admin

Jabuuti iyo Turkiga oo heshiis kala sexeexday

Ankara February 22, 2024 (QJ) -Dowladaha Turkiga iyo Jabuuti ayaa kala saxiixday heshiisyo kor loogu qaadayo xiriirka iyo iskaashiga labada dal, xili uu sii kordhayso saameynta Turkiga uu ku leeyahay dalalka Geeska Afrika. Wasiirka Difaaca Turkiga Yasar Guler iyo dhiggiisa Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed, ayaa wada-hadallo ballaaran ku yeeshay magaalada Ankara, iyagoo ka wada-hadlay iskaashiga…

Read More

Itoobiya oo ka walaacsan arbin Soomaaliya u gudbisay QM

NY -Tesfaye Yilma Sabo, Safiirka Itoobiya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay warbixin dhawaan uu ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya u gudbiyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Warbixintu waxay ka hadlaysaa heshiiskii is-afgaradka ahaa ee Itoobiya ay la gashay Somaliland kaas oo sii xumeeyay xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya. Safiirka Itoobiya…

Read More

Madaxweyne Xasan oo isugu yeeray Baarlamaanka

Muqdisho February 20, 2024 (QJ) -Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinta berri ah isugu yeeray kulan deg deg ah oo ay yeelanayaan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Baarlamaanka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa kulanka maanta uga warbixiyay labada Aqal, isagoo tilmaamay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu…

Read More

Brazil calls Israel out on Gaza violence

Brasilia February 20, 2024(QJ)  -Brazil recalled its ambassador to Israel on Monday, hours after Israeli Foreign Minister Katz declared that President Lula would not be welcome in Israel, escalating tensions between the two nations. According to a statement released by the Brazilian Foreign Ministry, Brazil’s Foreign Minister, Mauro Vieira, summoned Brazil’s ambassador to Tel Aviv,…

Read More

QM oo Itoobiya iyo Soomaaliya talo u soo jeediyay

NY February 19, 2024 (QJ) -Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta yeeshay doodo ku saabsan xaaladda Soomaaliya, iyadoo looga hadlay arrimaha siyaasadda, bini’aadantinimada, dhaqaalaha, xuquuqul insaanka, nabadda iyo amniga. Diblumaasiyiinta ka qeyb galay kulanka ayaa waxaa ka mid ahaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing, Ergeyga…

Read More

Gollaha Wakiilada Somaliland oo markale ansixiyay xeer Lr. 14 iyo 19

Hargeysa February 18, 2024 (QJ) -Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golahaasi Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa lagu ansixiyey Xeerarka cusub ee Doorashooyinka Somaliland. Golaha oo ku fadhiyay 73 mudane, waxa ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen xeer Lr.14, kaas oo ay golaha guurtidu shalay ku ansixiyeen 59 cod. Sidoo kale, Xeer…

Read More

Guurtida Somaliland oo markale ansixisay xeer 91

Hargeysa February 17, 2024 (QJ) -Golaha Guurtida Somaliland ayaa marlabaad cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka doorashooyinka Somaliland xeer Lr.91. Golaha guurtida Somaliland ayaa wax ka bedel ku sameeyay xeerka doorashooyinka ka dib markii uu dhawaan madaxweynuhu dib ugu soo celiyay golayaasha sharci dejinta kadib markii ay soo baxeen qodobo la isku khilaafay. Golayaasha Guurtida…

Read More

Wasiirada Maaliyadaha dalka oo ka shiray dhaqaalaha

Muqdisho February 17, 2024 (QJ) -Shir ay isugu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka, iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa horumarinta dhaqaalaha, hannaanka maaliyadda dalka, iyo mideynta canshuuraha dalka. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige oo si rasmi ah u furay…

Read More