Home » 3:39 pm Entries posted on “February, 2017”

Sheekada Malxiisadii Gabadha ahayd ee Isu Bedeshay Ninka & Xaqiiqada Qisadani Siday u Dhacday oo uu Ka Waramayo Ninkii Gabadha Aroosada ah Guursaday Iyo Sida ay Wax u Dhaceen DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Waa Qiso Ugub ku ah Degelada Bulshada Somalidu degto in Qof loo haysto Dumar la soo raaciyo Gabadh Caruusad ah Si ay ugu Noqoto Malxiisad ayaamaha Hore ee Nolosha Cusub ee Reernimo. Cabdiraxmaan Ismaaciil Cumar Waa Ninka dhibaatadani Ku dhacday Maanta ayuu Sharaxaad ka Bixiyey Sida Qisadani Ku Dhacday Iyo Halka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Sucuudiga Ka Dalbaday inay Dalka Imaaraadka Carabta Ku Qanciyaan Joojinta Saldhiga Mileteri ee uu Berbera Ka Samaysanayo & Waxay uga Dhigan Tahay Somalia

Riyadh 28. February 2017 (SDN/QJ):- Degelka Riyaad Post oo lagu daabaco daraasaadka istaraatijiga ah iyo gorfaynta siyaasadaha la xidhiidha Khaliijka Carabta iyo Bariga dhexe, ayaa Axaddii 26ka Bishan Feebarweri qoray war uu cinwaan uga dhigay, ‘Muqdisho oo Sucuudiga ka dalbatay in uu dhex-dhexaadin ka galo sidii uu Imaaraadka Carabta ugu qancin lahaa in aanay saldhig Milateri ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Adduun Buuran Ku Bixisay Sidii Warbaahinta Gaarka Loo Leeyahay u Soo Bandhigi lahayd Waxtarka Somaliland ee Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siinayo Berbera DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Tan iyo Markii Golayaasha Sharci Dejintu Meel mariyeen Heshiiska Qabyada ahaa ee Xukuumadu ku siisay imaaraadka Carabta Saldhig Mileteri oo uu ku Yeesho Madaarka Berbera Isla markaana Dareeno kala Duwan laga bixiyey ayay Xukuumadu soo abaabushay barnaamij Muuqaal ah oo Shacabka ay ku fahamsiinayso qiimaha Saldhigani Somaliland u Leeyahay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waa Sidee Xaalada Caafimaad ee Madaxweyne Siilaanyo oo Hada Ingiriiska Ku Sugan Iyo Wasiirka Warfaafinta oo Sheegay Hadal Shaki Abuuray!!!

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay inay xaalad caafimaad darro la soo deristay Madaxweyne Axmed Siilaanyo, waxaanay xukuumadu beenisay warar maalmihii u dambeeyay ku dhex wareegayay baraha bulshada oo sheegaya in Madaxweyne Siilaanyo ay xaalad caafimaad darro la soo gudboonaatay. Wasiirka warfaafinta Somaliland Md. Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Cadaani), oo uu wargeyska Geeska […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiye Muuse Biixi oo Shaaciyey inaanay Somaliland Diiddanayn Midnimada Soomaaliya & Shuruudda uu ku xidhay DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday inaanay Somaliland diiddanayn inay la midawdo Soomaaliya, hase-yeeshee, ay diiddan tahay xuquuq la’aan iyo sinnaansho la’aan mar kale ay ku midoobaan Somaliland iyo Soomaaliya. Muuse Biixi oo sidoo kale ah Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Waa In Faro Gelinta Laga Daayo Gobolka Awdal,Kii Wax Mataraha ahaa Waa La Difaacaa Ka Wax Tarana Waa La Eryaa,Taas Ma Fahmayo” Gudoomiyaha Gobolka Awdal

Boorama 28. February 2017 (SDN/QJ):-Badhasaabka gobalka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa ku baaqay in farogelinta laga daayo siyaasadda gobalka Awdal, isagoo cid gaar ah magacaabin. Md. Shiine, wuxuu siyaasiyiin xilal sare haye oo aanu magacaabin u soo jeediyay inay gobalka Awdal farogelinta ka daayaan oo ay gobalkooda u shaqeeyaan “Waxaan aad uga xumahay gobalkani […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Warbixin Caalami ah oo Bannaanka Soo dhigtay Khatarta Dawladaha Derisku ku Hayaan Soomaaliya, Digniinna u dirtay Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho 28. February 2017 (SDN/QJ):- Warbixin ay soo saartay kooxda caalamiga ah ee Xasaradaha Adduunka ee International Crisis Group (ICG) oo ay Ciwaan uga dhigtay “Khatarta ay dalalka gobolku ku keeni karaan rejada Soomaalida”, ayey diiradda ku saartay halista Madaxweeynaha cusub ee Federaalka Mudane Farmaajo uga iman karta dalalka deriska la ah Soomaaliya, oo ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shixnad Gurmadka Abaaraha ah oo ay Iska Kaashadeen Guddida Heer Qaran ee Abaaraha Iyo Shirkada Telesom oo Lala Kala Wareegay DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Iyo Horumarinta Miyiga oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha,Iyo Saraakiil Ka Socday Shirkada Telesom ayaa kala Wareegay Maareeye Ku Xigeenka Dekeda Berbera Mucaawimo loogu talo galay dadka abaaruhu Saameeyeen oo ay si wada Jir ah Isaga Kaashadeen Guddida Abaaraha & Shirkada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland oo Hargaysa ka Furtay Kulan Lagu Lafo Gurayo arrimaha Dhallinyaradda DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha ayaa Magaaladda Hargaysa ka Furtay Kulan Socon doona Mudo Laba Cisho ah oo ay ka qayb galeen Mas’uuliyiin ka Tirsan hay’adaha ka Shaqeeya Arrimaha Dhallinyaradda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex oo Kulan la qaatay Isuduwayaasha Laamaha Dawlada ee Gobolka M.Jeex DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex ayaa Waxa uu Kulan Kula Qaatay Xafiiskiisa Mas’uuliyiin ka Socday Wasaaradaha Dawlada,Kaas oo lagaga hadlay Qorshayaasha Waxqabad ee ay Ku Wada Shaqaynayaan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »