Suxufiyiintii Ku Xidhnaa Magaalada Berbera Oo Maxkamadu Xoriyadoodii Dib Ugu Soocelisay
Berbera,7Oct,2015(QJ/SDN)-Wararka hadda naga soo gaadhaya Magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil,.ayaa sheegaya in Maxkadda Gobolku ay ay xoriyadoodii usoo celisay Labbo Wariye iyo Awbaan Maalmihii ugu danbeeyay ku xidhnaa Saldhiga dhexe ee Magaaladda Berbera,ka dib markii sida la sheegay uu xadhigaas amray Wasiir Ku-xigeenka Xanaanadda Xoolaha, Cali-gadheer. Warku waxa uu intaas ku darayaa in Maxkamaddu…
