Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta Somalia oo Kormeer ku soo Maray Xaruntii Murtida iyo Madadaalada

    Muqdisho 05.October 2013 (SDN)-Kormeerkani maanta ku simaha wasiirka Warfaafinta ahna wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta,  iyo Gaadiidka Soomaaliya Mudane Cabdi Shakuur Cali Mire uu ku tagay xarunta Murtida iyo madadaalada ee Theater-ka,  ayaa waxaa uu u kuurgalayay xaaladda fanaaniinta hobolladda Waaberi iyo bur-burka ka muuqda xaruntaasi, iyadoo booqashadaasi ay ku wehilinayeen wasiirka Agaasimaha…

    Read More

      Ethiopia not planning to withdraw from Somalia: PM

      Addis Ababa, Oct 05, 2013 (SDN) -Ethiopian Prime Minister Hailemariam Deslaegn says his country is not planning to withdraw its troops from Somalia.  Hailemariam said on Friday that Ethiopia will do whatever within its power to fight al-Shabab.  However, he did not say how many Ethiopian troops are stationed in Somalia.  The al-Shabab group is…

      Read More

        Weerar aan Faahfaahin Badan laga Haynin Oo Xalay Ciidamo aan La Aqoonsani Ku Qaadeen Guri ku yaalla Baraawe

        Baraawe:5-Oct-2013(SDN)-Waxa Habeenkii xalay saqdii dhexe ciidamo aan la aqoonsanini la Beegsadeen Aqal loo malaynayo inay Deggenaayeen Saraakiil Al shabaab ka tirsani. Wararka ka imanaya Magaalada Baraawe, ayaa sheegaya inay raggii aqalkaas ku sugnaa oo lagu soo weeraray Diyaarado iyo madaafiic badani si xoog leh iskaga difaaceen weerarkaas, waxana muuqata inaan kooxdii weerarka soo qaadday oo…

        Read More

          Dawladda Ethiopia Oo u Jawaabtay Ururka Al shabaab

          Adis Ababa:5-Oct-2013(SDN)-Ciidamada Ethiopia ayaa  ayaa jawaab ka bixiyey Hadal hore uga soo yeedhay ururka Al shabaab, kaas oo ahaa inay ciidankeeda kala baxdo soomaaliya haddii kale ay la kulmi doonto wixii dhawaan ay kenya ka sameeyeen oo kale. Ra’iisal wasaaraha dalkas Ethiopia ayaa xaqiijiyey inaanay ciidankiisu wax cabsi ah ka qabin tallaabadii al shabaab dhawaan…

          Read More

            10- Qodob Oo Bud-dhig u ah Kala Fogaanshaha Xukuumadda iyo Mucaaradka

            Hargeysa:5-Oct-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland iyo Mucaaradkeeda ayaa maalinba maalinta Ka Dambaysa sii kala Fogaanaya, waxana jira sababo  khilaafkaasi salka ku hayo oo u Aabe ah. Khilaafkan iyo  shakigan kala irdheeyey Xukuumadda iyo mucaaradkeeda ayaa inta badan ka yimaadda is qancin dhinaca xukuumadda ah iyo  carigsi dhanka Mucaaradka ka yimaadda, iyadoo daaweynta khilaafkaasina sida muuqata kaliya ay u…

            Read More

              Haweeneydii shalay dooneysay in ay Xooga ku gasho Aqalka Cad ee Boolisku toogtay oo Besteed la aheyd Jaceyl ay u qaaday Obama

              Washington Oct 05,2013(SDN)-Haweeney shalay ay toogteen ilaalada aqalka cad ee Mareykanka ayaa la shaaciyay in ay caashaq waali ah u qaaday madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama. Mariam Carey oo 34 jir aheyd ayaa shalay boolisku toogteen ka dib kolkii ay isku dayday in ay gaarigeeda jiirsiiso difaaca hore ee aqalka cad. Mariam ayaa waxa haatan…

              Read More

                Nin Meel aan Aqalka Cad ka fogeyn dab isku qabadsiiyay

                Washington Oct 05,2013(SDN)-Nin aan heybtiisa la garan ayaa meel aan sida auga fogeyn aqalka Cad ee dalka Mareykanka looga taliyo dab isku qabadsiiyay. Dad goobjoogeyaal ahaa  ayaa sheegay in ay arkeen ninkan oo Gaas uu ku sitay caagad madaxa ku shubtay isla markaana dab is qabadsiiyay. Dadkii aaga ka dhawaa oo shaararkoodii la baxay ayaa…

                Read More

                  Madaxwaynaha Somaliland Axmed Silaanyo iyo Wafdigii uu Hogaminayey oo Shirkad Turkia u saxeexay Warsahadii Sibidhka

