Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Markii 1aad ka Hadlay Nooca Awoodaha Labadiisa Gudoomiye Xigeen {DHAGAYSO}

    Hargaysa 02.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa  Maanta u Kicitimay Dalal ka Tirsan Qaarada Yurub Safarka Gudoomiyaha oo ahaa Mid Gaar ah ayaa Isagoo Warbaahinta la hadlayay Waxa uu sheegay in Golaha Wakiiladu uu haatan Mid yahay Waxaa kale oo Gudoomiye Cirro ka Hadlay awoodaha labadiisa Gudoomiye Ku Xigeen…

    Read More

      Xukuumada oo ka Gil Gilatay Faro gelin la Sheegay inay ku Hayso Madax banaanida Garsoorka iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ka Hadlay

      Hargaysa 02.March 2014 (SDN)- Ma jirto  wax fara-gelin ah oo ay xukuumaddaydu ku hayso nidaamka garsoorka iyo caddaalada,Waxaa Sidaas lagu Sheegay Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul . Warsaxaafadeedkan ayaa u dhignaa Sidan:- Waxaan xukuumad ahaan aanu u taaganahay in garsoorkeenu noqdo mid u hiiliya xaqa isla markaasina dhawra xuquuqda Aas-aasiga ah…

      Read More

        Bah’da Garsoorka Somaliland oo Daboolka ka qaaday Farogelin ay Xukuumada Siilaanyo ku samayso

        Hargasya 02.March 2013 (SDN) Guddoomiyasha  Maxkamadaha Hargeysa iyo qaar ka mid ah Garsoorayaasha ayaa Xukumada Madaxweyne Siilaanyo ku eedeyey in ay farogalin qaawan ku hayso garsoorkii dalka, sidaasi waxay ku sheegen Shirjaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka, Degmada, Rafcaan iyo xubno garsooryasha ka mid ah ayaa wax ay tilmaameen in xukumadu…

        Read More

          Xooghayah siyaasada Ucid UK & Europe boob iyo xatooyo ku eedeeyay wasaarada Ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland

          London2March14(SDN)Xoghayaha siyaasadda Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid waddanka ingriiska mudane Siciid Xariir Diiriye  ayaa dhaleecay ba’an usoo jeediyay wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga somaliland, isaga ku tilmaamay in wasaaradaasi musuqmaasuq baahsani hadheeyay sidaasbna waxa uu ku shegay war saxafadeed u u qaybiyey warbaahinta oo  u dhignaa sida tan Asc. Marka hore waxaan salaamayaa sacaafada xorta ah ee…

          Read More

            DHEGEYSO Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Wadada Ceerigaabo Xil. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle”Wadada Ceerigaabo waa ay ka muhiimsan tahay kuwa kale

            Hargeysa Mar 02,2014(SDN)-Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Wadada Ceerigaabo Xil. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle,ayaa ka warmay maanta halka ay  u marayso Hawshii ay u igmnaaayeen  qaadhaan ururinta jidka dheer ee  isku xidha Burco iyo Ceerigaabo. Waxaana uu rajo fiican oo yididiilo leh ka muujayay Suura galnimadda in waddadaa lagu guulaysto dhamaystirkeeda. Waxaana uu sheegay in aanay wax laga…

            Read More

              Boobe:Guddida Turbixinta Kulmiye ma waafaqsana sharciga xisbigaasi,madaxweynuhuna xil kama hayo xisbiga DHEGEYSO

              Hargeysa Mar 02,2014(SDN)-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo Wacyi-galinta JSL,Md. Boobe Yuusuf Ducaale,ayaa si adag uga  Horyimid  Go’aamadii ay Guddigii Turxaan bixintu ka soo Saareen Khilaafkii Xisbiga Kulmiye.waxaana uu Muj: Boobe arintaa Ku tilmaamay mid aan caqli saliim ah ku dhisnayn,aanay sharci daro tahay. Waxa uu dhinaca kale, tilmaamay in aanu jirin meel ay ku…

