Home » 11:02 pm Entries posted on “November, 2015”

Masuuliyiin ka Tirsan Maamul Goboleedka GalMudug Oo Soo Dhaweyn loogu Sameeyay Magaalada Helsinki Ee Dalka Finland SAWIRRO

”Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Finland gaar ahaan magaalada Helisinki ayaa soo dhaweyn u sameysay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka GalMudug, iyaagoona dhanka kale baaq Nabadeeed U diray dhinacyada isku haya Magaalada Gaalkacyo” Helisinki,30,November,2015(QJ/SDN)-Waxaa caawo lagu qabtay magaalada Helsinki Ee caasimadda dalka Finland maunaasabad lagu soo dhoweynayay madax ka socotay Dowlad goboleedka Galmudug oo maal mahaan howl […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Ciidamo Dheeraad Ah U Dirtay Xuduuda Dalka Soomaaliya

Nairobi,30Nov,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay inay xadka ay la wadaagto Somalia u dirtay ciidammo dheeraad ah, si ay ula dagaalamaan Al-shabaab oo ay ku eedeeyeen inay falal ammaan-darro ah ka wadeen xadka toddobaadyadii u dambeeyay. Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xoogag ka tirsan Al-shabaab oo u socda kooxo-kooxo ay toddobaadyadii u dambeeyay dhibaatooyin ka wadeen deegaannada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland issues maximum alert for capital

Hargeisa – Somaliland has raised the alert status for its capital Hargeisa to the highest level on Monday because of a “serious and imminent” threat of an attack. The threat received by the government led Somaliland’s security services placed on high alert and the nations have intensified security at government buildings. Some of the world […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Office of Somaliland’s Attorney General Ordered Arrest of Journalists

Hargeisa – The editor of the Hubsad Independent Newspaper, Said Khadar and Chairman Mr. Rashid Nur Wa’ays were arrested on Monday on the orders of the Attorney-General. Both aforementioned independent journalists work for Bulsho Television, which is an independent Channel in Somaliland. The licence has been bought by an individual and reports indicate that the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Waxbarashadda oo Ciidanka Baadhista u Gudbiyey 9 Macallin oo Wax ka dhiga Dugsiga Qudhac Dheer DAAWO

Hargaysa 30.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane “C.laahi Dheere” oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa ayaa Sheegay in dib u habayn balaadhan lagu samaynayo Dugsiyada Hoose/Dhexe iyo Kuwa Sare ee Dalka, Isagoo dhinaca kalena Cadeeyay inuu Ciidanka baadhista denbiyada u Gudbiyey 9 Macallin oo Wax ka dhiga Dugsiga H.Dhexe […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Qabille Oo Rajo Fiican Ka Muujiyay Xal Laga Gaadho Khilaafka Ucid DAAWO

Hargeysa,30Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille, oo ka tirsan xisbiga Ucid ayaa markii u horaysay sheegay in la rajaynayo khilaafka Ucid laga gaadho xal todobaadada soo socda. Waxa uu sheegay in lagu hawlan yahay dhexdhexaadinta hogaanka Ucid. Wuxuu ugu baaqay dhinacyada muranku ka dhexeeyo iyo taageerayaasha xisbiga in la joojiyo hadalada saxaafadda la isku marinayo kadib markii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Macdanta oo Ka Warbixiyey Socdaal uu Ku Tegay Talyaaniga & Maxsuulka ka dhashay DAAWO

Hargaysa 30.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa Maanta ka warbixiyey Socdaal uu ku tegay Dalka Talyaaniga iyo Kulamo uu la yeeshay qaar ka Mid ah Shirkado Maalgashi iyo Mas’uuliyiin Xilal sare ka haya Dawlada Talyaaniga.

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Soomaaliya Oo Sheegtay Inaanay Ciidankeedu Ku Jirin Dagaalka Galkacayo

Muqdisho, 30.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali,  ayaa beeniyay in ciidamada dalka Somaliya ay ku lug leeyihiin dagaalkii dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Gaalkacayo ee u dhexeeyay maamulada Puntland iyo Galmudug, kadib markii Maamulka Puntland xukuumadda dhexe ee Muqdisho ku eedeeyay hurunta dagaalkaasi,kana qayb qaadanayeen ciidamada dalka Soomaaliya. Wasiirka ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Israel Oo inta ugu badan Wadamada Midawga Yurub Xidhiidhka Diblamaasiyadeed U Jartay

Talabiib,30Nov,2015(QJ/SDN)-Dowlada Israa’iil ayaa joojisay xidhiidhkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd wakiilada midowga Yurub ee ku dhexjiray dadaalka nabadeed ee Falastiin iyo Israa’iil. Arrintani waxay ka dambeysay markii midawga Yurub joojiyay badeecadaha Israel ee laga soo saaro degaannada sharci darrada ah ee Falastiin laga qabsaday. Emmanuel Nahshon, afhayeenka wasaaradda arrimaha dibada ayaa sheegay in ra’isal wasaaraha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Colaada Magaalada Gaalkacyo

Muqidsho,30Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii u horaysay ka hadlay colaadda ka taagan magaalada Gaalkacayo ee u dhaxaysa Puntland iyo Galmudug. Waxa uu sheegay inuu aad uga xun yahay in markale dagaal sokeeyo ay dad soomaali ahi ku dhintaan, sidoo kalena in badan u baro kacdo hantidoodana u burburto dagaal laga baaqsan karayay. Xasan […]

Posted in Uncategorized | Read More »