“ Lawyacado waxa aan ku arkay waa wax la yaab leh, waa wax astaantii xukuumad dadkeedii cumaha haysa oo kale” Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Waddani
Boorame 19.Jan 2014 (SDN)-Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga Waddani Md. Axmed Muumin Seed oo ka soo laabtay safar todobaado qaatay oo uu ku tagay dalka Djibouti ayaa ka war bixiyay safarkiisa waxana uu ugu horayntii ku tilmaamay Madaxwaynaha Jamhuuriyada Djibouti Md. Ismaaciil Cumar Geele nin nabadeed astaantiisuna tahay Mandela-hii geeska Africa. Axmed Muumin Seed…
