Webmaster

    “Waxaad Mooddaa In Madaxweyne Siilaanyo Weli U Shaqaynayo Dawladdii Siyaad Bare Ee……” Muj Xasan Guure DAAWO

    Hargaysa 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maddasha wadda-tashiga iyo toosinta qaranka Somaliland Xasan Guure Jaamac ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku sifeeyay hogaamiye weli aaminsan inuu ka tirsan-yahay Nidaamkii Maxamed Siyaadda Bare, waxaanu sheegay in aanu isku aaminsanayn inuu Hoggaamiyo Somaliland. Mujaahid Xasan Guure Jaamac waxa uu Sheegay in Xukuumada haatan talisaa ay Cabudhinayso Xoriyaadkii Saxaafada

    Read More

      Sababihii uu Ku Yimid Gabay la yaableh oo loo tiriyay Marxuun Maxamed X.Ibraahin Cigaal DHAGAYSO

      Hargaysa 10,Nov 2014 (SDN/QJ)- Gabey uu tiriyey  madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigal, wakhtigii uu ka ahaa ra’iisal-wasaaraha dalkii Soomaaliya ee Siyaad Barre Af-gembigga ku sameeyey oo uu isagana jeelka u taxaabay. Gabaygan oo uu Jeelka ka soo tiriyay Egal waxa u soo dhiibay Abusite oo la xidhnaa oo la soo daayey…

      Read More

        “Waxaan la Yaabay Nin Wasiir ah oo Yidhi Xamar Weriyeyaasha Waa lagu laayaa,Caqligaas kamaan filayn laakiinse waxaan leeyahay Xamar Wasiiradana waa lagu dilaa” Gudoomiyaha Wargayska Ogaal {DHAGAYSO}

        Hargaysa 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir, ayaa ka hadlay xaalada ay ku sugantahay warbaahinta Somaliland iyo Cabashada Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo ah xukuumadii ugu badnayd ee xidhxidha suxufiyeen. Sidaa wuxuu gudoomiyuhu ka sheegay kulan lagu xusayay maalinta Saxaafada Somaliland oo Lagu Qabtay Hotel Xaraf ee Magaalada Hargeysa. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA…

        Read More

          Ku dhawaad 20 Sanno oo uu Silsilad ku Xidhnaa isagoo Waalan ayay Rajada Noloshiisii Maalmo Kooban Sidan iskugu bedeshay DAAWO.

          Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Kani waa Mid ka Mid ah Dhallinyarada uu ku dhacay Xannuunka Dhimirka ee asiiba Maskaxda aadamaha,dhawr iyo Tobankii Sanno ee u danbeeyay ayuu wehel la ahaa Xannuunkan. Waxa Silsilad adagi loogu sameeyay Jiingad yar oo ku dhex taala halka reerkoodu degan yahay oo ah Xaafada Siinay ee Magaalada Hargaysa .  …

          Read More

            “Xukumaddaha Afrikaanka marka arimuhu ka qasmaan laba arimood baa si caddaan ah loogu gartaa oo aan khaldamayn” Muj Xasan Ciise Jaamac DAAWO

            Hargaysa 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne xigeenkii ugu horeeyay ee Somaliland Xasan Ciise Jaamac, ayaa Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ku sifeeyay mid ay ka muuqdaan Astaamaha lagu garto Xukumad wax ku si yihiin.waxa uu sheegay in Xukumaddaha Africa intooda badan markay sii dhacayaan Saxaafadda cabudhiyaan islamarkaana Hantida umadda leexsadaan Xasan Ciise oo  ka hadlay Xidhiidhka Wanaagsan ee…

            Read More

              “Xukuumadani Waa Faqash Oo Waa Faqash, Laakiin Waa Faqash Aynu Ku Ridi Karno Sanduuq Iyo Warqad” Mujaahid Cali Guray DAAWO

              Hargaysa 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Ku simaha Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahnaGuddoomiye ku-xgeenka Sadexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID  Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray),ayaa Xukuumadda Talada haysa ee Madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay in ay taha Faqash taasoo uu tilmaamay in lagu ridi karo farta oo uu uga jeedo codka doorashada kal dambe. Mujaahid Cali-Gurey oo maanta…

              Read More

                DAAWO:Yusuf Gaboobe”Siiraanyo Si Shakhsiyaan Ula Hadalayaa, Waa La Garnayaa Cida Cararta Marka Xabadu Dhacdo

