Home » 10:37 pm Entries posted on “June, 2015”

Siyaasi isaga dab qaaday Xisbiyada Somaliland oo Madaxweyne Siilaanyo Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada u Magacaabay Iyo Wasiir ku Xigeen la bedelay

Hargaysa 30.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa magacaabay Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse) u magacaabay inuu noqdo Wasiir Ku xigeenka cusub ee wasaaradda Khaarajiga, halka uu Wasiir Ku xigeenkii hore ee wasaaradaasna u bedalay wasaaradda xidhiidhka Goleyaasha. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafeed uu caawa soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Md. Axmed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud Oo Ka Qayb Galay Kulan Baarlamanka Somaliya Kulahaayeen Golaha Shacabka.

Muqdisho,30,6,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay kulan Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ay ku leeyihiin xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.  Xasan Sheekh Maxamuud oo Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia hortooda Khudbad ka jeediyay ayaa ka hadlay arimaha guud ee xaalada dalka Somalia. Madaxweynaha wuxuu soo hadal qaaday arimaha Maaliyada dalka, wuxuu sheegay in Wasaarada Maaliyada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE Oo Qodobo Ka Soo Saaray Mawqifkooda Doorashada,Mucaaridkana ka dalbaday inay Guurtida u Tagaan DAAWO

Hargaysa 30.June 2015 (SDN/QJ)-Madaxweyne xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil(Saylici), oo ay hareero taagan yihiin hogaanka Kulmiye iyo wasiiro xukumadda ka tirsan ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen aqalka Madaxtooyada Somaliland waxay ku sheegeen inaanay xukumadda iyo xisbigeedu ka bixin heshiiskii Siyaasiga ahaa ee Xukumadda iyo saddexda Xisbi qaran iskula waafaqeen in doorashada la qabto […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ethiopia: Somalia must solve their own problems without external involvement

Addis Ababa– According to the Ethiopia foreign Minister Dr. Tedros Adhanom, Somali leaders to solve their own problems without external involvement.The minister was speaking during a meeting with Jubbaland administrator, Ahmed Mohamed Islam in Addis Ababa. The Somali regional delegates from Jubbaland administration who are in Addis Ababa for a security mission to resolve differences with […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Wiilka Uu Sodogga U Yahay Ee Baashe Cawil iyo Siyaasi Mingiiste U Magacaabay Xilal Cusub|

Hargaysa 29.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3383/062015, ku magacaabay laba danjire oo cusub, Somaliland u fadhiyi doona Dalalka China iyo Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (r) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wakiiladda Somaliland u fadhiya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxii Garsoorka Afgooye oo ladilay iyo Sarkaal Melleteri oo Beled Weyne Lagu Toogtay.

Muqdisho, 30,6,2015(QJ/SDN)-Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ladilay madaxii garsoorka maxkamadda degmadaasi xilli maalmo ka hor gudaha degmada lagu khaarijiyay madaxii canshuuraha. Xoogag bastoolado ku hubeysan ayaa xaafadda Buunda Yareey ku dilay Maxamuud Burfaani oo heystay garsoorka daaquudka ah ee degmada Afgooye. Goob joogayaal ayaa sheegay in raggii dilka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Annaga waxba yaanay noo dirin Guurtida iyagaa isxambaarsane, guurtida, dawladda iyo Wakiilladu way isxambaarsan yihiin, waa heshiis oo waa hal xisbi.”Eng. Faysal Cali-waraabe.

Hargeysa:June,30,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga  Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa ka falceliyey Mawqifkii ay maanta Xukuumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye iska taageen Fulin la’aanta heshiiskii ay axsaabta mucaaridka la gashay. Faysal Cali-waraabe oo maanta warbaahinta la Hadlay waxyar kadib markii ay xukuumaddu sheegtay inay heshiiskii taageersan tahay oo aanay ka bixin, ayaa sheegay in xukuumadda Marti loogaga yahay sidii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Talyaaniga Oo Badda Kasoo Faqay Meydadka Tahriibayaal 800-Qof Gaadhaya Oo Saddex Bilood Kahor Geeriyooday

Lampedusa:June,30,2015(SDN/QJ)-Ciidamadda Badda Talyaaniga, ayaa Bilaabay hawlgallo ay badda kaga soo saarayaan Meydaka ugu yaraan  800 –tahriibe  oo Badda ku dhintay Saddex Bilood kahor. Meydadka tahriibayaasha ayaa la sheegay inay weli saaran yihiin doonidii ay la socdeen oo bada ku degtay, waxaana hawlgalkan ka qeyb qaadanaya saddex Markab oo uu leeyahay militariga Talyaaniga oo doonaya in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Iyo Xisbigeeda Kulmiye Oo Markale Jawaab Aan Lagu Qanci Karin Ka Bixiyey Taabbogelinta Heshiiskii ay Axsaabta Mucaaridka la galeen

Hargeysa:June,30,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye, ayaa Maanta markii ugu horraysay Ka Hadlay buuq ay mucaaridku ka keeneen cago jiid soo galay fulinta Heshiiskii xukuumaddu hore ugu gashay murankii ka dhashay Muddo-kordhinta. Shir jaraa’id oo ay maanta  madaxtooyada ku wada qabteen Hoggaanka Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadda oo uu Madaxweyne-ku-xigeenku wakiil ka ahaa, ayaa lagu sheegay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sarkaal Katirsanaa Ciidamada Ethiopia Iyo Ciidan Uu Wato Oo Al-shabaab Isu Dhiibay

Afurow:June,30,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Deegaanno katirsan Gobolka Bay, sarkaal  katirsanaa Ciidamada Ethiopia ee  kamidka ah Xoogagga AMISOM, ayaa iskudhiibay  Ciidamada Al-shabaab ee Halkaas ka dagaallamaya. Sarkaalka is dhiibay,  ayaa    la sheegayaa inay  la socdeen ugu yaraan afar askari oo kale waxana ay isku dhiibeen cutubyo shabaabka katirsan oo ku sugan deegaanka Afurow ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »