Qaraxyo Ka Dhacay Dalka Ciraaq Oo Ay Ku Geeriyoodeen in ka badan 60 ruux.
Baqdaad,6Oct,2015(QJ/SDN)-Gobolka xagga bari ee Diyala ayaa qarax lagu bar-tilmaameedsaday waddo ganacsi oo saxmad badan waxaa ku dhintay 40 qof, ayada oo 50-nna ay ku dhaawacmeen. Weerar kale ayaa isna ka dhacay magaalo u dhow Basra, oo inta badan aysan ka dhicin rabshadaha ka jira qaybaha kale ee waddanka. Sarkaal halkaa jooga ayaa sheegay…
