaha meel wanaagsan bay…

            Read More

              Khilaaf Xooggan Oo Ka Dhex Qarxay Shirguddoonka Wakiillada Iyo Guddoomiye Cirro Oo Go’aan Keligii Gaar u ah Ku Celiyey Warqaddii Madaxweynaha Ka Timi

              Hargeysa:Sep,07,2015(SDN/QJ)-Khilaaf xooggan ayaa ka dhexqarxay shirguddoonka Golaha wakiillada Somaliland,  waxana siyaabo kala duwan khilaafkaas uga Hadlay Guddoomiyaha Golaha Mudane Cirro iyo Labadiisa Ku-xigeen Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf, kuwaas oo isku eedaynayo Go’aan uu Guddoomiyuhu  dhawaan gaadhay. Guddoomiyaha Wakiillada Mudane Cirro oo saaka aroortii hore saxaafadda Kula Hadlay Xarunta Golaha, ayaa sheegay inuu Madaxweynaha…

              Read More

                Somaliland Oo Ka Hadashay Ujeedka Wefti Safar Ku Jooga Magaalada Jig-jiga

                jig-jiga,7sep,2015(QJ/SDN)-Dowladda Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay ujeedka wefti wasiiro ah safar ku tagay dalka itoobiya gaar ahaan magaalada Jig-jiga iyadoo halkaasi ay kulamo iyo shirar kula qaateen qaar ka mid ah madaxda dowladd degaanka soomaalida iyo dowladda fadaraalka itoobiya, Haddaba weftigan oo uu hogaaminaayay Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay…

                Read More

                  Daawo Dhalinyaro Laga Soo Badbaadiyay Badweynta + Warbixin Murugo Leh!

                  Millano,7sep,2015(QJ/SDN)-Dhallinyaro fara badan oo Soomaaliyeed ayaa laga soo badbaadiyay Shalay Xeebaha Dalka Talyaaniga, Halkaasoo tahriibayaal fara badan oo Afrikaan iyo Carab ah ay sannad walba maraan si ay u gaadhaan Qaaradda Yurub. Haddaba dhalinyaradan ayaa marka aad aragtid jidh dilka loo gaystay iyo dhibta ka muuqata jidhkooda ayaa waxaad dareemaysaa dhibka ayb kala soo kulmeen…

                  Read More

                    Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyada Djbouti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Kasocda Sanduuqa Lacagta Aduunka

                    Jabuuti,7sep,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyada Dalka Djbouti Ilyaas Muuse Dawaale ayaa, maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wafti sare oo ka socda Sanduuqa Lacagta Aduunka, kuwaas oo kala xaajoodey doorka dhaqaalaha dalka Djbouti ee Wakhti xaadirkan iyo hurumarinta dhinacyada Ganacsiga. Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyada dalka Djbouti Ilyaas Muuse Dawaale oo xogwaran kasiiyay hindisayaasha dhinaca dhaqaale ee Dalka Djbouti…

                    Read More

                      Tunisia oo ka cabsi qabta Weeraro Qaraxyo ah oo ka dhaca Caasimada dalkaasi

                      Tunis,7sep,2015(QJ/SDN)-Masuuliyiinta dowlada Tunisia ayaa ka digay suurta-galnimada weeraro loo adeegsado gaadiid oo ka dhaca caasimada dalkaasi ee Tunis, waxaana la mamnuucay in gaadiidka qaar adeegsadaan qeybo kamid ah magaalada caasimada ah. Arinta mamnuucida gaadiidka ayaa ka dambeysay markii laamaha amaanka dalkaasi ay ogaadeen warbixino la xidhiidha weeraro la qorsheeyay oo lala damacsan yahay caasimada dalka…

                      Read More

                        Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Jigjiga Shir Kula Leh Itoobiya

                        Hageysa,7sep,2015(QJ/SDN)-Waxa magaalada Jig Jiga gaadhey wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland,waxaana waftigaasi kamid ah wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland . waftigan ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyey magaalada Jig Jiga,iyada oo ay halkaasi kaga hor yimaadeen xubno kamid ah wasiiradda Dawlada Federalka ah ee Ethiopia iyo kuwa dawlad degaanka Soomaalida. HALKAN HOOSE KA…

