Home » 10:58 pm Entries posted on “December, 2016”

Laascaanood:Qodobada go’aan lagu fulinayo nabadda oo loo dhaariyey 90 oday iyo nuxurka khudbad Guddoomiye Muuse Biixi ka jeediyey madasha+SAWIRO

Laascaanood 31. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynenaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee socdaalka ku marayey gobollada bari toddobaadkii u dambeeyeyba, ayaa ku guulaystay inay nabad u kala xidhnaan laba beelood oo walaalo ah oo dagaal dhimasho badan keenay ku dhexmarayey deegaanka Dherkayn-geeyo ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Oo Markii Ugu Horeysay Sharaxaad Ka Bixiyey Taariikhdii Iyo Dhismihii Sayid Maxamed Cabdale Xasan DAAWO

Taleex 31. December 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa noqday masuulkii ugu sarreeyey ee Somaliland ee hoggaamiye xisbi iyo murrashax Madasxweyne ah oo booqasho ku taga, una hoyda degmada Taleex ee Gobolka Xaysimo oo qiyaastii ilaa 160KM dhanka bariga kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Wefti uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Telefishanka Qaranka Somaliland oo Dabaal Dega Sannadka Cusub ee 2017 u Gaar Yeelay Abaaraha adag ee Dalka ka Jira LIVE U DAAWO

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):- Telefishanka Qaranka Somaliland ayaa Kala Wareega Sannadkii Tegay iyo Curashada Sannadka Cusub ee 2017 Wuxuu u Gaar Yeelay inuu si Toos ah u soo Gudbiyo Xaalada adag ee Ka Dhalatay Abaaraha Saamaynta adag leh ee Ku habsaday ummada Somaliland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Weligay Waan Garanayey Inuu Putin aad u Caqli Badan Yahay” Madaxweynaha La Doortay ee Maraykanka oo Ka Muunsooday Talaabo uu Qaaday Dhigiisa Ruushku

Washington 31. December 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha la doortay ee dalkan Maraykanka Donald Trump ayaa ku ammaanay madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin inaanu ka falcelinin tallaabooyinkii uu qaaday Madaxweyne Obama ee ku aaddanaa cunaqabatayn uu ku soo rogay dalka Ruushka maalinimadii Khamiista.   Cunaqabataynadan ayaa Obama ku sababeeyey inay ahayd, farogelintii ay hay’adaha sirdoonka Ruushku ku sameeyeen doorashooyinkii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaano kasoo jeeda Hawiye oo Cadaadis lagu saaray in aysan isku soo sharaxin Gudoomiyaha Baarlamaanka

Muqdisho 31. December 2016 (SDN/QJ):-Warar lagu kalsoonaan karo oon heleyno ayaa sheegaya in cadaadis dhinacyo kala duwan ah la saaray Xildhibaano kasoo jeeda Beesha Hawiye oo damaacinayay in ay isku soo sharaxaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada Qorshahan watay oo qaarkood ah kuwa saameyn badan leh Siyaasada saaxiibna la ah qaar kamid ah Musharaxiinta xilka Madaxweyne u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaraxyo ka Dhacay Suuq Ku Yaala Magaalada Baqdaad Iyo Amaanka Dalalka Reer Galbeedka oo La Xoojiyey

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):- Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhimatay, 40 kalena way ku dhaawacantay laba qarax oo ka dhacay suuq mashquul badan oo ku yaalla Baqdaad. Saraakiisha dowladda Ciraaq ayaa sheegaya in labada qarax ay ka dheceen bartamaha suuqa. Suuqa la qarxiyay waxaa lagu iibiyaa qalabka gawaadhida, sida Booliska ay u sheegeen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hubka Keliya ee Maraykanku Ka Werweraan Yaase ku Ridi kara? (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):- Sanadkii 2014 ayay ahayd markii Dr Petter Pray madaxa fulinta ee golaha amniga gudaha iyo ka qaranka ee dalka Maraykanka uu sheegay in xaalad amnidarro soo foodsaari karto wadanka maraykanka hadii ay ay cidi ku qaado weerar dhanka electro-magnatics-ka ah.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Taliye Ciidan oo lagu Dilay Nawaaxiga Xarrunta Madaxtooyada Muqdisho ee Villa Somalia

Muqdisho 31. December 2016 (SDN/QJ):-Taliye ku xigeenka Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa goordhow waxaa lagu Dilay nawaaxiga Xarunta Villa Somalia ee Magaalada Muqdisho. Taliyaha oo magaciisa lagu soo koobay Qoorgaab ayaa Dilkiisa waxaa fuliyay sida la sheegay Askari ka tirsan Ilaada Madaxtooyada. Toogashadan ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay Askari kale, sida Saraakiil ka tirsan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Lacagta ay bixinayaan Musharaxiinta Madaxweyne iyo Gudoonka Baarlamaanka oo la ansixiyay

Muqdisho 31. December 2016 (SDN/QJ):-Baarlamaanka cusub ee Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka dooday arimo badan oo quseeya doorashooyinka gaar ahaan lacagaha laga qaadayo Musharaxiinta xilka Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya iyo tan Madaxweynaha. Baarlamaanka ayaa kulankooda maanta waxa ay ku ansixiyeen in Musharaxiinta u taagan xilka Madaxaweynaha Soomaaliya laga qaado lacag dhan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda ee Dooda Miisaaniyada oo Gaadhay Heer ay Mudanayaashu Gacmaha isula Tagaan DAAWO

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):-Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo Ku Guda Jira Dooda Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee 2017 ayaa Waxaa Hadheeyay Buuq iyo Qaar ka Mid ah Xildhibaanada oo Ku Sigtay inay Faraha isula taagaan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »