admin

Daawo:- Musuq-maasuqa Ay Midowga Yurub Ka Wadaan Soomaaliya Oo La Kashifay

London, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Shaqaalaha Midawga Yurub waxay sheegaan in ay Soomaalida siiyaan malaayiin lacag ah, Soomaaliduna musuqmaasuq badanyihiin, ayna maamuli karin ‘gargaarka’ loogu deeqo. Laakiin, maqaal uu soo saaray wargeyska Le Monde wuxuu sheegay in mashruucyada EU-da ee Soomaaliya ay ka jiraan eedaymo mususqmaasuq iyo laaluush – lacagna lagu kala qaato Brussels. Haddaba, Halkan…

Read More

Xusuusta Khudbadihii Madaxweyne Siilaanyo Jeedin Jiray Xilliyadii Mucaaradka Ee Wax U Qabashada Dhallinyarada Iyo Xaalada Maanta

Hargeysa, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo ay shacabka Somaliland ku jiraan maalmo murugo leh oo ka dhashay dhallinyarada boqolaalka gaadhaysa ee reer Somaliland ee toddobaad ka hor ku geeriyooday doon ay ku tahriibayeen oo ay ka raaceen dalka Masar, ayaa waxa xusid mudan in la xasuusto weedho u Madaxweyne Siilaanyo ku galay ololaha doorashada oo uu…

Read More

DHAGEYSO: “Maalintay Lahaayeen CIIDAGALE Riigbaa nalaga kaxeeyay 5 qof ayaa ku dhintay, Maantana Ragga qaar kood ayaa kasoo horjeeda’’

Hargeysa, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Wasiir hore Aadan Dhoolayare oo maanta ka hadlayay munaasibad lagula kala wareegayay Riig la sheegay in biyo lagaga soo saari doono deegaanka Qool-caday ayaa sheegay in bulshada ku dhaqan Qool-caday ay horay ugu dagaallantay in Riig loo keeno, balse maanta ay qaarkood kasoo horjeedaan, sida uu sheegay. Haddaba, Halkan hoose ka dhagayso…

Read More

Diiwaan-gelintii Codbixiyeyaasha Ee Gobolka Maroodi-jeex Oo Horay Loo Soo Dhigay iyo inta Goobood ee ay ka bilaabmi doonto

Hargeysa, 20, 4,2016 (QJ/SDN) – Diiwaangelintii codbixiyayaasha ee gobolladii hadhsanaa kuwaasi oo muddo bil ah dib loo dhigay xaaladd abaareed oo dalka lasoo deristay awgeed ayaa la filayaa in ay dhawaan dib u bilaabmato, iyadoo laga soo horumarin doono xilligii markii hore loo qoondeeyay. Diiwaangelinta gobolka Maroodi-jeex ayaa la sheegayaa in ay bilaabmi doonto 30…

Read More

Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee Dalka Masar Oo Weli Ku Adkaysanaya In Ay U Tahriibaan Qaaradda Yurub

Qaahira, 20,4,2016 (QJ/SDN) – Soomaalida tahriibka u joogta dalka Masar gaar ahaan magaalada Qaahira kuwaasi oo hadda u diyaarsan in ay u baxaan dhanka qaaradda Yurub gaar ahaan dalka Talyaaniga ayaa weli ku adkaysanaya in ay ka gudbi doonaan biyaha badda Midhatareeniyaanka ee u dhaxaysa Talyaaniga iyo Masar halkaasi oo todobaadkan ay ka dhacday musiibo…

Read More

Gudd. Cirro Oo Sheegay In Lixdii Sano Ee Xukuumadda Siilaanyo Uu Tahriibku Ka Sii Daray Kuna Eedeeyey Qorshe La’aan

Hargeysa, 19,4,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey in ay ku guul-darraysatay wax qabashada dhalinyarada dalka ee tahriibaysa oo uu sheegay in ay maalinba maalinta ka dambaysa tiradoodu sii kordhayso. Guddoomiye Cirro oo shalay ka hadlayey xaflad uu xisbigiisu ku soo dhoweynayey taageerayaal kaga soo biiray…

Read More

DHAGEYSO: Murashax Maxamed Xassan Finad Oo Sheegay In Cidda Kaliya Ee Wax laga Waydiin Karo Mashruuca Banka Qool-cadey ay tahay Dadka Deegaanka

Hargeysa, 19,4,2016 (QJ/SDN) – Musharax Maxamed Xasan Xaashi [Finad] oo ka mid ah murashaxiinta u taagan doorashada Aqalka barlamaanka Somaliland ayaa sheegay in mashruuca banka qool-caday cidda kaliya ee wax laga waydiinayaa ay tahay dadka deegaanka ee halkaasi ku dhaqan, isagoona sheegay in haddii xukuumadda Somaliland ay wax u qabanayso dadkaasi ay u baahanyihiin in…

Read More

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay Geerida Boqolaal Somali ah oo ay Dooni la Dagtay

Muqdisho, 18,4,2016 (QJ/SDN) – Dowladda Somalia, ayaa maanta ka hadashay Geerida ugu yaraan 200 oo Dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo ay dooni kula dagtay badda Mediterranean-ka, kuwaas oo ka Ambabaxay dalka Masar kuna socday dalka Talyaaniga. Tahriibayaashan Soomaliyeed ayaa waxay ka mid ahaayeen illaa 400 oo qof oo ay dooni ka qaaday xeebaha Waddanka Masar kuna…

Read More

Murugo Aan Maaro Loo Raadin !

