Dacwad Loo Haystay Carmalida Cad Ee Argagixisonimada Ku Eedaysan Oo Maxkamad Kenya Ku Taalla Doonayso Inay Laasho
Mombasa:Sep,06,2015(SDN/QJ)-Inkastoo Adduunyadu raacdo ugu jirto Samantha Lewthwaite(carmalida cad) oo ah Haweenay argagixisonimo ku eedaysan, Haddan Maxkamadda Ku Taala Magaalada Mombaasa ee gobolka Xeebta Kenya, ayaa ku Hawllan inay laasho Kiis Haweenaydan hore loogu soo eedeeyey. Garsooriyaasha maxkamadda ayaa sheegay in ay dacwad oogayaasha waday eedeynta ka dhanka ah Samantha Lewthwaite ay ku guul dareysteen in…
