Madaxweyne Siilaanyo Oo Muddo Sanad iyo Dheeraad ah Ka Dib Shacabka Salaaddii Jimcaha Kula Tukaday Masaajid Ka Baxsan Madaxtooyada SAWIRO

    Hargeysa:28-Feb-2014(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Muddo Sanado ah Markii ugu Horraysay  shacabka kula Tukaday Masaajid ku  Yaalla meel ka Baxsan Aqalka Madaxtooyada. Madaxweyne Siilaanyo oo ay Wehelinayeen Raxan Shaqaalaha Madaxtooyada ah iyo Saraakiil Ciidan ahi ayaa Maanta Salaadii Jimcaha Shacabka kula Tukaday Masaajika Cali-mataan ee Badhtamaha Magaalada Hargeysa. Madaxweynaha ayaa Masaajidka soo Galay…

    Read More

      Wiil Soomaaliyeed Oo Ku Jirey Tobanka Qof ee Loogu Raadinta Badan Yahay Canada Oo Lagu Qabtay Maraykanka

      Washington:28-Feb-2014(SDN)-Ciidanka Booliska Dalka Maraykanka ayaa La Sheegayaa inay Xabsiga Dhigeen Wiil Soomaaliyeed oo Si Weyn looga Raadinayey Dalka Canada. Wiilkan ayaa la Sheegayaa inuu Baxsad ahaa, kana Mid ahaa Dadka Aadka Looga Raadinayo Dalka Canada iyo Waliba Maraykanka, iyadoo Loo Haysto Falal Kufsi ah oo uu Geystay. Wiilkan Soomaaliga ah oo lagu magacaabo Cabadinaasir Cabdi…

      Read More

        Ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda Banaadir Oo La Faray Inay Ka Amarqaataan Guddoomiye Muungaab ka Hor Intaanu Xilka La Wareegin

        Muqdisho:28-Feb-2014(SDN)-Ciidanka Booliska iyo Kan Nabadsugidda ee Gobolka Banaadir ayaa La Faray inay Ka Amar qaataan Guddoomiyaha Cusub ee Gobolkaas General Muungaab kadib markii Xilka Laga Qaaday Guddookiyihii Hore ee Gobolkaas Mudane Tarsan. Wareegtadii Xilka Lagaga Qaaday Guddoomiye Tarsan ayaa lagu Sheegay inay Ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda ahi si Buuxda u Hoostagaan Guddoomiyaha Cusub, waxana La…

        Read More

          Ciidamo Tiro Badan Oo Ka Goostay Jabhadda Raaskambooni, Sababta Keentay iyo Meesha ay u Dhaqaaqeen

          Kismayo:28-Feb-2014(SDN)-Ciidamo Tiradooda Lagu Sheegay ilaa 600 oo Askari oo Hore Jabhaddii Raaskaambooni ugaga Soo Biiray Dhinaca Jabhadda ONLF, ayaa Gebi ahaanba La Sheegayaa inay Iskaga Baxeen Magaalada Kismayo, kadib Markii ay Ogaadeen in Halkaas ay ku Soo Wajahan Yihiin Ciidamada Ethiopia. Ciidanka oo Shalay Galabtii Dhaqaaqay ayaa la Sheegay inay u Jihaysteen Dhinaca Deegaanka Raaskaambooni…

          Read More

            DAAWO:Sheekh Saciid Cali Axmed oo Barnaamij ka diyaariyay Dhibaatooyinka Guurka

            Ottawa Feb 28,2014(SDN)-Guurkasta waqtiyada qaarkood wax aka hor yimaada mushkilado hadii aan si fiican loo daawayn guurkaas iyo qoyskaas ku keeni kara burbur. Hadiise la fahmo dhibaatooyinkaasi waxa ay yihiin isla markaana xalkooda si calqiyaysna loo raadiyo, dhibaatooyinkaas waa laga gudbi karaa. Barmaamijyadan oo daba socda kuwa ka horeeyay waxa aan ku eegi doonaa mushkiladaha…

            Read More

              Wax Ka Baro Taariik-nololeedka Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir

              Muqdisho:28-Feb-2014(SDN)-Jeneraal Xasan Maxamed Xuseen(Muungaab) waa Duqa iyo Duqa cusub ee uu  yeelan Doono Gobolka Banaadir, waxan Halkan aanu Idiinku Haynaa Taariikh Nololeed Kooban oo ku Saabsan Waayihiisa Nololeed iyo Kuwiisa Siyaasaadeed.   Muungaab waxa uu hore u ahaa guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda federaalka Soomaaliya, isagoo xilkaas Hayey in Muddo ah.   Taariikhda…

              Read More

                Shir lagaga hadlaayey is dhexgalka bulshada ku nool uk ayaa lagu qabtay magaalada CARDIFF +SAWIRO

                Cardif Feb 28,2014(SDN)-Waxaa maanta lagu qabtay munaasibad balaadhan magaalada cardiff ee wales. munaasibadasi oo ay soo qaban qaabisay haayada caalamiga ah ee looyaqaano BBC WORLD SERVICE. Barnaamushkeeda looyaqaano WORLD HAVE YOUR SAY.. munaasibadadan oo ahayd mid si heersare loo agaasimay ayaa laga dooday sidii bulshada somalidu ay u dhexgali lahayd bulshadan ay ku dhexnooshay oo…

                Read More

                  Turkiga Oo Somalia La Saxeexday Heshiis Qiimo Badan Ku Fadhiya oo Dhinaca Militariga ah

