Webmaster

    “Waxaa laga Wada Hadlay Sidii uu Faransiisku Taageero Dhaqaale iyo Mid Siyaasi u Siin lahaa Somaliland” Ka Daawo Qurbejoog.com Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo

    Paris 20.Jan 2014 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Ku Sugan Magaalada Paris ee Xarunta Wadanka Faransiiska ayaa maanta Si rasmi ah u Guda Galay Hawlihii Shaqo ee ay u tageen dalkaas. Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga Dr Maxamed C.laahi Cumar oo Xubin ka ah Weftiga uu…

    Read More

      Go’aamo laga Soo Jeediyay Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida

      Hargaysa 20.Jan 2014 (SDN)- Golaha Guurtida ee jamhuuriyadda somalialnd ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominaayey Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golahaasi Md:Cabdi raxmaan sheekh Yuusuf Shekh Madar ayaa mudanayaasha waxay warbixin ku saabsan arrimaha Nabdagalyada dalka,  kaga dhagaysteen Guddi hoosaadka  Guddida Nabadgalyada iyo Difaaca Qaranka . Gudoomiyaha Guddi hoosaadka  Guddida Nabadgalyada iyo difaaca qaranka…

      Read More

        SOMALILAND: Turkish FM Davutoglu Makes Diplomatic Phone Calls to Somaliland and Somalia Ministers

        Ankara, 20 Jan 2014 (SDN) -Turkey’s Foreign Minister Ahmet Davutoglu held phone talks with Somalia’s Interior Minister Abdikarim Hussein Guled and Somalia’s autonomous region Somaliland’s Foreign Minister Mohamed Yonis. High-level talks between Somalia and Somaliland on reaching future agreements began in April last year in Turkey’s capital Ankara. An agreement was signed on Saturday, committing…

        Read More

          Faysal Cali Waraabe oo Galka Seefta kala Baxay Qaadacayna Maxsuulkii Shirkii Wada Hadalada iyo C.raxmaan Cirro oo Joog Hoose ku duulay

          Hargaysa 20.Jan 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Daboolka Ka Qaaday inaanay Xisbi ahaan Marnaba Aqoonsanayn Qodobadii ka Soo Baxay Shirkii Wada Hadalada ee Somaliland iyo Somalia ee Maalintii Shalay lagu soo Gabo Gabeeyay Magaalada Istanbul lagana soo saaray War Murtiyeedka Ka Kooban Sagaalka Qodob. Waxa uu Gudoomiyaha Ucid ku Dooday…

          Read More

            Kulan Maanta Dhex maray Wasiir Ku Xigeenka Ganacsiga iyo Mas’uuliyiin Ka Socotay Hay’ada Qaramada Midoobay ee UNDP

            Hargaysa 20.Jan 2014 (SDN)- Wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga iyo maalgashaiga caalamiga ah md bashiir cabdi xariir ayaa maanta xafiiskiisa  kula kulamy ku xigeenka xafiiska hayada UNDP ee Nairobi oo Mr david akobyan ay weheliyaan madaxa hayada UNDP ee Somaliland Mr steven Kanldeh iyo mackel firmbeg oo ah khabiir ku takhasusay culuumta dhaqaalaha oo ka…

            Read More

              Ururka Isku Xidhka Dhalinyarada Somaliland(Somaliland Youth Network Uk) oo soo bandhigay waxqabadkii Sanadkii 2013

              London 20Jan13(SDN)Waxa Galbeedka London lagu qabtay xaflad balaran oo uu soo qaban qabiyey  Ururka Dhalinyarada Somaliland(Somaliland Youth Network) oo ah urur ka midaysan waxqabadka dhalinta reer somaliland xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Uk xafladan ayaa waxa lagu furay ayadaha quranka kariimka oo aqriyeyxubin dhalinta reer somaliland ee quranka…

              Read More

                Weftigii Xukuumada ee Ku Sugnaa Gobolada Bari oo Deeq kala duwan Gaadhsiiyay Goobaha Adeega Dadweynaha

                Buuhoodle 20.Jan 2014 (SDN) Wasiirka arrimaha gudaha ee  Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa deeq isugu jirta xoolo iyo agab kale gaarsiiyay isbitaalka guud ee degmada Buuhoodle, saldhigga booliska iyo xarumaha daryeelka agoonta. Wasiirka oo kulan la yeeshay ganacsatada, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada ayaa kala hadlay arrimaha ganacsiga iyo nabadgelyada. Wuxuu tilmaamay in…

                Read More

                  Kooxda Alshabaab oo Weerar Kedisa ah Ku Eekeeyay Saldhiga Ciidamada Dawlada ee Beledweyne

                  BeledWeyne 20.Jan 2014 (SDN)- Wararka laga Helaayo Magaalada Baledweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan  ayaa sheegaya in kooxda Falaagada ah ee Al Shabaab ay Xalay Weerareen Saldhig Ciidamada Dowladda Soomaalia ay ku lee yihiin Duleedka Magaalada. Wararka ayaa sheegaya in Al-shabaab ay ilaa iyo Saddex Bam ay ku tuureen Saldhiga,halkaa oo ay ku dhaawacmeen Ciidamo katirsan…

                  Read More

                    Ra’sial Wasaaraha Somalia Oo Maanta Ka Jawaabi Doona Su’aalo Baarlamaanku Ka Weydiin Doono Barnaamijkiisa Siyaasadeed

                    Muqdisho:20-Jan-2014(SDN)-Waxa Maanta la Filayaa inuu Ra’isal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Baarlamaanka Soomalia horgeeyo Barnaamijkiisa Siyaasadeed oo muddo laga Sugayey. Ra’isal wasaaraha ayey Baarlamaanku ka Sugayaan inuu si Faahfaahsan ugaga Warramo Hannaanka uu doonayo inuu u jiheeyo Siyaasaddiisa iyo qaababka  uu doonayo inuu dalka kaga saaro caqabadaha Nololeed iyo kuwa Siyaasadeed ee haatan ku Gedaaman. Dood…

                    Read More

                      Sidee Ayey Shacabka Reer Somaliland u Arkaan Natiijada Wada-hadalladii Turkiga?

