Home » 11:37 pm Entries posted on “August, 2014”

Xiddigii Reer Kaamiruun Albert Abosse oo u Geeriyoodey Dagax Qoorta looga Dhuftey Mar uu Ciyaar Ku Jirey (DAAWO) By Jaahuur.

Algeria-31-Aug-2014-(SDN/QJ)Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu haajireynaa xagaa iyo Algeria oo xiddiggii reer Kamiroon Albert Abosse una ciyaara naadiga JS Kabylie ayaa u geeriyoodey dhagax laga soo tuurey taageerayaash mar uu ciyaar ku jirey. 24-tan jirkan Albert Ebosse ayaa dhimashadiisa laga dhawaajiyey mar loo qaadey cisbitaal ku yaala Tizi Ouzou oo bariga ka xiga caasimadda Algeria ee […]

Posted in Sports | Read More »

Wasiirka Duulista Iyo Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi Somaliland Waxa Uu Wadaa Kana Siliiga Ku Giiji Kana Ka Leexi.Boqor Raabi Yuusuf Ducaale

Hargaysa 31/8/2014 (SDN/QJ)Boqor Raabi Yuusuf Ducaale Oo Ka Mid Ah Boqorada Somaliland,Ayaa Ka Hadlay Siliiga Ay Wasaarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Ku Wareejisay Garoonka Diyaarada,Kaas Oo Uu Sheegay Inuu Wasiirku Doonayo Kana U Xagli Kana Ku Adkee. Boqorka Ayaa Waxa Kale Uu Usoo Jeediyay Wasiirka Duulista In Ay Dadkani Yihiin Shacab Iyo Maati Isku Jirta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO: weerarkii ay Shabaabku ku qaadeen Xabsiga Godka ee Muqdisho

Muqdisho Aug 31,2014(SDN/QJ)-Kooxda Al Shabaab ayaa weerar ay manta ku qaaday xabsiga Godla loo yaaqaan ee magaalada Muqdisho waxa ka dhashay khasaare beexad leh. Muqaal arinkan ku saabsan ayaa waxa baahiyay TVga ku hadla afka dawlada Muqdisho ayaa laga dheehan karayaa baaxada khasaaraha ka dhashay weerarkaasi.

Posted in Uncategorized | Read More »

Khasaarihii ka Dhacay Xabsiga Godka Jilicow oo Xukuumada Somalia ay ka Hadashay

Muqdisho 31.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ugu yaraan 11 Ruux, ayaa ku geeriyooday dagaal ka dhashay weerar ay Malleeshiyada Al-Shabaab Duhurkii Axadda maanta ku qaadeen Xabsiga Godka Jilicow oo ku yaalla degmada Boondheera ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay labada dhinac ee dawladda iyo Al-Shabaab-ba guul ka sheegteen. Kooxda Al-Shabaab oo sheegatay Masuuliyadda weerarkaas, ayaa waxa uu Afhayeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhuxuloow:Weerarakii gaadmada ahaa ee Al-shabaab ku qaaday xabsiga Jilicow oo guuldaro ku dhamaaday

Muqdisho Aug 31, 2014(SDN/QJ)-Ciidadmada amniga ayaa gaashaanka u daruuray weerar gaadmo ah oo ay xarunta xabsiga Jilocow ku qaadeen kooxada nabad diidka Al-shaab abaaro 11:30 galinkii hore ee maanta. Weerarka kooxda nabad diinka oo socday mudo 45 daqiiqo ah ayaa ciidanka dowladdu waxay ku dileen dhamaan xubnihii Al-shaab ee weerarka soo qaaday. Ciidamada amniga ayaa xaqiijiyay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Minister of Information: “Somali Forces Halt Terrorist Attack on Security Complex in Mogadishu.”

Mogadishu, 31 August 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, the Minister of Information today praised security forces’ bravery in halting an attack on the Godka Jilicow detention centre in Mogadishu. “Around 11:40 am today terrorists attempted to force their way into a government detention centre in Mogadishu. 7 al-Shabaab members (5 wearing stolen security forces uniforms) […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Car bomber, gunmen attack security site in Somali capital-police

MOGADISHU, Aug 31 (Reuters) – A suicide car bomber rammed a national-intelligence facility in Somalia’s capital on Sunday and gunmen then attacked the building, which is used to hold suspected militants a senior police officer said. “A suicide car bomb and armed militants entered the national security base,” Ahmed Hussein, a senior police officer, told […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Iyadoo Loo Marayo Dariiq Diblo-maasiyadeed,Ayaa Loo Baahan Yahay Inay Somaliland Ka Jawaabto Eedahaas Beesha Caalamku U Soo Jeediyeen” Cabdiraxmaan Cirro

Hargaysa 31.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland,isla markaana ah, guddoomiyaha Xisbiga Mucaarikd ah ee WADDANI Md.. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro), ayaa ka hadlay qodobo kala duwan oo ay ka mid yihiin, hawlgankii Ciidamada ee SAAX-DHEER,jidka loo baahan yahay inay Somaliland u marto macaamilka dunida, tirada komiishanka doorashooyinka iyo sida uu u arko taagta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka Daacish Oo Adduunku U Soo Warmo-Tumanayo (Qaybta 1aad ) Faallo: Qalinkii Xassan Cumar Hoorri

Hargaysa 31.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Barack Obama ayaa kooxda Daacish ku sheegay in la mid yahiin cudurka Kansar “cancer” ee aan tegin ilaa iyo inta laga dabar-jarayo. Hoggaanka Xisbullah, Xassan Nasrallah, ayaa isaguna ku tilmaamay “Bahalo Yahaabur ah”. Sidoo kale, Madaxweynaha Iiraan Xassan Rouxaani ayaa Dunida Islaamka uga baaqay in ay ka digtoonaadaan “Argagaxisadaa Baahalaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Xabsiga Godka Jilacoow ee Muqdisho

Moqdisho  31/8/2014 (SDN/QJ)Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weerar lagu qaaday xarunta Nabadsugida ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xarunta Godka Jilicoow oo ku taalo Degmada Boondheere. Wararka ayaa sheegaya in qarax xoogan uu weerarku ku billowday, kaasoo ka dhacay bar-koontarool oo laga ilaaliyo xarunta, iyadoo qaraxa kaddib ay billaabatay rasaas xooggan oo u dhexeysay ciidamadii halkaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »