Madaxweyne Siilaanyo oo la Kulmay Wakiilka Foa ee Somaliland iyo Somalia Ka Daawo QURBEJOOG.COM

    Hargaysa 01.March. 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay’ada Cunada iyo Beeraha ee FOA U Qaabilsan Somaliland iyo Somalia . Kulankan Waxaa ku Sugnaa Wasiirada Wasaaradaha Beeraha iyo Qorshaynta Qaranka Waxaanu qaatay Mudo Saacado ah Hargaysa SDN. Qurbejoog.com  

    Read More

      Taliye ay Somaliland Dayacday oo Si Mug Leh loogu soo dhaweeyay Magaalada Garowe

      Garowe 01.March.2014 (SDN)- Taliyihii hore ee ciidanka ilaaladda madaxtooyadda Somaliland Abokor Sulub Dhab-dhable oo saddexdii sanadood ee la soo dhaafay ku sugnaa magaaladda Gobolka Buuhoodle ayaa galay magaaladda Garoowe, ka dib markii Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka cusub ee Puntland ay ka dalbadeen inuu yimaado Garoowe si ay ugu dhiibaan mansab sare oo uu ka…

      Read More

        Xukuumadda Somaliland oo Walaac ka Muujisay Ayax ku habsaday Deegaamadda Xeebaha ah ee Dalka

        Hargaysa 01.March. 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole ayaa ka dayriyay isla markaana baaq ka soo saaray in ayixii dhawaan ku habsaday xeebaha Somaliland uu faro-baas ku hayo deegaan daaq-simeedka Salal , Awdal, Saaxil, iyo Sanaag. Sidaana Waxaa lagu Sheegay Warsaxaafadeed uu Soo Saaray Maanta Wasiirka Wasaarada Beeraha Prof Faarax Cilmi Geedoole…

        Read More

          Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya oo Isku Shaandhayn ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada iyo Magacyadooda

          Jig Jiga 01.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Killalka Shanaad ee dalka Itoobiya, ayaa isku-shaandhaynta sameeyey  Golaha Wasiirrada iyo Maareeyayaashii Xafiisyada Heer Deegaan, ka dib makii ay isla caawa Shir isugu yimaaddeen Golaha Wasiirrada Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, shirkaas oo uu guddoominayey Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar. Sidaa waxa lagu sheegay qoraal dheer oo ka soobaxay caawa…

          Read More

            Halkan Ka Akhri Fikirrada Kala Duwan ee Shacabka Reer Hargeysa Ka Bixiyeen Farriimihii uu Xambaarsanaa Safarkii Shalay ee Siilaanyo

            Hargeysa:01-March-2014(SDN)-Saaka Waxa Magaalada Hargeysa Si Weyn Looga Hadal Hayaa Safarkii Kediska ahaa ee uu Shalay Madaxweyne Siilaanyo ku soo Maray Goobo ka  mid ah Caasimadda Hargeysa. Shacabka ayaa Siyaabo kala Duwan u macnaystay Safarkaas Madaxweyne Siilaanyo, iyadoo intooda badani isku Raacsanaayeen inuu Xambaarsanaa Farriimo badan oo uu Dad kala Duwan u Dirayey. Aragtiyaha ay Shacabku…

            Read More

              Halkan Ka Akhri Tafaasiisha 36-Safar Oo Uu Madaxweyne Xasan Sheekh Dibadda Ugu Baxay Oo Ay Ku Baxday Lacag dhan $5,400,00

              Muqdisho:01-March-2014(SDN)-Wararka Hoose ee Laga Helayo Aqalka Madaxtooyada Somalia, ayaa Faahfaahin ka Bixiyey Safarro Tiradoodu Gaadhayso ilaa 36 oo  muddadii Sanadka iyo Badhka ahayd ee uu Xilka hayey uu Galay. Tafaasiisha iyo Qaababka ay safarradaasi ku dhaceen ayaa warka Madaxtooyada laga Helayaa u dhigayaa sidatan:   1- Bishii Oktobar 8,deedii  sanadkii 2012 waxa uu Madaxweynaha u…

              Read More

                Shariif Xasan Sh. Aadan Oo Lagu Wado Inuu Noqdo Madaxweynaha Maamulka Laga Dhisayo Baydhabo iyo Sawirradiisa oo Meelo Badan Lagu Arkay

                Baydhabo:01-March-2014(SDN)-Wararka laga Helayo Shirka Ka Soconaya Hutel Bakiin oo lagu Dhisayo Maamul-Goboleed ka kooban Saddex Gobol, isla-markaana ay Dawladdu Taageersan tahay, ayaa  sheegaya inuu Shariif xasan qarka u saaran yahay inuu Madaxweyne Noqdo. Guddoomiyihii horre ee baarlamaanka haddana ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka, ayaa la sheegay in uu ugu cad cad yahay musharrixiinta saddexda ah…

                Read More

                  “Amarka xilka qaadisteyda wuxuu ka soo baxay Addis Ababa,waxaana Muqdisho keenay Jeneral Gabre, aniguna……” Tarsan

                  Muqdisho:01-March-2014 (SDN)-Guddoomiyihii hore ee Xilka Gobolka Banaadir laga Qaaday  Tarsan, ayaa markii ugu horraysay ka Falceliyey Xilka-ka-xayuubintiisii. Guddoomiye Tarsan ayaa Xilka Qaadistiisa ku Sababeeyey inay Dawladda Federalka ahi uga Dan lahayd inay ku Raalli geliyaan Dawladda Ethiopia. “Amarka xilka qaadisteyda wuxuu ka soo baxay Addis Ababa,waxaana Muqdisho keenay Jeneral Gabre, anigu Salaasada ayaan xilka wareejin…

                  Read More

                  Brazil oo Ku Hadaaqdey Iney Sugi Doonto Amniga Koobka Aduunka Iyo Macarana Stadium oo La Dayactirey. By Jaahuur.

                  Brazil-01-Mar-2014-(SDN) Asxaabtay faqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula baqooleynaa xagaaiyo Brazil oo ku hadaaqdey iney sugeyso amaanka koobka kubadda cagta ee aduunka iyo garoomada lagu ciyaari doono. Saaxiibayaal waxaynu la soconaa oo aan shaki ku jirin in bisha Juun ee soo socota haddii ilaahay yidhaahdo 32-ba dawladood ku hardimi doonaan koobka kubadda cagta ee Aduunka dalka Brazil…

                  Read More

                    Televisionka BBC-da oo soo bandhigay muqaalo naxdin leh oo muujinaya xabaalo wadeerdyo Hargeysa laga helay(SAWIRO)

                    Hargeysa March 01,2014(SDN)-Television-ka caalemiga ah ee BBC-da ayaa soo bandhigay baaritaano ay sameeyeen khubaro caalamka ka socota oo dabgal ku sameynaya xabaalo wadareedyo laga helay magaalada Hargeysa. Xabaalahan oo la qoday xiligii dawladii Maxamed Siyaad bare ee Xasuuqa ka geystay degaano ka mida dhulka haatan loo yaqaano Somaliland HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA NAXDINTA LEH

                    Read More

                      Ruushka oo farogelin ciidan ku sameeyay Ukraine iyo Obama oo la sugayo tilaabada uu qaado

                      Ciidamada dalka Ruushka ayaa guddaha u galay dalka ay deriska yihiin ee qalaalasaha siyaasadeed uu hareeyay ee Ukraine iyo madaxweynaha Mareykanka oo garawaayay si uu uga jawaabo tilaabadaas. Ciidamada dalka Ruushka ayaa la arkayay iyaga oo isku hareeyay xarumaha dawladeed ee magaaaldaCrimea oo ah degaan ay aad ugu badan yihiin dad asalkoodu yahay Ruush. Dawladaha…

                      Read More

                        Burcad-Badeed Soomaaliya oo Markab ku weeraray badaha dalka Pakistan

                        Islamabad March 01,2014(SDN)-Burcad-Badeed Soomaali ah ayaa baddaha dalka Pakistaan ku weeraray markab laga leeyahay dalka Bangaladesh oo ku sii jeeday dalka Iran,sida ay daabacday barta Internet-ka ee thedailystar.com. Markabka ayaa burcadu ku weerartay meel xeebaha dalka Pakistan 400 oo notical mils oo ah cabirka baddaha. Markabka MV Crystal Gold oo laga leeyahay dalka Bangaladesh ayaa…

                        Read More

                          Maxamuud Indhacase oo dhawaan ku dhintay Qaraxii Villa Soomaaliya ayaa Tacsi loogu sameeyay magaalada Ottawa

                          Ottawa Mar 01,2014(SDN)-Waxa magaalada Ottawa lagu qabtay Tacsi balaaran oo ay ka soo xaadireen qeybaha kala duwan ee Bulshada Marxuum Maxamuud Cabdulle Indhacase oo dhawaan Qaraxii ismaadiminta ahaa ee ka dhacay Villa Soomaaliya ku geeriyooday. Maxamuud Indhacase oo ay si weyn u yaqaaneen bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Ottawa ayaa mudo dheer ahaa ruux…

                          Read More

                            “Waxaan Idinku Waaninayaa Reerkaas Mushkiladu iyo Dilku u soo Hoyatay inaydaan ka Rogan” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

                            Xaaji Saalax 28.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade oo ay Weheliyaan Wasiirka Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shugri Xaaji baandare iyo Wasiir ku Xigeenka Ganacsiga Mudane Bashiir Cabdi Xariir ayaa Maanta Gaadhay Deegaanka Xaaji Saalax ee Gobolka Daad Madheedh. Ujeedada Socdaalka Wasiirka ayaa Salka Ku haya Dilkii…

                            Read More

                              Madaxweynaha Punt land oo la kulmay Safiirka UK ee Ethiopia

                              Addis Ababa 28.Feb 2014 (SDN)- Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo booqasho rasmiya ku jooga dalka Ethiopia ayaa maanta magalada Addis ababa kula kulmay safiirka dowladda Britain ee Addis ababa. Gregory Dorey sidoo kale waxa uu yahay wakiilka joogtada ah ee Midowga Africa waxayna ka wada hadleen arrimo badan oo salka ku hayo hormarka.amaanka,qorshaha nidaamka axsaabta…

                              Read More

                                Wasiirka Macdanta ee Somaliland oo Booqasho ugu Kicitimay Imaaraadka Carabta iyo Shirkado Baadhiseed oo kula kulmayo

                                Hargaysa 28.Feb 2014 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta Eng Xuseen  Cabdi Ducaale,ayaa maanta safar shaqo ugu  kicitimay dalka Isu-tagga imaaraadka Carabta,halkaasoo uu kulan iyo wada hadal kula yeelan doono Masuuluyiinta afar shirkadood ooh ore Somaliland heshiis shidaal baadhis ah ula gashay. Wasiirka Tamarta iyo Macdanta ee Somaliland  Xuseen Cabdi Ducaale,ayaa intaanu maanda ka dhoofin Madaarka…

                                Read More

                                  Xamar Lagaama Xigo (Inqaasta Yuusuf-Garaad)

                                  Yaa Muqdisho gaadhsiiyay horumarka aan ku soo sheegnay Qeybta Koowaad ee Qormadan? Jawaabtu waa sahal. Soomaali oo dhan ayaa kalsoonidooda, maalkooda, maskaxdooda iyo muruqooda geliyay. Waxay ka dhigteen raasamaalka mustaqbalkooda. Daaraha ugu dhaadheer waxaa kala lahaa Cabdullaahi Omaar iyo Jirde Xuseen. Huteellada ugu caansan waxay ahaayeen Guuleed oo uu lahaa Gurguurte, Hotel Weheliye oo uu…

                                  Read More

                                    Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somalia Bayle oo Ka qayb galay Shirkii Golaha Amaan

                                    New York 28.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaarada Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda magaalada New York ee dalka Mareykanka. Wafdiga wasiirka ayaa ka qeyb galaya shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo looga hadli doono…

                                    Read More