RW Xamse oo sheegay in ay la hadlayaan Kooxaha xagjiriinta
Muqdisho February 29, 2024 (QJ) -Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladdu ay diyaar u tahay inay wadahadal la gasho kooxaha hubeysan ee dalka ku sugan, haddii nabad la helo, balse wuxuu carrabka ku dhuftay inay marka hore joojiyaan dilalka iyo weerarrada lagu hayo shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan. Ra’iisul Wasaaraha…