                Hargeysa Nov 09,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha jariirada Haatuf Md Yusuf Gaboobe oo khudbad dheer ka jeediyay munaasibadii xuska maalinta saxaafada Somaliland ayaa waxa uu sheegay in Siilaanyo marka xabadu dhacdo noqonayo ka u horeeya ee carara. Yusuf Gaboobe ayaa hadaladan ka dhan madaxweynaha waxa ay muujineysa halka cillku gaarsiiyay iyo sida uu uga niyad jabay xal laga gaaro…

                Read More

                  Wasaaradda Waxbarashada oo tababartay Macalimiinta Iskuulada Sare ee Aada Dugsiyada

                  Muqdisho Nov 09, 2014(SDN/QJ)-Wasaaradda waxbarashada iyo Barbaarinta Dowlada Federaalka Soomaaliya  ayaa u soo xirtay Tababar Macalimiinta dhawaan ay wasaraadu u qaadatay Dugsiyada sare ee Dowladda kuwaas oo lagu wado in dhawaan ay si toos  ah u bilaabaan waxaan lagu qabtay Tababarka Hoteel Golobal ee  Magaalada Muqdishu ee Dalkan Soomaaliya. Xiritaanka Tababarka Macalimiinta waxaa ka hadlay ku…

                  Read More

                    R.W Cabdiweli ayaa ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid Marxuum Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Geesood

                    R.W Cabdiweli ayaa ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid Marxuum Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Geesood. Mogadishu, 09 November 2014– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa halkaan tacsi tiiranyo leh uga diraya qaraabadii, ehelkii iyo dhammaan Salaadiinta Soomaaliyeed, isagoo ku hadlaya magaciisa, kan xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee…

                    Read More

                      Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Ugaas Axmed Ugaas

                      Muqdisho: Nov 09, 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Allaha ha u naxariistee Marxuum Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali (Geesood) oo maanta ku geeriyooday degmada Galdogob ee gobolka Mudug. “Innaa Lillaahi wa innaa Illayhi raajicuun, waxaan Eebbe ka baryayaa inuu dhammaanteen samir iyo iimaan naga siiyo Marxuum Ugaas Axmed…

                      Read More

                        Wasiirka Warfaafinta oo Isku Shaandhayn Kooban Ku Sameeyay Madaxda Qaybaha Warfaafinta iyo Wejiyada Soo Kordhay.

                        Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa isku shaandhayn Kooban ku sameeyay qaar ka mid ah Madax qaybeedyada Wasaaradiisa .   Wasiirku Wuxuu Maamulaha Idaacada Radio Hargaysa u Magacaabay Maxamed Siciid Muxumed oo dhawr jeer soo qabtay Jagadan halka uu Siciid Aadan Cige oo ahaa Agaasimihii…

                        Read More

                          Daawo:Somaliland Oo Maanta Si Balaadhan Looga Xusay 9novenber Oo Aha Maalinta Saxaafada Somaliland Xili ay Warbaahinta Cadaadis ba,an Lagu Hayo

                          Hargeisa 9/11/2014(SDN/QJ)9novenbar  guda ahaa waxa somaliland  looga aqonsanyahay  maalinta saxafad  somaliland hadaba waxa saaka maalintasi lagu xusay hutell xaraf ee magaalada hargeisa xuska maalintasi aya waxaka soo qayb galay  guud ahaan saxafiyiinta  somaliland iyo waliba mulkiilyasha warbaahinta madax banaan ee somaliland Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Daawo: Dhalinyartii qaban qabinaysay Shirka Cadaadlay Oo Xukuumada Axmed Siilanyo Xubno Kamida U Taxaabtay Xabsiga

                            Hargeisa 9/11/2014(SDN/QJ)dhalinyaradii qaban qabinaysay  shirka  heer qaran  ee dhalinyarad somaliland ee lagu qaban doono  deeganka cadaadlay  ayaa saaka ka hadlay xadhig  ay xukuumada somaliland u gaysatay mid kamida dhalinyaradasi  iyagoo xukuumada ugu baaqay inay sida ugu dhakhsiyaha badan u soo dayso  wiilkasi https://www.youtube.com/watch?v=HR2ugIkRSfI&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeias SDN?QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Daawo:Mulkiilaha televionka HCTV Farxan Xaaji cali Oo Maanta Saxaafad La Xusay Maalinta Saxaafada Somaliland Kana Hadlay Sababaha Gurigisa Looga Saaray

                              Hargeisa 9/11/2014(SDN/QJ)mulkiilaha hctv farxan xaaji cali axmed ayaa maanta ka hadlay  saxafadu xuquuqday  leedahay  mar  uu joogay  goob  lagu xusaayey  maalinta sxafad somaliland 9novenber  isagoo sidoo kale  ka hadlay  sasbabihii gurigiisa looga saarau https://www.youtube.com/watch?v=zJYVXQqQ9SQ Hargeisa SDN?QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha somaliland Cali Maxamed Waran Cade Oo Ka Hadlay Arinta maxjarka Magaalada Berbera Xili Aanay Ku Kalsoonayn Dhinacyada isku Haya Maxjarka

