Webmaster

    Guddomiyaha xisbiga UCID ee dalka Uganda Khadar Bitijoor waxa uu tacsi tiraanyo leh u dirayaa qoyski iyo qaraabadi uu ka baxay Sheekh Axmed Cali Weerar

    Guddomiyaha xisbiga UCID ee dalka Uganda khadar Bitijoor waxa uu tacsi tiraanyo leh u dirayaa Cullimo Awdiinka Dalka,Ehelkii, Qaraabadii,Qoyskii,Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland Geeridii naxdinta laheyd ee ku timi,isaga oo ka tacsiyadaynaaya geeridaku timid ALLE ha u naxariisteeMarxuum Sheekh Axmed Cali Weerar oo ku geeriyooday DalkaJabuuti. Marxuumka oo loogu qaaday Xaalad Caafimaad dhawaan dalka Jabuuti,waxa uu…

    Read More

      Tacsi ku socota Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxa Sheekh Axmed Cali Weerar

      Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Sheekh Axmed Cali-Weerar oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Jabuuti (18/01/2014). Waxan Dhambaalkan Tacsida ah u dirayaa Duaryadiisii uu ka baxay Marxuumku, meel kasta oo ay joogaanba, Ehelkii, Beeshii iyo Dhammaan Shacabka Somaliland. Waxan Marxuumka Illaahay ugu Baryayaa in uu Naxariistii Janno…

      Read More

        Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland oo ka Tacsiyadeeyay geeri ku timi Sheekh Axmed Cali Weerar

        Hargeysa Jan 19,2014(SDN)-Madaxweyne ku- xigeenka isla markaana ah ku simaha madaxweynaha Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici ayaa maanta ka tacsiyadeeyay geeridii naxdinta laheyd ee ku timi Allaha u Naxariistee Marxuum Sheekh Axmed Cali Weerar oo Jabuuti ku geeriyooday. “Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha JSL, waxa…

        Read More

          Murankii Ka Taagnaan Jirey Wasaaradda Warfaafinta Oo Dib u curtay iyo Maareeyaha Telefishanka oo Iska Diiday Wareegto Madaxweyne Oo Uu Wasiir Cukuse Madaarka ku Qaybinayey

          Hargeysa:19-Jan-2014(SDN)-Waxa mar kale dibadda u soo Baxay murankii iyo is qabqabsigii kooxaysnaa ee ay wasaaradda Warfaafintu caanka ku ahayd oo in badan la isku dayey in xal loo helo. Muranka oo muddo gaaban si hoose oo dambabasay, ayaa soo laba kacleeyey ka dib markii uu wasiir cukuse Madaarka maalintii shalay warbaahinta ugu qaybiyey warqad ahayd…

          Read More

            Shirkii Turkiga uga Socday Somalia iyo Somaliland oo Soo Dhamaaday iyo Natiijada oo La Filayo Saacadaha Soo Socda

            Stanbul:19-Jan-2014(SDN)-Waxa Maanta oo Axad ah la Filayaa inuu Si Rasmi ah u soo gebogeboobo wadahadalkii Dalka Turkiga uga socday Dhinacyada somalia iyo somaliland. Shirkan oo indhaha soomaalidu ku jeedaan, ayaa soconayey muddo saddex cisho oo hore ah, waxana in badan la isla jeexjeexay in la soo saaro wax loo dhan yahay oo labada shacab ku…

            Read More

              Dr Baadiyow Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Wasiirradii Ka Codeeyey Xukuumaddii Saacid ee ay Ka Midka Ahaayeen iyo Arrinta Guddoomiye Tarsan ee Haatan Taagan

              Muqdisho:19-Jan-2014(SDN)-Waxa Markii ugu horraysay si Toos ah  uga Hadlay Xaaladda siyaasadeed ee ay keentay Xil-ka-qaadistii Ra’isal wasaare Saacid Siyaasiga Soomaaliyeed ee Cabdiraxmaan Macallin Baadiyow oo marar Badan isku soo taagay Madaxweynenimada Somaliya. Dr Badiyow, ayaa sidoo kale ka Hadlay Wasiirradii u ololeeyey inay Ridaan Xukuumaddii ay ka tirsanaayeen  oo markaas loo ballan qaaday midda dambe…

              Read More

              Tababarihii Bernat FC Redger Davids oo Iscasiley Iyo Santos oo 1-0 Ku Khaarijisey Pircicaba.(By Jaahuur)

              London-18-Jan-2014-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa tababarihii naadiga Bernat FC Edger Davids ahaan jireyna xiddiggii reer Netherland u soo kifaaxay. Redger Davids ayaa u soo ciyaarey Naadiyaal kala duwan sida Ajax,Ac Milan,Barcelona,Juventus,Inter Milan,Tottenham,Cry Palace, iyo Bernat. Davids intuuna tababaraha u noqon Bernat wuxuu u ciyaarey 38-kulan wuxuu dhliyey hal gool shan calaamadda…

              Read More

                Saamaynta Qurbaha iyo Dhaqanka Guurka Soomaalida

                Ottawa Jan 18,2014(SDN)-Soomaalida qurbaha ku nool waxa ay la soo degeen mujtamacyo ay inta badan ku kla duwan yihiin dhaqanka iyo diinta. Shaki ma laha in dhaqamada ay Soomaalidu ugu yimaadeen qurbuhu uu saamayn ku leeyahay guurka Soomaalida degan  qurbaha khaasatana wadamada Galbeedka. Saamayntaas iyo inta ay le’egtahay ayaan ku eegaynaa barmaamijkii labaad ee barmaamijka …

                Read More

                  Your emotions are the slaves to your thoughts, and you are the slave to your emotions‏

                  Emotion is psychology and thinking is subjective, conscious experience characterized primary by physiological expression, biological reactions, and mental states.  Emotion is often associated and considered equally influence with mood, temperament and personality. The outcome  of the emotions is that they lead us astray. Anyone can become angry. That is easy. But to be angry with the right person, to the right degree,…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ku Margaday inuu Yahay Murashax Madaxweyne Iyo In kale {DHAGAYSO}

                    Hargeysa 18.Jan 2014 (SDN) -Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa Gaar ahaaan Xarunta Xisbiga  Kulmiye ayaa Ku Margaday Isla Markaana Jid iyo Ceel u Saari kari Waayay inuu Yahay Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye marka la gaadho Shirweynaha Xisbiga Kulmiye . Muuse Biixi Cabdi waxa uu sheegay maalmahan…

                    Read More

                      Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka oo Kulan La Qaadatay Mas’uuliyiin ka Socday Cisbitaalka Maxamed Aadan sheekh

                      Wasiir u xigeenka wasaaradda Caafimaadka ee JSL Marwo Nimco xuseen qawdhan ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay mas’uuliyiin ka socday hay’adda gacanta ku haysa cisbitaalka caruurta ee Maxamed Aadan sheekh ee Magaalada hargeysa. Mas’uuliyiintan oo ka soo kicitimay magaalada Turino ee dalka talyaaniga ayaa maalmahii u dambeeyey ku sugnaa dalkan JSL iyagoo qiimayn ku samaynayey qayb…

                      Read More

                        Dhegeyso Madaxweyne Siilaanyo oo ka waramaya safarka uu Faransiiska ugu anbabaxay(SAWIRO)

                        Hargaysa 18.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha JSL MD AXmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay dalka isagoo socdaal shaqo ugu kicitamay dalka Faransiiska oo uu martiqaad rasmi ah ka helay. Madaxweynaha iyo weftigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Egal Intranational Airport ee magaalada Hargeysa ku sii dhoweeyey mas’uuliyiinta qaranka oo uu ugu…

                        Read More

                          President Silanyo Embarks on Official Visit to France

                          Hargeisa, 18 Jan 2014 (SDN) –Somaliland President Ahmed Mohamed Silanyo has on today left the country for an official visit to France after receiving official invitation from French government. President Silanyo told media in Hargeisa’s Egal international airport prior his departure that he received an invitation from the French government and he will go there…

                          Read More

                            Waxa ka muuqata maanta dawladda Xamar ka dhisan inay magacawday ugu yaraan 8 shakhsi oo ka soo jeeda Somaliland,taas oo jawaab cad u ah wadahalada socda” Gudoomiyaha Kulmiye

                            Hargaysa 18.Jan 2014 (SDN)-Guddoomiyaha xisbiga tallada Somaliland haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ka hadlay 8 shakhsi  oo ka soo jeeda Somaliland oo dawladda Muqdisho ee cusubi xilal u magacowday, taasina ay ka turjumayso inaanay Soomaaliya daacad ka ahayn wada hadalada labada dal u socda. Gudoomiye Muuse Biixi waxa uu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id…

                            Read More

                              Somaliland to Attract Investors with ‘Dubai Model’

                              Dubai, 18 Jan 2014 (SDN) –Somaliland, an autonomous region in the Horn of Africa, wants to replicate the “Dubai model” in a bid to attract foreign investment, develop infrastructure and generate employment opportunities. “We are looking at … building free zones like Jebel Ali. We have already created a tax regime that reduce tax on…

                              Read More