Walbahaarka iyo welwelku waa mid  guri kasta u ah wehel , aabbo iyo hooyo waliba wadnaha iyo farta ayay isku hayaan. Waxa ugu badan ee maankooda ka guuxayaa waa waydiimo aanay u hayn jawaab sugan iyo wakhti go’an,  haddii ay hurdaan iyo haddii ay hawl maalmeedkooda ku jiraan ba beerkoodu wuu babanayaa, kashoodu wey nugushay,…

Read More

Kuma Aanan Tabceen!

Salaaddii casar ayaan ku tukaday masaajid aan wax badan ka fogayn gurigayga.  Judhii salaadda laga baxayba,  intaan kabahayga hore  u iladay ayaan beegsaday   dhinicii  albaabku iga xigay. Kolkaan bannaanka u soo baxay ayaan milicsaday Islaan gidaar masaajidka ka soo horjeeda fadhida. Go’ ayaa dusha kaga dedan. Dhulkana waxaa u goglan go’ kale oo dadka masaajidka…

Read More

DHAGEYSO: Guddida Guud Ee Beesha Abokor Muuse [Talo-Wadaag] Oo Ay Weheliyaan Madax-dhaqmeedka Beeshaasi Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Ku Aadan Muranka Ka Taagan Xawaalka Waran-cadde

Hargeysa , 18,4,2016 (QJ/SDN) – Guddida guud ee beelaha Abokor Muuse [Talo-Wadag] ayaa shir jaraa’id oo ay caawa ku qabteen magaalada Hargeysa waxay ku sheegeen in xubno ka tirsan beesha oo warbaahinta la hadlay 16 April, 2016, kuwaasi oo hadlay muranka ka taagan xawaalka Waran-cadde aanay hadalkaasi ku matalin Beesha Abokor Muuse. Guddida oo ay…

Read More

Madaxwayne Siilaanyo oo Soo Jeediyay In La Dadajiyo Tallo Qaran oo Tahriibka Laga Yeesho

Hargeysa 18,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu shacbiga ka tacsiyadaynayaa masiibada ka dhacday badda u dhaxaysay Masar iyo Giriiga, masiibadaas oo la sheegay inay ku naf waayeen dad aad u tiro badan oo boqolaala. Madaxweynuhu waxa uu ku tilmaamay masiibadaa mid…

Read More

SAWIRRO: Madaxwayne SIILAANYO oo Madaxtooyada ku Qaabilay Masuul Qaramada Midoobay ka Socda

Hargeysa, 16,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley ku Xigeenka ergeyga gaarka ah qaramada midoobay Mr. Peter De Clercq, ahna Isuduwaha Gargaarka Bani aadanimo iyo Wakiilka Barnaamijka Qaramada Midoobay ee Horumarinta u qaabilsan (UNDP) iyo wefti uu hogaaminayo oo isugu jira hay’adaha qaramada midoobay iyo hay’addaha Samafalka ee…

Read More

Daawo:- Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Oo Tacsi U Diray Ehellada Dhalinyaradii Ku Geeriyootay Musiibadii Ka Dhacday Masar iyo Talyaaniga Dhexdooda

Kismaayo, 18,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa tacsi u diray ehelladii iyo dadka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen shacabkii dhalinyarada u badnaa ee shalay ku geeriyooday doonidii ku qarqoontay badda u dhaxaysa Talyaaniga iyo Masar. https://www.youtube.com/watch?v=GhDfdBOh5Io

Read More

Maanso: ‘’Dhabanna hays’’

Maansadani (Dhabanna Hays)  waxay ku saabsantahay TAHRIIBTA, waxaana ay igu dhalatay kaddib markii maanta lasoo sheegay warkii dhiillada ahaa ee Doonidii ay la socdeen dhalinyarada Soomaaliyeed ee gaadhaysay 500 oo ruux kuwaasi oo ku qar-qoomay biyaha u dhexeeya Talyaaniga iyo Masar. Warkan maanta soo dhacay Ma dhabbaa abwaanoow Umad baa dhamaatoo Dhiillaa baxaysoo Dhuuxbaa dareeree Horta mayla…

Read More

Shirka Amniga Afrika ee Sannadkan oo diiradda lagu saarayo sidii Xal loogu heli lahaa Qaaradda

Addis-ababa (QJ/SDN) – Shirkii shanaad ee Ammaanka Afrika oo shalay ka furmay Itoobiya, ayay Hoggaamiyeyaasha Afrika oo uu ka mid yahay Madaxweyne, Xasan Sheekh, waxay diiradda ku saareen sidii xal loogu heli lahaa caqabadaha ka jira Qaaradda Afrika. Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Hailemariam Desalegn oo kulankaan ka hadlay ayaa sheegay inay Afrika ka jiraan dhibaatooyin…

Read More