Suxufiyiinta Somaliland Oo Canbaareeyay Xadhiga Wariyayaasha iyo TV-ga Universal.
Hargeysa,5Oct,2015(QJ/SDN)-Qaarka mida Wariyayaasha ka hawl-gala caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa Si Aadag Uga Hadlay Xadhiga Xukuumadda Soomaaliya Kula Kacday TV-ga UNIVERSAL iyo qaar ka mid ah wariyaasha ka hawl-gala Tv-gaasi. Wariyaasha Somaliland ayaa waxay sheegeen inay canbaareenayaan xadhiga wariyayaasha iyagoona sheegay in xukuumadda Soomaaliya si dhakhso ah oo bilaa shuruud ah kusii dayso wariyayaashaasi. Warkaas…