                      Hargeysa:20-Jan-2014(SDN)-Shacabka Reer Somaliland, ayaan il farxadi ku jirto ku eegin Natiijada ka soo baxday Wada-hadalladii Turkiga ku soo dhammaaday, waxana ay muujiyeen inuu shirkaasi mar kasta natiijo la’aan ku soo dhamaado. Waxa ay shacabku marar badan oo hore  farxad iyo riyaaq ku soo dhaweyn jireen shirar kan ka horreeyey oo labada dhinac isku hor fadhiisteen…

                      Read More

                        FAO Oo Ku Dhawaaqday Inay Somalia Sanadkan u Qoondaysay 120-Milyan Oo Dollar Iyo Shacabka Oo Warkaas Ku Farxay

                        Nairobi:20-Jan-2014(SDN)-Dadka Somalida ah ayaa Sanadkan War Fiican oo la Xidhiidha Dhinaca Cuntada ka Helay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada ee loo Yaqaano FAO. Afhayeen u Hadlay Hay’addan oo u warramay Wakaaladda wararka Shiinaha Xinhua, ayaa sheegay inay Sanadkan ku dhawaad 120 milyan oo doolar ay ku bixin doonto dalka Soomaaliya si loo hormariyo amaanka…

                        Read More

                          DAAWO+DHEGEYSO, Afhayeenka Madaxtooyada Somaliya Eng. YIRIISOW oo Fashiliyey Sir Qarsoon kana hadley wada hadalada turkigu inay yihiin mala awaal

                          Istanbul Jan 20,2014(SDN)-Afhayeenka madaxtooyada Somaliya ahna lataliyaha gaarka ah ee Madaxweyne xasan sheekh oo fashiliyey sir badan oo qarsooneyd isagoo ku sugan dalka Turkiga sheegayna in wadahadalada udhaxeeya Somaliya iyo Somaliland aanay waxba ka soo baxayn oo ay tahey been ay siyaasiyiintu abuuratey.    

                          Read More

                            Ciidamada Kenya Oo Xalay Gelalefay Xaafadda Somalidu Degto ee Islii, Huteelada Oo La Baadhay iyo Dad Badan oo La Xidhxidhay

                            Nairobi:20-Jan-2014(SDN)-Waxa Xalay Dhaqdhaqaaqyadii ugu ballaadhnaa in muddo ah Xaafadda Somalidu Degto ee Islii ka Sameeyey Ciidanka Ammaanka Ee Dalkaasi. Ciidamada oo si weyn u qalabaysan, isla-markaana wata Gaadiidka kala duwan ee ay ku hawlgalaan ayaa fiidkii hore ee Xalay ku  dhaqaaqay xaafadda Islii, waxana ay isku Ballaadhiyeen waddooyinka kala duwan ee Xaafaddaas soo gala. Hawlgalladaas…

                            Read More

                              “waa qodobo gogol-xaadh u noqon doona yoolka wada hadalkan oo ah in aan beesha caalamka ku qancino xaqa iyo xuquuqda ka maqan dalkeena” wasiir xirsi cali xaaji cali

                              Stanbul:20-Jan-2014(SDN)-Wasiirka wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Cali, ayaa markii ugu horraysay  dibadda u soo saaray Aragtidiisa ku aaddan Natiijada ka sooo baxday Wada-hadalladii somaliland iyo somalia ugu soo Gebogeboobay dalka Turkiga. Wasiir xirsi oo inta badan lagu yaqaano inuu Dareenada gaarka u ah ku soo bandhigo Bogga  uu Bulshada kula Xidhiidho ee Face-book-ga loo…

                              Read More

                                Muse Bixi press release carries disappointment, confrontation, division, undiplomatic tone, failure and challenge to the president

                                As mentioned above, Muse Bixi press release carriers the five characteristics which are mentioned above. Let us explain each of the five characteristics. If we combine the six indicators pointed out, the conclusion gives you signs about political failure.               1.Disappointment is the feeling of dissatisfaction that follows the failure of expectations or hopes…

                                Read More

                                  (DHEGEYSO)Wasiirka Wasaarada Maaliyada Md Samaale oo Kulan balaadhan la qaatay Maayarada Magaalooyinka dalka

                                  Hargeysa Jan 20,2014(SDN)-Kulankan ayaa lagaga wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa wada shaqaynta Wasaarada Maaliyada iyo Maayarada dalka isla markaana loo dardar gelin lahaa Qabaashada Dekhliga Xukuumada dhexe. Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale  ayaa ka hadlay Arrimihii ugu Mudnaa ee Kulankan ay ku faaqideen iyo Go’aamo laga gaadhay . Geesta kale Mas’uuliyiintii…

                                  Read More