Home » 9:49 pm Entries posted on “May, 2013”

Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo Qaban qaabadiisu aad u hoosayso

Hargasya May 31,2013(SDN) Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo loo qorsheeyay inuu ka furmo Caasimada dalka ee Hargaysa Maalinta Axada ee Bishu tahay 2 June ayaa ilaa Iminka si gaabis ah ku socda. Wasaarada Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dhaqanka oo iyadu ku hawlan abaabulka iyo isku duba ridida Ciyaaraha ayaan soo saarin Isku Aadka Ciyaaraha Gobolada ,Sidoo kale […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Go rebuild your country, Ruto urges Somalis

Yokahoma May 31, 2013 (SDN) —– Kenyan Vice-President William Ruto has asked Somali exiles and refugees to return and rebuild their country. Speaking during a conference on Somalia in Yokohama, Japan, Ruto said returning was the only way that Somalis can help stabilise their country. The deputy president spoke as other world leaders praised Kenya’s […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Japan Renews Commitment to Somalia by Resuming Direct Aid

Yokahoma May 31, 2013 (SDN) — Prime Minister Shinzo Abe renewed Japan’s commitment to supporting Somalia’s nation-building efforts Friday, saying Tokyo will resume direct aid to the East African nation that is seeking to revive its economy and government following two decades of civil strife and political turmoil. At a special meeting in Yokohama dedicated […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Vice-President Returns Home

Berbera 31.May (SDN) Somaliland Vice-president, Abdirahman Abdilahi Ismail Zaylici, returned to country from the United Kingdom where he attended ceremonies markingthe 22th anniversary of Somaliland’s reinstatement of independence from the rest of Somalia in 1991. At Berbera’s International Airport, the Vice -president received welcoming greetings from the Presidency Minister, Hirsi Haji Ali, marine resource Minister […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Heshiisyo ay kala Saxeexdeen Xukuumada Somaliland iyo Dawlada Ingiriisku

Addis ababa 31.May (SDN) Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md.Maxamed Nuur Caraale (Duur) iyo Safiir Ku xigeenka Britain u fadhiya dalka Ethiopia Mr.Chris Allan ayaa galabta si rasmi ah ugu kala saxeexday Magaalo madaxda dalka itoobiya ee Adis-ababa, heshiis ka kooban laba qodob,kaas oo wax-weyn ka tari doona nabadgelyada Somaliland. Waxaana heshiiskaas goob-joog ka ahaa Taliyaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Galabta dalka Dib ugu Soo Laabtay.

Berbera 31.May (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Weftigii uu hogaaminayay ee Mudooyinkii u danbeeyay Kormeerka Shaqo ku joogay Wadanka Ingiriiska ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland oo in Mudo ah Socdaal Shaqo ugu Maqnaa Wadanka Ingiiriiska oo ay Shacabka Somaliland kala qayb […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UK Signs Pact to Support Somaliland Police, Immigration Department

Addis Ababa, 31 May, 2013 (SDN) -United Kingdom signed a bilateral assistance agreement with Somaliland’s Ministry of Interior on Thursday, in Addis Ababa to pledge its support to the Somaliland Police, Immigration and criminal investigation department. The pact signed by Somaliland’s minister of interior, Mohamed Nour Arrale “Duur” and Deputy British Ambassador to Ethiopia Mr. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkii gaarka ahaa ee looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya oo lagu soo gaba-gabeeyay Japan

Yokahama May 31, 2013 (SDN)— Shir gaar ah oo looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya oo gaar ahaa ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Yokahama ee dalka Japan. Shirkan oo ahaa mid gaar ah oo ka horeeyay shirka hormarinta Afrika ee ka furmidoona Japan ayaa waxaa ka qeybgalay Xoghayaha guud ee Q.M Ban Ki Moon, Madaxweynaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dowladda Sacuudi Carabiya oo Soomaaliya u balan qaaday 24 milyan oo dolarka Maraykanaka ah

Muqdisho May 31 2013 (SDN)— Boqortooyada Sucuudi Carabiiya ayaa Soomaaliya maanta u balanqaaday in ay siin doonto dhaqaale gargaar oo gaaraya 20 milyan oo dolarka taasi oo wax looga qabanayo dhibaatada ka jirta dalkan. Dhaqalahan ayaa lagu fulin doonaan mashruucyo badan waxa dhaqaalahan wax ka bixiyay Ururka Iskaashiga Islaamka ee loo soo gaabiyo (OIC), Kaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

South Africa: Somali man killed in Port Elizabeth

Port Elizabeth, 31 May, 2013 (SDN) -A Somali man was stabbed to death in Greenfields, Port Elizabeth, on Thursday, the third murder in the area this week, Eastern Cape police said.  The man was stabbed in the head, chest and abdomen, Captain Stanley Jarvis said. “It is alleged that a group of people went to […]

Posted in Uncategorized | Read More »