                                Hargeisa  9/11/2014(SDN/QJ)wasiirka arimaha gudaha somalilad ali maxmed  waran cade ayaa  maanta ka hadlay  arimo  badan  oo maalmihii ugu  danbey ka taagna gobalada iyo degmooyinka somaliland oo oo slaadinta iyo cuqaasha somaliland ay ugu  baqayen inay  wax ka qabato dhinacyada saxafada iyo  waliba arinta macjarka berbera https://www.youtube.com/watch?v=Tx5R9xSqjnk&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More

                                  Madaxweyne Siilaanyo oo arrimo badan Maanta dib u Soo Gocday Jawaabna ka Bixiyay iyo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu Bulshada u Jeediyay {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha jSL Md Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta bulshada Gudo iyo Dibadba Meeel ay Joogaan Waxa uu kala hadlay Warbaahinta qaybaheeda kala duwan . Khudbada Madaxweynaha ayuu kaga hadlay Qodobo door ah oo ay ka Mid Yihiin Arrimaha Doorashooyinka Iyo Diiwaangalinta, Diiwaangalinta Madaniga Ah, Cabashadii Odayada Dhaqanka Ee Boorama,Iyo Nabadgelyada,…

                                  Read More

                                    Tvgii Somalichenel oo Hawada ka baxay iyo Cabdi good oo baraamijkisii ku soo saray goob madax banaan daawasho wacan

                                    London09Nev14(SDN/QJ) waxa dhawaan dhaqaalo xumo soo saartay tvyada ku hadla afka soomaliga ee ku yala london ka dib markii dhaqalahii ku bixi jiray dhinaca stalaytka ay awood u wayeen iyo shaqalaha oo ku shaqayn jiray si iskooda oo u soo saran jireen baramijyadooda waxa hore hawada uga baxay Tvgii Somsat iyo StarTv waxa isna dhaqaale…

                                    Read More

                                      Daawo:Boqor Raabi Yuusuf Oo Ka Hadlay Hadalo Ay Maalmihii Ugu Danbeyey Is Waydarsanayen Salaadin Iyo Siyaasiyiin Ka Soo Jeeda Koonfurta Iyo Bariga Hargeisa

                                      Hargeisa 9/11/2014(SDN/QJ)boqor  raabi  yuusuf  c/lahi  ayaa ka hadlay  hadal  malmihi ugu  danbeyey ay  salaadinta iyo siyaasiyn ka soo jeeda  koonfurta iyo bariga hargeisa is waydarsaneyn isagoo boqorku  ugu baaqay salaadiinta iyo  madax dhaqameedka inany  ku dhex  milmin  siyaasinta Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                      Read More

                                        Cali Khaliif: Haddii maamulka Somaliland uu diyaar u yahay wada-hadal,annaguna diyaar ayaan u nahay, aniga iima muuqdo wada-hadal i rajo gelinaya oo annaga iyo Puntland na dhexmari kara

                                        Washington Nov 09,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha maamulka aan caga dhigan ee Khaatumo Cali Khaliif Galeyr oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa ka waramay xiriir wadahadal oo dhex mari kara isaga iyo Jamhuuriyada Somaliland. Cali Khaliif oo ka waramayay xaflad soo dhaweyn ah oo loogu sameeyay magaalada Washington waxa uu uga waramay sida uu diyaarka ugu yahay wadahadal uu…

                                        Read More

                                          Canbaareyn mug leh oo ku wajahan Xukuumada falkii ka dhacey Berbera 3/11/14 taas oo Maleeshiyo beeleed hubeysan oo masayr degamsani qaadey ay baabiiyeen dhisme maxraj cusub oo ka socdey Koonfur Bari Berbera

                                          Waxaa ceeb iyo fadeexad qaawan ku ah  xukuumada Siilaanyo sida ay ugu fashilantey dhacdadii Berbera ka dhacdey 3/11/14 Taas oo ay Maleeshiyo beeleed hubaysan oo u muuqdey markaa in ay kalsooni ka haystaan Xukuumada ay cagta  mariyeen dhismihii  maxrajka cusub ee ay ka maseyreen dhismihiisa. Waxaa shacabka JSL Maanta u-cadaatey in duufaanada, shirqoolada,wanjalaada,khilaafyada iyo dabin isu maleega ka dhacay magaalada Berbera iyo guud…

                                          Read More