|

Waxgaradka Deegaamada Toon,Sharmaarke,Galoole Iyo Uubaale oo Maanta Cadeeyay inay Hoos tagayaan Caasimada Hargaysa DAAWO

Hargaysa 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Odayaasha iyo Waxgaradka Deegaanka Toon iyo Jiidaha ku Xeeran ayaa Maanta Sheegay inay soo dhawaynayaan Diiwaangelinta Muwaadinka iyagoo intaas ku daray inay deegaan ahaan raacsan yihiin Caasimada Hargaysa.

Kulan balaadhan oo ay isugu Yimaadeen Duqayda iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Jiidaasi oo ka qabsoomay Tuulada Toon Kana kala socday  tuuloyinka Sharmaake, Galoole,Ubaale iyo Toon ayay ku Cadeeyeen inay Go’aansadeen in laga Bilaabo maanta ay hoos tagayaan Caasimada Hargaysa oo ay Hore uga Tirsanaayeen.

Barnaamijkan oo dhamaystiran iyo Odhaahyadii laga Jeediyay kala Soco Qurbejoog.com

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed