Home » 6:09 pm Entries posted on “April, 2012”

Masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka ee gobolka Togdheer oo ka deyriyay cudurka Jadeecada ee gobolka ku fidaya

Burco April 30,2012(SDN)-Masuuliyiinta   wasaaradda caafimaadka  ee gobolka  Togdheer  ayaa maanta si cad  ugu dhawaaqday  inay adag tahay sida  loola tacaali karo  xaaladda cudurka  Jadeecada  oo ku sii faafaya  deegaanada gobolka togdheer. Isu  duwaha  caafimaadka ee gobolka  togdheer Dr  Cabdi Yaasiin , masuuliyiin sar sare oo ka tirsan xarunta  caafimaadka ee gobolka togdheer   iyo Saraakiil ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Sanaag oo booqanaya dhamaan Degmooyinka Gobolka

Ceelafweyn April 30,2012(SDN)-Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Aadan Axmed Diiriye “Geel jire” ayaa kormeer hawleed ku maraya deegaamo ka tirsan Gobolka Sanaag kaas oo ay ujeedadiisu la xidhiidho u kuurgalida xaalada guud ee nabadgalyada iyo nolosha ee jiidaha gobolkaas. Gudoomiyaha ayaa sheegay inay kormeer ku soo mareen degmooyinka Huluul,iyo Ceel Afweyn isla markaana waxa uu Gudoomiyaha Gobolka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Siiriya: Khasaaraha ka dhashay qaraxyo maanta ruxay caasimadda Dimishiq iyo magaalada Idlib

Dimishiq 30, April 2012 (Qurbejoog.com/CNN)- Qarax saddexaad, ayaa Isniintii maanta ruxay magaalada magaalada dhinaca Waqooyi/galbeed ee Idlib, saacado uun ka dib markii qaraxyo mataano ah oo baabuur loo adeegsaday sababeen dhimashada 20 qof. Sida uu ku waramay Telefishanka CNN, ilaa 100 qof oo badi shicib ah, ayaa ku dhaawacmay qaraxyadaa baabuurta loo adeegsaday oo xilli […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Wasaarada Cadalaada Somaliland oo Tiro Suxufiyiin ah aqoon isweydaarsi u soo Gunaanaday

Hargeysa April 30,2012(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada ee Somaliland Mudane Md Xuseen axmed caydiid ayaa maanta u soo xidhay in ka badan soddon xuxufi aqoon iswaydaarsi ku saabsan doorka saxaafadda ee ilaalinta xuquuqda cauruurta kaas oo mudo laba cisho ah ka socday huteelka Empirical ee magaalada hargeisa. Soddonkan suxufi oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddida Diwaangalinta ururada siyaasada xaalkoodu wuxuu ka dhiganyahay macalin imtixaan u yeedhiyay ardaydii oo sheegay tirada dhacday iyo tirada baastay, maadooyinkiina aan sheegin siday u kala keeneen

Anigoo ah ninka magaciisu kor ku xusan yahay aan kana tirsanayn 15 urur siyaasadeed ayaan waxaan halkan kusoo gudbinayaa maqaalkan oo ah fikirkayga ,oo kahadlaaya natiijadii gudida diwaangalintu ku dhawaaqeen anigoo xaaladan u darsay hab sharci ah . gudida diwaangalinta ururada siyaasadu waa gudi qaran oo ku dhisan hab sharci ah .gudidadan waxa sharciyadooda qaanuuneed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Accident: Jubba AN24 at Galkayo on Apr 28th 2012, burst tyres, veered off runway and broke up

A Jubba Airways Antonov AN-24, passenger flight from Hargeisa (Somaliland/Somalia) to Galkayo (Puntland/Somalia) with 32 passengers and 4 (mostly Russian) crew, blew both right hand main gear tyres upon touchdown on Galkayo’s main runway, veered off the runway and came to rest off the runway broken in two parts at 14:55L (11:55Z), reportedly the right […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hambalyo Wacan

Dhamaan magacyada hoos ku xusan waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan Mustafe Axmed Faarax iyo Marwadiisa Nabiiha Cismaan Sh.Xasan oo wiil ugu dhashay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta 25/04/2012 Wiilkaas oo  loo bixiyay Mascuud Mustafe Axmed waxanu  leenahay cunuga soo barbaar noqo kii dalkiisa diintiisa iyo dadkiisaba […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta soo kormeeray goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed

Muqdisho, April, 30, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed.   Waxaana Ra’iisul Wasaaraha kormeerkiisa ku wehlinayay qaar ka tirsan golahiisa Wasiiradda iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan.   Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnihii kale ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Roben Van Premise oo Ku Guuleystey PFA Sannadkan.

London-April-30-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa xiddiga reer holland una ciyaara naadiga Arnenal Roben Van Persie oo ku guuleystey abaal marinta ugu qaalisan marka lagu gudajiro horyaalka kubadda cagta ee Ingiriiska Premier League (PFA). Laacibkan u soo baxay Arsenal ayaa soo shaacbixiyey naadigiisa oo sannadihii ugu dambeeyey hoos u sii socodey oo ay ka […]

Posted in Sports | Read More »

Xoghayaha Guud ee QM oo booqasho Taariikhi ah ku tegay Burma

Rangoon April 30,2012(SDN)-Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Ban ki-moon ayaa maanta kulan la yeeshay  madaxweynaha dalka Barma,waxaana socdaalka xoghayaha guud ee Qaramada midoobay  lagu tilmaamay  inuu astaan u yahay sida Beesha caalamku ay u taageersan tahay maamulka cusub ee ka taliya dalkaasi Barma, kaasi oo isbedelo  badan ku sameeyey  muddo sanad Gudihiis ah. Sida ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »