Webmaster

    “Cabdiraxmaan Cirro Oo Hasha Geela Cunta Ee Cabaadda, Isagaana ugu Qaylo Badan, Haddana Waakan Golihii Toddoba Cisho Fasaxay..” Saylici.

    Hargeysa:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Ku-xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cirro ku Eedeeyey inuu u heellan yahay sidii ay Doorashadu dib ugu dhici lahayd. Mudane Saylici oo ka jawaabayey su’aal laga weydiiyey inay xukuumaddiisu ku hawllan tahay tallaabooyin dib loogu dhigayo doorashooyinka dalka ka Muddaysan sanadka soo socda, ayaa arrintaas…

    Read More

      “Wixii ajaanibka iyo Beesha caalamku nagala bakhayli weyday Bulshada somaliland ee aanu u shaqaynayno Habeen iyo Maalin nagala Bakhayli mayso,”Wasiir Maxamuud Xaashi

      Hargeysa:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Wasirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadidka cirka Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa xukuumadda uu ka tirsan yahay ka difaacay Eedo beryahan uga imanayey Mucaaridka Dalka, waxana uu ku adkaystay inay  xukuumaddani tahay mid waxqabad ku caan ah. Wasiir Maxamuud Xaashi oo  Ka Hadlay Munaasibad xadhigga lagaga jarayey Mashaariic laga Hirgeliyey xarunta Wasaaradiisa, ayaa sheegay in waxqabadka…

      Read More

        Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ku Dhaartay Inay Xukuumaddu Xaq u leedahay Iibinta Guryaha Danta Guud, Hibayntoodana Xalaashaday

        Hargeysa:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Waxa uu markii ugu horraysay fasiraad ka bixiyey sababaha keenay Boobka Hantida Dawladda iyo Guryaha Danta Guud, taas oo Beryahan dambe bulshadu si weyn u hadal haysay. Wasiir Cabdirisaaq oo la Hadlay warbaahinta ayaa tallaabada xukuumadda uu ka tirsan yahay ku xaraashayso Guryahaas Dadka…

        Read More

          Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Xukuumadaydu waxay samaysay horumar ballaaran oo aan dib looga noqonayn”

          Muqdisho – 11 November 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa hadal ka jeediyey shirka wada jirka ah ee Hay’adda Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRF) iyo Golaha Sare ee Shuraakada Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya ee loo soo gaabiyo (HLPF) oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa ka-qaybgalayaashii…

          Read More

            Laba Mashruuc oo lagu soo Kordhiyay Madaarka Caasimada iyo Khudbad uu Madaxweyne ku Xigeenku ka Jeediyay DAAWO

            Hargaysa 11.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa  xadhiga ka jaray Dhismaha Baarkino loogu tallo galay inuu qaado in ka badan laba boqol oo gaadhi oo laga hir galiyey Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ay Wehelinayeen Wasiiradda Wasaaradaha Duulista iyo Hawadda iyo Hawlaha guud…

            Read More

              Cabdi Good Oo Ka Hadalay Muuqaladiisa Sida Sharcidaradaaa Loo Adeegsado {DHAGAYSO}

              Hargaysa 11,Nov 2014 (SDN/QJ)- Soo Saaraha Barnaamijka Isir raaca af somaliga oo ka baxa Telefishanka Somali Channel Cabdi Good Abees ayaa Warbaahinta bulshadu waxay si weyn u adeegsadaan Kelmado uu Isticimaalo oo halqabsi uu u leeyahay waxaa ugu Caansan Kalmada Subxaanaka yaa Cadiim oo ah Ilaahay ayaa Xumaan ka nasahan. Kalmadaha uu adeegsado ayaa qaab…

              Read More

                Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ku haftay Su’aalo ay saxaafadu la daba gashay DAAWO

                Hargaysa 11.Nov (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Wasiirada Duulista Mudane Maxamud Xaashi Cabdi iyo Hawlaha Guud ayaa Warbaahinta kula hadlay Madaarka Caasimada oo uu Madaxweyne ku xigeenku Xadhiga kaga jaray kaba Mashruuc oo wasaaradda duulistu ku soo Kordhisay Madaarka Cigaal. Madaxweyne ku Xigeenka J.S.L ayaa Warbaahintu…

                Read More

                  “Xukuumada Somaliland suxufiyiinta madaxabanaan markay runta sheegaan way xidhaa kuwa iyada ushaqeeyaa markay mucaaradka caayaana fiisayaal dibada ah ayay ku abaal marisaa…” Gudoomiye Cirro DAAWO

                  Berbera 11.Nov (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa Xukuumadda ku dhaliilay qaabka ay ula dhaqanto Saxaafadda Madaxa banaan oo uu tilmaamay in ay xadhig kaga jawaabto marka saxaafadda madaxa bannaani ay runta iyo dhacdada waddanka ka jirta soo bandhgaan halka uu taa bedelkeedana ku sheegay in war baahinta dawladda wariyaha mucaaridka caaana in lagu…

                  Read More

                    Baraamijkii Isir Raca Afka Soomaliga ee wariye Cabdi Good oo xisad dagaal ka dhex abuuray abwaaniinta ku dhaqan London halkan ka daawo heesta uu ka dhashay dagaalku

                    london 10Nov14(SDN/QJ|)Abwaanin ku dhaqan london ayaa waxay werar ku soo qadeen wariye cabdi good oo ka hadla baraamijka isir raaca afka Soomaliga , baraamijkan oo ka bixi jiray Somalichenel ayaa waxa hawada ka baxay tvgii u ka hawl gali jirtay , wariye Cabdi Good ayaa waxa uu dhawaan furtay chenell u gara xaga yotubka taas…

                    Read More

                      Daawo:Wasiirka Beeraha Somailand farax Cilmi Gedole Ayaa Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Uga Warbixiyey Hawlaha Shaqo Ee Wasaradiisa

                      Hargeisa 10/11/2014(SDN/QJ)wasirka beeraha somaliland faarax cilmi geedole ayaa saaka hortagay  gudida jogtada ah ee golaha guurtida  isagoo  uga warbixiyey  gudidasi  hawlaha wasrada beeraha somaliland isagoo  uga shekyey  waxqaabadkii  wasaradiisa  ee mudadii uu xilaka hayey  iyo waliba qorshayasha wasaradiisa https://www.youtube.com/watch?v=r9DTxFQ4N2Y&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Warabe Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Isagoo Walaac Balaadhan Ka Muujiyey Tabaabusho La,aanta Doorashada 2015

                        Hargeisa 10/11/2014(SDN/QJ)gudoomiyha  xisbiga kulmiye eng faysal cali waraabe ayaa maanta dalka ku soo noqday ka dib markii uu safar in mudo ah  ku maqnaa dalka dibadisa  faysal cali warabe aya ka hadlay xadhiga wriyaysha iyo waliba hanti  boobka xukuumada somaliland ku kacayso Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Hoggaamiyihii Kooxda ISIS Oo La Sheegayo In Gantaal Lagu Dhaawacay

                          Mousil:Nov,10,2014(SDN/QJ)-Wararka Laga Helayo Saraakiisha Xukuumadda Taagta Daran ee Ciraaq, ayaa sheegaya in jimcihii Magaalada Musil lagu dhaawacay Hoggaamiyihii Ururka ISI Abu bakar Baghdadi. Inkastoo warkaasi kasoo Baxay Xukuumadda Dalka Ciraaq, haddana Saraakiisha Aqalka Militeriga dalka Maraykanka ee Duqaymahan Fuliyey, ayaan wali xaqiijin warkaas la faafiyey. Wasiirka Difaaca ee Ciraaq, Khalid al-Ubaydi ayaa soo fariin uu…

                          Read More

                            Mu’assasada Al-Minhaaj Galdogob oo Safar Dacwo ku tagtay Xero-jaale iyo Isqanbuus (Sawiro)

                            Galdogob Nov 10,2014(SDN/QJ)- Culumada Mu,assasada Alminhaaj Galdogob oo ay wehliyeen Odoyaal , Waxgarad iyo waliba Masuul kamid ah Gudida joogtada ah ee Golaha Deegaanka degmada ayaa waxay ugu bexeen Jowlo dacawi ah qaybo kamid ah tuulooyinka hoostaga Degmada Galdogob. Jawladaani oo ah tii labaad ee Mu’asasadu ay ugu baxdo Deegaanada Hoostaga Galdogob ayaa waxaa looga…