              Read More

                Jamaal Cali Xuseen:waxa jira hadalo ka soo yeedhay dad u dhawdhaw madaxtooyadda oo sheegaya in la doonayo in lagu darsado

                Hargeysa Mar 02,2014(SDN)-Murasha jaggada Madaxtinimadda ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid,ayaa Weraysi gaar ah  oo uu siiyay Shabakadda Caalamiga ah ee Qurbajoogta mar uu Safar usii baxayay oo aanu khadka Telafanka ku helnay uu kaga waramay waxa uu daaranyahay waalaca ay ka muujinayaan suura-galnimada mudo kordhin loo sameeyo Doorashooyinka Maxatooyadda iyo Wakiiladda oo loo…

                Read More

                  Gabadhii ugu horeysay oo Soomaali ah oo sarkaal boolis ka noqotay dalka Mareykanka.

                  St.Poul:02-March-2014(SDN)-Dalka Maraykanka ayaa Markii Ugu Horraysay waxa Derejo Sare oo Ciidamada Booliska ah la Siiyey Haweenay Somali ah. Khadra Maxamed Oo ah haweenay Dhallinyaro ah ayaa Si Rasmi ah uga Mid Noqotay Saraakiisha Booliska Magaalada St. Paul, ee dalka Mareykanka, waxana ay Hormood u noqotay Haweenka somalida ah oo aan hore ciidanka Maraykanka Heerkaas ka…

                  Read More

                    Ra’isalwasaare Cabdiweli Oo Booqasho Saddex Maalmood ah Ku Jooga Imaaraadka Carabta

                    Abu dhabi:02-March-2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Habeenkii xalay booqasho rasmi ah ku  tegay Dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta. Ra’isal wasaaaha ayaa Haatan ku sugan Magaalada  Abu Dhabi ee Xarunta u ah Dalkaasi, waxana la Filayaa inuu Dhawaan La Kulmo saraakiil ka Tirsan Dawladda Imaaraadka. Wafdiga…

                    Read More

                      Wasiirka Amniga Qaranka Somalia Oo Laba Sarkaal Oo Boolis ah Xabsi Guri u Diray iyo Sababta Keentay

                      Muqdisho:02-March-2014 (SDN)Wararka laga Helayo wasaaradda Arrimaha Gudaha Somalia, ayaa sheegaya in Wasiir C/kariim Xuseen Guuleed  uu soo Saaray Amar ka Dhan  ah saraakiil ka Tirsan Ciidanka Booliska Dawladda Federalka. Wasiir Guuleed ayaa la Sheegayaa in Wareegto uu soo saaray uu ku Amray in Xabsi Guri la dhigi Doono Taliyaha Dekedda Muqdisho iyo ku xigeenkiisa, kadib…

                      Read More

                        Saraakiisha Gacanta Ku Haysa Garsoorka Caasimadda Hargeysa Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Gacan-togaalayn ay Shaqadoodu ku Hayaan Wasiirro ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

                        Hargeysa:02-March-2014(SDN)-Waxa Markii Ugu Horraysay Dibadda u soo Baxay Dagaal Hoose oo u dhexeeya Golayaasha Garsoorka Iyo Fulinta, iyadoo Saraakiil sare oo ka Tirsan Maxkamaddu ay qaylo dhaan ka Muujiyeen Cadaadis ay ku Hayaan Saraakiil Xukuumadda Siilaanyo ka Tirsani. Guddoomiyaha Maxkamadda Hargeysa iyo Garsoorayaal sare oo isla-maxkamadaas ka Tirsan ayaa Shir jaraa’id oo ay Shalay qabteen…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo ka Hadlay Dareenkiisa ku Aadan Mudo Kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo

                          Hargaysa 01.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta si kooban uga hadlay Mudo kordhin Xukumadda Madaxweyne Siraanyo loo sameeyo oo maalmihii u dambeeyay aad loo hadal hayay. waxa uu sheegay inuu ku rajo wayn yahay in doorashadu wakhtigii loo asteeyay dhacdo islamarkaana aanu arkayn wax asbaab ah oo dib u…