                  Muqdisho:28-Feb-2014 (SDN)-Dawladda Dalka Turkiga ayaa Maalintii Shalay Heshiis La Xidhiidha Dhinaca Militariga  la Saxeexatay Dawladda Federalka Somalia. Heshiiskan ayaa la Sheegayaa inuu Turkigu ku Ogaaladaay inuu Tababarro kala Duwan siiyo Ciidamada Militariga Somalia, isla-markaana uu Si weyn u Dhisi Doono Xarumaha Ciidamadii Militariga Somalia oo Ku Burburay Dagaaladii Sokeeye Ee Dalka Ka Dhacay. Heshiiskan ayaa…

                  Read More

                    Godomiyaha Garabka Haweenka ee Finland Marwo Samia Omar Hagi oo dhaliishay Xukuumada Somaliland

                    Ardayda Berbera haday Mudane Jamal Ali Hussein salaameen ma ceeb bay sameeyeen mise sharcigi Schoolka ayay meel kaga dhaceen ????!!!! Finland 28Feb14(SDN) Godomiyaha Garabka Haweenka ee Finland Marwo Samia Omar Hagi Muse iyo Godomiyaha Abaabulka Mudane Ismaciil Degalah , waxaan si adag Ugu digayna xukummada Somalilalnd iyo waliba xulufada baryahan isku bahaystay xaqdarada iyo cabudhinta…

                    Read More

                      Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Ucid laantiisa Uk Siciid Xariir oo ka waramay Boobka uu ku kacaay wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga Maxamed Cabdilaahi Cumar

                      London28Feb14(SDN) Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga Ucid laantisa Uk oo Waxa ka socda dalka ee uu yahay boob aan xaad lahayn oo aad moodo in hantidii maguuranka ahayd ee somaliland xukumada kulmiye u boobayso si aan hore loogu arag somaliland tan iyo intii aan xuriyada ka qaadanay boqortooyada britain 26/06/1960. isaga oo u waramaya shabakada qurbejoog.com…

                      Read More

                        Tarsan oo xilkii laga qaaday iyo Guuddomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir

                        Muqdisho Feb 27,2014(SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiye aha Gobolka Banadir isla markaana ah duqa magaalada muqdisho maanta u magacaabay Sarreyo Guuto Xasan Maxamed Xuseen Muungaab. Madaxweynaha ayaa wareegto ku sheegay in uu xilkaa u magacaabay Md Muungaab ka dib wada tashiyo uu la yeeshay Raiisul wasaaraha dalka iyo wasiirka amniga. Xilalka haatan…

                        Read More

                          Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Falkii lagu weeraray Maqaaxida waa astaan kale oo muujinaysa in laga Guulaysanayo Nabad-diidka”

                          Muqdisho, February 27, 2014(-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa fal foolxumo iyo fuleynimo ah ku tilmaamay qaraxii ay maanta ka fuliyeen kooxaha nabadiidku maqaaxida laga cunteeyo ee ku taala isgoyska KM-Zero ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, weerarkaasi oo ay ku nafwaayeen dad rayid ah oo goobta ku sugnaa. Ra’iisul…

                          Read More

                            Xisbiga Waddani ayaa u qabtay Xaflad soo dhaweyn ah Dallad ay ku Bahoobeen ardayda Jaamacadaha Somalilnad

                            Hargeysa Feb 27,2014(SDN)-Waxa maanta lagu qabtay Hotel Amassador ee Magaaladda Hargaysa Kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynayay arday kala matalaysay 10 Jaamacadood oo Somalind ka dhisan oo sheegay inay smaysteen Dallad guud kuna biireen Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani.xafladan oo ay kasoo qeyb galeen Gud. Xisbiga Wadani ahna Gud. Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro,Ku-xigeenka 1-aad ee…

                            Read More

                              Beesha Karanle/Murusade oo kalsoonidii kala laabatay Dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud warmutiyeena iyo qodobodiidmo ahna ka soo saartay SAWIRO

                              Beesha Karanle/Murusade oo kalsoonidii kala laabatay Dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud warmutiyeena iyo qodobodiidmo ahna  ka soo saartay. Munaasibad lagu soo gabagabeyey shir weyne u socday mudo 15 cisho ah xubno matalayey beesha karanle hawiye murusade Waxaana idinkaga diyarinay si aad uga bogotaan warbixintaan Shirka ka Mudadii u socday ka dib ayaa waxaa kalsoonidii beeshu…

                              Read More

                                Xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Punt Land oo Hargeysa dhex Saqaafaya iyo Xukuumada oo ka Aamusan

                                Hargaysa 27.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa maalmahan lagu arkayey iyagoo dhex mushaaxaya boqolaalka kun ee Qof ee ku sugan caasimada Hargeysa oo aan suntanayn, taasoo meesha ka saaraysa kaalintii ay Ciidanka Amnigu ku lahaayeen ilaalinta siyaasiyiinta Somaliya oo xukuumaddu meel adag iska taagtay in ay Somaliya iyo Somaliland u kala safraan…

                                Read More

                                  Guddida ruqsad bixinta iyo anshax marinta Qareenada Somaliland oo gudoomiye dooratey

                                  Hargeysa 27.Feb 2014 (SDN)-Gudida Ruqsad Bixinta iyo Anshax-marinta Qareenaddu waa mid ku xusan, fadhigoodii ugu horeeyey qabsadey tan iyo intii la ansixiyey Wax ka bedelka iyo Kaabistii ay Baarlamaanku ku sameeyeen xeerkaasi isla markaana uu Madaxweynuhu saxeexay sanadkii hore badhtamihiisii. Waxaana jiray khilaaf wasaaradda Cadaaladda gudaheeda ka jiray oo dib u dhac ku keenay hirgelinta…

                                  Read More