Home » 7:00 pm Entries posted on “December, 2013”

Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo ka hadashay Shuban Biyood ka dilaacay Deegaamo ka Mid ah Somaliland

Hargaysa 31.Dec 2013  (SDN)- Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr Cismaan Xuseen warsame ayaa maanta warbixin ka bixiyey shuban biyood ka bilaabay meelo ka mid ah dalkan JSL. Agaasimaha guud oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in shubankan uu ka dhashay roobabkii dhowaan ka da’ay dalka, waxana uu sheegay in wasaaradda caafimaadku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baydhaba : Oo ay Gaadheen Ciidamo Ethiopian ah Iyo Jiido kale oo ay ku Ruqaansadeen

Baydhaba 31.Dec 2013 (SDN)- Ciidamo aad u hubeysan oo Ethiopian ah ayaa maanta gaadhay magaalada Baydhabo ee xarunta u ah gobolka Baay. Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Baay Shiine Macallin Nuurow ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta in ciidamada ay fariisin ka sameysteen koontaroolka magaalada iyo  dhinaca Maanyo-fuulka, gaar ahaan agagaarka warshaddii hore ee Xaseey ee ka soo horjeedka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia’s Puntland Names New MPs to Elect Next President

Garowe, 31 Dec 2013 (SDN) -Somalia’s semi-autonomous Puntland region has named a new parliament whose members will next week vote in a new president, amid widespread fears the poll will trigger violence. The lawmakers — 65 men and one woman — were appointed by clan elders, and will choose the next president on January 8. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia Evacuates Citizens from South Sudan Conflict

Mogadishu, 31 Dec 2013 (SDN) -War-torn Somalia flew back home Monday some 130 citizens who had been working in troubled South Sudan, the latest of thousands of foreigners to flee violence in the world’s youngest country. Western nations including the United States and Britain flew in military aircraft to evacuate their citizens after fighting began […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ban Appoints Swiss National to Senior Humanitarian, Development Position in Somalia

New York, 31 Dec 2013 (SDN) -Secretary-General Ban Ki-moon Monday announced the appointment of Philippe Lazzarini as his Deputy Special Representative, as well as Resident and Humanitarian Coordinator, in Somalia. Mr. Lazzarini, a citizen of Switzerland, will serve as Deputy to Special Representative of the Secretary-General, Nicholas Kay, who heads the United Nations Assistance Mission […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shabaab Experiences Setbacks in Bay Region

Bardale, 31 Dec 2013 (SDN) -Somali troops with the support of the Ethiopian army have seized key areas in Bay, government officials in southern Somalia announced yesterday, after months of operations centered on the town of Bardale. The still ongoing campaign, described as “a cleanup operation,” led to the recent capture of Iskoris, Morowarabe, and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wakiilada oo Meel mariyay Qorshe Hawleedka ay ku Shaqayn doonaan ilaa 2015,Beri oo dawladu Sheegtay in dib loo dhigay Fasaxii Sanadka Cusubna iyagu fasax galay

Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa Fadhigoodii Maanta Waxay ku ansixiyeen Qorshe Hawleedka Guud ee Golahoodu Ku Shaqayn doono Sannadaha 2013 ilaa 2015ka. Fadhigan oo ka qabsoomay Xarunta Golaha Wakiilada waxaa Shir Gudoominayay Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro),Waxaana ka soo Xaadiray  45 Mudane. Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxmaan Maxamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Markii Horaa la Odhan Jiray Xamar Maxaad Taqaanaa Maahee Yaa Ku Yaqaana Weeye Taas ayaynu Maanta Maraynaa” Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga {DHAGAYSO}

Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa Maanta Canbaareeyay Qaabka ay Ciidamada Amaanku uga Hawl galeen Mudaharaadayaashii Sida Salmiga ah u Muujinayay Dareenkooda ku aadan Haraadka iyo Surmiga ka taagan Qaybo ka Mid ah Caasimada Hargaysa . Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranku waxa uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhaawac Miino oo Dhaawac soo Gaadhsiiyey ku Xigeenka Maayarka Gaalkacayo

Gaalkacayo 31.Dec 2013 (SDN)- Ku-xigeenka duqa magaalada Gaalkacyo Cabdi Cismaan Faarax ayaa maanta ku dhaawacmay qarax miino oo lagu aasay afaafka hore ee gurigiisa oo ku yaalla xaafadda Garsoor. Duqa magaalada Gaalkacyo ee Puntland Axmed Cali Salaad ayaa Al-Shabaab ku eedeeyay isku dayga dil ee lala damacsanaa ku xigeenkiisa. Wuxuu tilmaamay in ciidanku ay wadaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fasixii Shaqaalaha Somaliland ee Curashada Sannadka Cusub oo dib loogu riixay Khamiista waa Maxay Sababtu.

Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Maxamud Axmed Bare Garaad ayaa Shaqaale Weynaha Somaliland ku Wargaliyay inay Fasax ka noqon doonaan Hawlihii Shaqo ee ay Ummada u Hayeen Maalinta Beri ah ah Curashada Sannadka Cusub ee 2014ka Taariikhdu tahay 01.Jan ee Sannadka Cusub ee 2014. Warsaxaafadeed uu soo saaray Wasiirka […]

Posted in Uncategorized | Read More »