                            Read More

                              Haweenay Soomaaliyeed Oo Ku Guulaystay Billad Urur Yuhuuddu Leedahay Bixiyaan

                              London:Nov,10,2014(SDN/QJ)-Haweenay  soomaaliyeed oo Da’yar isla-markaana wax ka qortay arrimaha Cunsuriyadda iyo Kala Faquuqa Bulshada, ayaa ku Guulaystay Billad ay si weyn uga soo horjeedaan Dad muslimiinta ahi, taas oo ay Bixiyaan urur  ku shaqeeya Afkaarta Yuhuuddu. Haweenaydan oo lagu magacaabo Bilan Osman, ayaa Heshay  billada lagu magacaabo Elsa-priset iyadoo la siin doono 20.000 Koron, taasoo…

                              Read More

                                Haddii Aanu Nahay Xisbiga Wadani Laanta Sweden””Xu​ska Saxaafada Dalka Waxa Aanu Ku Xuseyna Maaliin Madow(Blac​k Day)

                                waxa aan marka ugu horeyisa ku salamayna dhamaan bahda saxaafada iyo dadka damiirka leh in aay uu murugodaan dhibka haysta sacaafada dalka, sida laga wada war qabo ummadu waxa aay soo martay waqtiyo badan oo kala duwan kuwaaso aan halkan lagu soo koobi kariin,saxafada dalkuna waxa laga soo bilaabay ,,khad madow iyo qori lagu qoro,waxa…

                                Read More

                                  Masaarida Oo Ku Baaqday Shir Degdeg ah Oo Lagu Suulinayo Khilaafka Madaxda Soomaalida

                                  Qahira:Nov,10,2014(SDN/QJ)-Iyadoo uu jiro khilaaf Dunidu aanay jeclaysan oo u dhexeeya Madaxda Dawladda Somalia ugu sarraysa, ayaa waxa sidoo kale soo kordhaya baaqyada  laga soo saarayo dhibaatada soomaalida Haysata. Dowlada Masar  oo haatan horboodda Jaamacadda Carabta, ayaa ku baaqday in la qabto shir deg deg ah oo isugu imaanayaan xubnaha joogtada ka ah Ururka Jaamacada Carabta…

                                  Read More

                                    Dhaawac Culus Oo Loo Geystay Wariye Ka Hawlgeli Jirey Idaacado Muqdisho ku Yaalla

                                    Muqdisho:Nov,10,2014(SDN/QJ)-Qarax Loogu xidhay Gaadhigiisa, ayaa waxa uu dhaawac culus gaadhsiiyey Wariye Nuure Maxamed Cali oo ka Hawlgeli jirey Idaacado ku yaalla Magaalada Muqdisho. Gaadhiga wariyuhu watay oo ahaa Nooca ZUSUKI-ga loo yaqaanno ayaa ku qarxay Isgoyska KM4, waxana la sheegay in xaaladdiisa caafimaad tahay mid liidata. Wariyaal ka tirsan Radio Kulmiye oo Isbitaalka Madiina ku…

                                    Read More

                                      “Inankaan Abtiga u ahay ee Warancadde wuxuun buu yidhaahdaa Xabad uun Baan hayaa waa Run oo Markii uu xamar Joogayba Xabad uun Baa jirtey.”Muj. Xasan Guure

                                      Hargeysa:Nov,10,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka Xasan Guure Jaamac, ayaa ka Hadlay tallaabooyinka cabadhinta ah ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku Hayso Xorriyatul qawlka iyo Xuquuqda Saxaafadda. Mujaahid Xasan Guure oo la Hadlay Saxaafadda, ayaa tilmaamay in tallabaooyinka xukuumadda shacabka ku cabudhinaysaa ay kamid tahay wixii shacabkani kasoo dagaalameen ee ay kala kulmeen Xukuumaddii Maxamed Siyaad…

                                      Read More

                                        Prof Cali Khaliif Galaydh oo Qirtay In Itoobiya laga Masaafuriyay,Wada hadal uu Somaliland la Galayo iyo Jawaabta Gudoomiyaha Ucid {DHAGAYSO}

                                        Washington 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Prof: Cali Khaliif Galaydh oo dhawr bilood ka hor ay Kooxda la baxday Maamulka Khaatumo oo dhawaan Ciidammada Somaliland ka caydhiyeen deegaanno ay gobollada Bariga, gaar ahaan Sool ka joogeen Kooxdaasi, ayaa sheegay inuu wadahadal la furayo Somaliland, hase-yeeshee, aanay haba-yaraatee wadahadli karinba Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Prof Galaydh oo Su’aalo…

                                        Read More