admin

Dawladda Masar Oo Sidii Hore Si Ka Duwan Uga Hadashay Mustaqbalka Somaliland & Xidhiidhka Ay La Yeelanayso

Hargeysa, 17,4,2016(QJ/SDN) – Danjire Maxamed Idriis oo ah kaaliyaha wasiirka arrimaha dibadda Masar ee arrimaha Bariga Afrika qaabilsan ayaa ka warramay safarkii isaga iyo wafti uu hoggaaminayaa ay dhowaan ku yimaaddeen Somaliland iyo kulamadii uu la yeeshay masuuliyiinta dalka. War lagu baahiyey bogga wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Masar oo uu Geeska Afrika soo turjumay…

Read More

Sheekh Maxamed Ayuubi Oo Ku Geeriyooday Magaalada Madiina Ee Dalka Sucuudiga

Madiina, 16,4,2016 (QJ/SDN) – Alle Naxariistii janno haka waraabiyee  Waxaa Maanta Geeriyooday Imaamkii Waynaa Ee tukin Jiray Masjidkii  Rasuulkeenii Subanaa  (N N K H) Sh.Maxamed Ayuubi Oo Ka Mid Ahaa Xufaada Luugu Jecleyahay Magaalada Madiina iyo caalamka islaamkaba . Quluubta Dadka Muslimka ah ayaa ah mid aan ilaawi doonin Codkii macaanka Badnaa Ee U Ugu…

Read More

BOORAMA: Wariye Maalinkii Labaad Xabsiga Ku Jira

Boorama, 16,4,2016 (QJ/SDN) – Maxamed Cilmi Jaray oo ah wariye madax-bannaan oo ka hawl-gala warbaahinta gobolka Awdal ee Somaliland ayaa maalinkii labaad ku xidhan xabsi ku yaalla magaalad Boorama. Wariyahan ayaa xadhigiisa lagu sheegay in ay ka danbeysay kaddib markii uu wareystay dadweynaha reer Boorama isla markaana uu weydiiyay heesta calanka Soomaaliya halkaasi oo dadkii…

Read More

SAWIRRO: Munaasibad Ballaadhan Oo Lagu Taageerayo Murashax Maxamed Xassan Finad Oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa

Hargeysa, 16,4,2016 (QJ/SDN – Xaflad ballaadhan oo habeenkii xalay ahaa ka qabsoontay magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Star ayaa waxa iskugu yimid dhalinyarada Taageerayaasha u ah Murashax Dr.Maxamed Xassan Xaashi [Finad] oo ka mid ah murashaxiinta u taagan doorashada aqalka baarlamaanka ee Somaliland. Munaasibaddan oo ahayd mid si wayn loo soo agaasimay isla markaana ay…

Read More

Madaxwayne SIILAANYO oo Ka Hadlay Qodobada Shirkii Hoggaamiyayaasha Somalia

Hargeysa, 16,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa war-murtiyeed ka soo saaray go’aamadii ka soo baxay shirkii Hoggaamiyaasha Madasha Qaran ee Muqdisho ka dhacay, kaas oo ay ka soo baxeen qodobo ka hadlaya Xildhibaanada u dhashey Somaliland sida loo soo xulayo. Madaxwaynaha  Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane,  Axmed Maxamed  Siilaanyo, Waxa uu u caddeeyay  dawladda federaalka…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaadhay Itoobiya oo uu uga Qayb-galayo Shirka Amniga Afrika

Addis-ababa, 15,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta Waddanka Itoobiya, isagoo uga gudni doona degmada Baxar-daar oo uu uga qayb-gelayo doona shirkii shanaad ee madasha Amniga Qaaradda Afrika oo berri furmaya. Shirkaan, ayaa looga hadli doonaa kaalinta Qaaradda Afrika ee Amniga Dunida iyo Hawl-gallada Ciidamada Nabad-ilaalinta ah. Waxaana…

Read More

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo u Dhoofay Maanta Itoobiya

Garowe, 15,4,2016 (QJ/SDN) – Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali [Gaas] ayaa Maanta u dhoofay Dalka Ethiopia, halkaas oo ay uga qayb-galayo shirar Canacasiga iyo Amniga Afrika la xiriira. C/weli Gaas iyo wafdigiisa ayaa waxaa sii sagootiyiay ku-xigeenkiisa C/xakiin Xaaji Camey, Guddoomiyaha Baarlmaanka, Axmed Cali Xaashi iyo xubno ka tirsan maamulka Puntland. Sidoo…

Read More

SAWIRRO:Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Suudaan oo ku heshiiyay dhismaha guddi Iskaashi

Khartoum, 14, 4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynayaasha Somalia, Xasan Sheekh iyo Suudaan, Cumar Xasan Axmed Al-Bashiir, ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Wadanka Suudaan ee Khartuum; halkaasoo madaxweynaha Somalia uu booqasho rasmi ah ku joogo. Hoggaamiyeyaashan ayaa kulankooda uga hadlay xoojinta xidhiidhka labada dal, iyagoo ku heshiiyay dhismaha guddi heer wasiir ah oo ka…

Read More

Baarlamaanka Jermalka oo Ansixiyay in Hawlo Militari ay Ciidamada Dalkaasi Kabilaabaan Soomaaliya iyo Mali

Brusseles, 14,4,2016 (QJ/SDN) – Sida lagu daabacay barta internetka ee wararka ee Sputnik shalay, baarlamaanka Jermalka ayaa ansixiyay qorshe ay hawlo militari uga bilaabayaan ciidamada militariga ee dalkaasi Soomaaliya iyo Mali.  Gaar ahaan ciidamadaa ayaa waxay hawlo militari ka bilaabayaan Mali iyo xeebaha Soomaaliya sida uu sheegay afhayeenka dawlada Jermalka Arbacadii shalay ahayd. Ciidamada Jermalka…

Read More

Daawo:- Xisbiga WADDANI Oo Soomaaliya U Jawaabay, Kana Hadlay Go’aammadii Shirkii Muqdisho

Hargeysa, 14,4,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha ku xigeenka xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Hargeysa ku sheegay in aanay Soomaaliland qayb ka ahan soomaaliya, isla markaana ay tahay in Soomaaliya ay Somaliland kaga dayato dimuqraadiyada iyo horumarka ka socda, isagoo ka jawaabaya go’aammaddii kasoo baxay shirkii wada-tashiga ee…

Read More

Xisbiga WADDANI Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Dhimista Uu Madaxweynuhu Ku Sameeyey Miisaaniyadda

Hargeysa, 14,4,2016 (QJ/SDN)) – Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ahna Guddoomiyaha Guddida Joogta ah ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa sharci daro ku tilmaamay in Miisaaniyadda Qaranka ee ay ansixiyeen Golaha Wakiiladu uu madaxweynuhu Siilaanyo Digreeto Madaxweyne ku dhimo isaga oo aan soo marin Golaha Wakiilada. Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo Wargeyska…

Read More

Somaliland: Ugu Yaraan Afar Wasaaraddood Oo Maanta U Jawaabay Soomaaliya

Hargeysa, 13,4,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Somaliland ayaa ka soo horjeesatey go’aamadii ka soo baxay shirkii Hoggaamiyaasha Madasha Qaran ee Muqdisho ka dhacay, kaas oo ay ka soo baxeen qodobo ka hadlaya Xildhibaanada u dhashey Somaliland sida loo soo xulayo. Go’aammada shirkaasi kasoo baxay ayay dowladda Somaliland sida fiinta uga qaylisay, iyadoo ugu yaraan afar wasaaraddood…

Read More