                  Turkia 05Oct13(SDN) Wafdigii Somaliland ee ku suganaa wadanka Turkia ayaa waxay heeshisyo la galeen sharkado laga leyahay wadanka turkiga sharkadan ayaa waxay qandaraas lagu siyyey warshadii Sibidhka ee Berbera  taas oo in mudo ay ka tagnayd lahaanshaha warshadaas iyo khilaafka gobolka Saaxil  taas ayoo la filayo in khilaaf ka yimaado ,Waxa hawshan aad u fududeyey…

                  Read More

                    Muqdisho :Qoys sheegay in laga dhacay 204 Boos Isla Markaana eedayn u soo Jeediyay Maxkamada Sare Daawo

                    Muqdisho 04.October 2013 (SDN)-Qoyska iska leh dhaxaltooyada Maxamuud Hiraabe Yarrow oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyey maxkamada sare ee dowlada Somalia iney si cadaalad daro ugu xukuntay dhul ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho shirkad lagu magacaabo Beder oo in muddo ah ay dacwad kala dhexeysay. Cabdi Cabdulle Maxamed oo ka…

                    Read More

                      Dawlada Talyaaniga oo Baroor diiq u Samaynaysa Tahriibayaashii ku Geeriyooday Xeebta Lampadusa

                      Lampadusa 04.October 2013 (SDN)-  Dalka Talyaaniga ayaa maanta laga xusayaa maalin baroordiiq ah oo loo samaynayo dad dhawr boqol ah oo ka kooban tahriibayaal Afrikaan ah, una badan Soomaali iyo Iriteeriyaan oo ku halligmey xeebaha jasiiradda Talyaaniga ee LampedusaUgu yaraan ilaa 300 oo qof oo Afrikaan ah ayaa la rumaysan yahay inay ku dhinteen badda…

                      Read More

                        Afgooye oo ay ku Geeriyoodeen Afar Caruur ah oo Walaalo ah kadib markii Gaadhi ay Saarnaayeen Wadada kala baxay

                        Muqdisho 04.October 2013 (SDN)- Afar carruur oo walaalo ah ayaa dhimatay mid kalena wuu dhaawacmay kaddib markii maanta gaari waddada ka baxay uu ku jiiray waddada Ex.Control Afgooye ee Muqdisho. Carruurta dhimatay iyo midka dhaawaca ah ayaa ku cayaaraysay banaanka xero ay deggan yihiin dad barakacayaal ah oo ay ku noolaayeen, waxaana shilka sababay darawalkii…

                        Read More

                          “Waxaanu dersaynaa Wixii Shaqaaqo ahaa ee Ceerigaabo ka dhacay” Wasiirka Xoolaha {DHAGAYSO}

                          Ceerigaabo 04.October 2013 (SDN)- Waxaa Maanta Magaalada Ceerigaabo gaadhay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir . Ujeedada Socdaalka Weftigan ayaa salka ku haya sidii ay u dhamayn lahaayeen Khilaafaad Mudooyinkii u danbeeyay ka taagnaa Magaalada Ceerigaabo,Sidoo kale waxa uu Wasiirka Xanaanada Xooluhu sheegay inay u…

                          Read More

                            Dawlada Somaliland oo Madax dhaqameedka uga Digtay faro gelin ay ku sameeyaan Kiisaska Kufsiga iyo Jawaab Celinta Madax dhaqameedka {DHAGAYSO WARBIXINTAN”

                            Hargaysa 04.October 2013 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa uga digtay Madax dhaqameedka Somaliland inaanay faraha la soo Gelin Kiisaska Kufsiga ah ee Soo Gala Maxkamadaha si ay Uga Garsooraan. Ku simaha Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ahna ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Dawlada Somaliland Aadan Xero dhiig ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu Hogaanka…

                            Read More

                              Wasiirka Gaashaandhiga ee Dawlada Federaalka Somalia iyo Wefti uu Horkacayo oo Gaadhay Magaalada Kismaayo

                              Kismaayo 04.October 2013 (SDN)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhawayd ay garoonka diyaaradaha magaaladaasi ka dageen Wasiirka Gaashaandhiga Cabdixakiin Xaaji Fiqi iyo Abaanduulaha Ciidamada Xooga Gen. Cabbrisaaq Khaliif Cilmi. Waxaan la ogeeyn ilaa hadda safarkan aan horey loo shaacin ee Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaliyeed ku…

                              Read More

                                Dablay Hubaysan oo ku Toogtay Magaalada Mombasa ee Wadanka Kenya Sheekh aad uga caana geyigaas

                                Mombasa  05.October 2013 (SDN)-Rag hubeysan ayaa ku dilay magaalada Mombasa afar qof oo uu ku jro wadaad Muslim ahaa oo diinta ka fidin jiray masjid ku yaala magaaladaas, sida ay sheegayaan saraakiisha booliska. Weerarka ayaa dhacay shalay gelinkii dambe. Wadaadka oo lagu magacaabi jiray Sheekh Ibraahim Ismaacil ayaa wuxuu ka wacdin jiray masjidka Musa ee magaalada…

                                Read More