                        Read More

                          Madaxweynaha Somaliland Oo Imaaraatka Ka Tacsiyadeeyey Ciidammo Dhowaan Kaga Dhintay Waddanka Yemen

                          Hargeysa,6sep,2015(QJ/SDN)-Sida lagu sheegay qoraal caawa kasoo baxay Qasriga Madaxtooyada Somaliland Uuna ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo Waddanka Imaaraatka Carabta Ka Tacsiyadaynayo Ciidammo dhowaan kaga dhintay Waddanka Yemen waxana qoraalkaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhey shebekeddan Oodweynenews u dhigan yahay sidan:- TACSI MADAXWEYNE – 06/09/2015 Madaxweynaha Jamhuuriyada…

                          Read More

                            Faysal Cali Waraabe Oo Riwaayad Ku Tilmaamay Heshiiskii Shalay Dowladda Soomaaliya La Saxeexatay Shirkadda Spectrum ASA

                            Hargeysa,6sep,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Markii Ugu Horraysay ka hadlay heshiis shalay ay dowladda Soomaaliya la saxeexatay shirkadd shidaal Sahmin ka bilaabi doonta Xeebaha Dalka Soomaaliya shirkaddaasi oo lagu magacaabo Spectrum ASA. Heshiiskaasi oo la sheegay in lagu sahminayo dhul-badeed baaxaddiisu dhan tahay 28,000 km oo lagu Sameynayo sahanka…

                            Read More

                              Mobile Saddex Bilood Hal Mar Dab U Baahanaya, Telefoonnada Kalana Dab Siinaya.

                              Hargeysa,6sep,2015(QJ/SDN)-Shirkadda GT Star oo xarunteedu tahay Hong Kong ayaa soo saartay talefan ka gacanta ah oo le’eg kaadhka bangiyada lacagta lagala baxo ama kaadhka aqoonsiga, dhumucdiisuna tahay 5.5 Millimeter oo keliya. Talefankan oo ay shirkaddu u bixisay Janus One waxaa lagu qaadan karaa shandadda jeebka ee lacagta lagu gurto. Waxaana loogu talogalay in laga isticmaalo…

                              Read More

                                Ninka Ugu Gaaban Adduunka Oo Geeriyooday

                                Hargeysa,6sep,2015(QJ/SDN)-Ninka Ugu Gaaban Caalamka Oo lagu magacaabo Chandra Bahadur Dangi  oo 75 jir ahaa ayaa Geeriyoodaydalka maraykanka habeenkii uu jimcuhu soo galayey. Chandra oo magacan iyo caan-nimada uu helay aan war iyo wacaal toona u aheyn inuu caalamka ugu gaabnaa ayaa isaga sugnnaa tuulo ku taal buuralleyda baadiyaha dalka Nepal waxaase calaf u galay magacaasi…

                                Read More

                                  Ciidamada Ammaanka Ethiopia Oo Xasbiga Dhigay Maareeyihii Hilton Hutel Addis Ababa Iyo Nuxurka Sababta Xadhigiisa

                                  Addis Ababa:Sep,06,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia, ayaa muddo kooban xabsiga dhigay Mareeyihii guud ee hudheelka Hilton,waxana sababta lagu sheegay muran dhinaca Ganacsiga ah oo Halkaas ka dhacay. Mareeyaha oo lagu magaacabo Haakan Gaarder-Larsan ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Norway, waxana uu yooyootan dheer la galay ciidamadii losoo diray. Shirkad si…

                                  Read More

                                    “Dadka lacagta la yaacaya ee isleh dhaameel ku bixiyana waxanu leenahay walaalayaal Hantidiina haka dhigina Geel bacaad lagu lisay.” Xildh. Xoog.

                                    Hargeysa:Sep,06,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Xoog), ayaa sheegay inaanay cidina awood u lahayn inuu dib usoo celiyo Go’aan ay Goluhu hore u gaadheen, waxana uu deedafeeyey tallaabada madaxweynuhu kusoo celiyey Qorshihii Goluhu ku laaleen Wareejinta Haamaha Shidaalka Berbera. Xildhibaan xoog oo warbaahinta kula Hadlay Xarunta Golaha, ayaa sheegay inay bilaabmeen qorsheyaal  dad lacago sitaa ku khasbayaan inay…

                                    Read More