                          Read More

                            Agaasimaha Golaha Atlantica Xaruntiisa Africa oo soo Jeediyay In Somalia lagala Noqdo Aqoonsigii Caalamiga ahaa

                            Nairobi 01.March 2014 (SDN)- Qoraal lagu daabacay Blog uu leeyahay Agaasimaha Golaha Atlantica Xaruntiisa Africa oo ah Gole ay ku bahoobeen Midawga Yurub iyo Waqooyiga America (United States iyo Canada), oo lagu baahiyo Arrimaha siyaasadda bulshada, ayaa lagu baahiyey faallo sheegaysa in Agaasimaha golahaas oo la yidhaa Peter pham soo jeediyey in dawladda Maraykanku ka…

                            Read More

                              “Godane wuxuu caado ka dhigtay inuu laayo dadka waxgaradka u ah Bulshada oo uu indhaha ka tuuro” Ururka Xisbul Islaam

                              Muqdisho 01.March 2014 (SDN)- Ururkii Xisbul Islaam ee horay ugu biiray Al-shabaab ayaa manta  eedeyn u jeediyay Hogaamiyaha Kooxdaas Axmed Godane, iyagoo ku eedeeyay in uu mas’uul ka yahay dilalka ka dhaca Koonfurta Somalia. Mas’uul u haday Ururkan ayaa sheegay in Godane uu bixiyo amarada lagu dilayo dadka Waxgaradka ah ee ku nool Koonfurta Somalia,…

                              Read More

                                Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Halka ay Marinayaan Soo qabashadii Gacan ku dhiiglihii Khaarajiyay Taliyihii Booliska Xaaji Saalax Qurbejoog.com ka DAAWO

                                Burco 01.March 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta Magaalada Burco kulan kula yeeshay Cuqaasha iyo Waxgaradka Degmada Xaaji Saalax . Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Markii danbe la Hadlay Warbaahinta ayaa ka Waramay halka ay Marinayaan Soo Qabashadii Gacan ku Dhiiglihii Degmada Xaaji Saalax ku dilay Taliyihii Saldhiga…

                                Read More

                                  Ciidamo Itoobiyaan ah oo saldhigyo ka sameysanaya Dhuusamarreeb -Sawirro

                                  Dhuusa Mareeb 01.March 2014 (SDN)- Cutubyo ka tirsan ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud, waxayna rabaan inay saldhigyo ka sameystaan magaalada. Saraakiisha ciidanka Itoobiya ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta degmada Dhuusamarreeb, saraakiisha Ahlu Sunna iyo kuwa ciidanka dowladda Soomaaliya. Guddoomiyaha degmada…

                                  Read More

                                    Mohamed Osman Fadal Xoghayaha arimaha Dibada xisbiga wadani oo si heer sare logu soo dhaweyey London

                                    London 1Mar14(SDN) Xoghayaha Arimaha Dibada ee xisbiga Wadani Dr Maxamed Cusmaan Fadal aya waxa si heer sare logu soo dhawayey garoonka caalamiga ee Heathrow Airport soo dhawayntan oo ka soo qayb galeen tageerayasha xisbiga wadani laamahiisa uk uu hor kacayo guudomiyaha uk Axmed Nahi iyo gudoomiyaha 3xaadm cabdi cali muuse daakir iyo tageerayaal tiro badan  ,…

                                    Read More

                                      Wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliyada oo Sharaxaad ka Bixiyay Safar uu Burco ku Joogay Ka Daawo Qurbejoog.com

                                      Hargaysa 01.March. 2014 (SDN)- Wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa Maanta Faahfaahin ka bixiyay Socdaal Shaqo oo uu Mudooyinkii u danbeeyay ku Joogay Magaalada Burco . Wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliyadu Waxa uu Sheegay in Magaalada Burco ay ka Taagnayd Xaalad Horseeday in dhallinyaradii Magaaladaasi ay u kala Saftaan Nidaam Qabyaaladeed….

                                      Read More