Home » 10:46 pm Entries posted on “November, 2017”

‘’Markay Mudaharaadeen Waddani Ku Ka Weyn ayaa Ka Dhici lahaa Xisbiga Kulmiye Waayo Mid Waliba Wuxuu is leeyahay Wax Daafaco’’ Madaxweyne Muuse Biixi & Maanta DAAWO

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Maanta ka hadlayay Munaasibad uu Xisbiga Kulmiye u sameeyay Muraaqibiintii ugu Sugnaa Goobaha Codbixinta ee Doorashadii Madaxtooyadda Somaliland ayaa Waxa uu markii kowaad ka hadlay Sababaha u Suurto geliyey inuu hanto Guusha hogaaminta qaranka. Mudane Muuse Biixi Cabdi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

20 Siyaasi ee ugu Ololaha Wanaagsanaa Muddadii Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland (Yaa Hormeeyay oo Saxay) DAAWO

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Dabayaaqadii Bishii October ee aynu soo dhaafnay Waxaa Somaliland ka Bilaabmay tartan adag oo u dhexeeyay Murashixiinta Sadexdda Xisbi qaran ee Ucid,Kulmiye Iyo Waddani kaas oo guclo orod loogu jiray sidii uu mid kastaa Guusha Xisbigiisa u gaadhsiin lahaa una qaban lahaa hogaaminta qaranka. Ololaha doorashaddani Wuxuu ahaa Mid walaac weyn […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hargaysa: Hanti Dhawrka Guud ee Qaranka oo Hakiyey Dhamaanba Xisaabaadkii Socday ee Dawlada Iyo Awaamiir lagu Sugayo Hantida Dawlada oo ay soo saareen DAAWO

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Xili Maalmaha fooda inagu soo haya ay Somaliland ka dhici doonto Xil Wareejinta Madaxweynaha wakhtigiisu gabaabsiga yahay Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa hanti dhawrka Guud ee Qaranku Wuxuu hakiyey Xisaabaadkii Socday ee Dawlada iyagoo sidoo kalena Joojiyey in aan Wax […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Waxaan aad ugu Mahadnaqayaa Labada Xisbi Mucaarid Sidii Wanaagsanayd ee ay Yeeleen,Waxaan u Mahadcelinayaa Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Saylici oo Fursad u Helay…” Siyaasi Axmed Muumin Seed DAAWO

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Axmed Muumin Seed oo ka tirsan saraakiisha xisbiga kulmiye isla markaana ka mid ahaa Madaxdii Xisbiga Kulmiye ee soo xulida Muraaqibiinta Xisbigaasi loo igmaday ayaa Waxa uu Ka Hadlay Qodobo door ah oo ku Wajahan Hannaankii ay Doorashadda Madaxtooyadu dalka uga dhacday,Natiijadii Guusha Xisbiga Kulmiye iyo aqbalaadii Xisbiyadda Mucaaridka ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Kuwa Muuse Biixi Reernimada Ku Difaacaya Waxaan Leeyahay Cidna Kama Xigtaanee U Daaya Shacabkiisu Ha Xagxagtaanee..” Mustafe Shiine

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Mustafe Cabdi Ciise Shiine Badhasaabkii hore ee gobalka Maroodi-Jeex waxaa uu fariin u diray dad uu sheegay in ay madaxweyne Muuse Biixi ka difaacayaan eedo iyo mucaaridad kaga imaneysa deegaano ama ashqaas gaar ah. Mustafe Shiine oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebok-ga waxaa uu dadkaas kula taliyey in aaney Muuse […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Sida aad la socotaan, waxaynu ku jirnaa xilli kala guud ah, oo aynu xilkii qaranka ku wareejinayno, madaxweynaha cusub ee la doorta, Mudane Muuse Biixi Cabdi. Haddaba, waxaan idin farayaa in mas’uul waliba deg-deg u diyaariyo, xil wareejintii looga baahnaa” Madaxweyne Siilaanyo SAWIRO

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta isugu yeedhay kalfadhi aan caadi ahayn wasiirada Xukuumadda iyo Maareeyeyaasha Hay’adaha Madaxa Banaan ee Dawladda. Madaxweynaha oo la hadlayey masuuliyiintii shirka ka soo qaybgalay ayaa yidhi “ Ugu horreyn, waxaan si weyn idiinku bogaadinayaa dedaalka iyo doorkii qiimaha lahaa, ee aad ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland oo Kulan la Yeeshay Ganacsatada Beesha Garxajis iyo arrimaha ay ka wada hadleen

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay kulan la yeeshay ganacsatada beelaha Garxajis ee uu ka soo jeedo Murashixii uu doorashada kaga guulaystay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Kulanka oo ka qabsoomay guri ku yaala xaafadda Masalaha ee Koonfurta Hargeysa, ayaa waxa uu ka dambeeyay dalab ka yimid madaxweynaha la doortay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Ucid oo Hawraarsan Ku qaabilay Natiijadda Rasmiga ah ee Doorashadii Madaxtooyadda ee ay Maanta Xalaalaysay Maxkamadda Sare DAAWO

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland ayaa Maanta meel marisay Natiijadii Ku Meelgaadhka ahayd ee Doorashadda Madaxtooyadda ee dalka ka dhacday 13-kii Bishan November Iyadoo Gudoonka Maxkamadda Distooriga ahi ay Sheegeen in Maadaama aanay Jirin Wax Dacwad ah oo ku ladhnaa Natiijadii Hordhaca ahayd ee Komiishanka Doorashooyinku dhawaan shaaciyeen ay go’aamisay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Madaxweyne Shacabku way Soo Dhaweeyeen Khudbadihii aad kaga Tiraabtay Shirar aad la Yeelatay Hawl-wadeenada Xisbigaaga Kulmiye Balse waxay Naawilayaan Sida aad Qawlkaaga Ficil ugu bedesho’’ Dareenka Bulshadda

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Rayul caamka shacabka Somaliland ayaa u muuqda inay si weyn u soo dhaweeyeen labadii khudbadood ee uu madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi, toddobaadkan u jeediyay qurbe-joogta KULMIYE iyo guddiyadii ololaha ee KULMIYE, kuwaas oo uu ku soo bandhigay sida aanu diyaarka ugu ahayn in awoodiisa lala wadaago iyo weliba inuu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Xilka ka Degaya ee Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo oo Fadhigiisii u danbeeyay oo aan Caadi ahayn la Yeeshay Golihiisa Wasiiradda iyo Nuxurka Dardaaran la is faray DAAWO

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa fadhi aan Caadi ahayn Waxa uu Maanta la Yeeshay Xubnaha Golihiisa Wasiiradda,Taliyeyaasha Ciidamadda Qalabka sida, Hanti dhawrka Guud ee Qaranka iyo Xisaabaadka Guud ee dawladda kaas oo lagaga wada hadlay arrimo ku saabsan xaalada kala Guurka ah ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »