Webmaster

    Go’aamo laga soo saaray Dilkii Taliyihii Sirdoonka ee Gobolka Saraar iyo Weftigii Warancade oo Gaadhay Laascaanood

    Caynaba 18.Jan 2018 (SDN)- Waftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Waracade ayaa Maanta Kulan kula Qaatay Magaalada Caynabo Beeshii Gaysatay Falkii Dilka ahaa ee Horaantii Sannadkii Hore lagula Kacay Taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar. Kulankaasi ayaa Lagu Dhaariyay Cuqaal iyo Waxgaradka uu ka soo Jeedo Gacan ku Dhiiglihii dilka Gaystay…

    Read More

      Magaalada Hargaysa oo uu ka Furmay daraasad lagu eegayo aragtida Bulshadu ka Qabto musuqmaasuqa.

      Hargaysa 18.Jan 2014 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Kumishinka maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa Md Xasan Cumar Hoorri ahna ku simaha gudoomiyaha Kumishinkaasi ayaa maanta hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka furay kulan hawleed lagu soo bandhigayo daraasadda sahaminta aragtida Bulshada ee musuqmaasuqa. Kulan hawleedkaas oo ay ka qayb qaadanayeen mas’uuliyiin ka kala socday golayaasha…

      Read More

        Dawlada Turkiga oo Hanjabaad Adag u Dirtay Nidarna ku Gashay inay la Dagaalami doonto Kooxo Soomaalia ah

        Ankara 18.Jan 2014 (SDN)- Wasarada arimaha dibada dalka Turkiga ayaa sheegtay war saxaafaded ay soo saartay in Turkiga uu sii wadi doono dadaalada uu ku garab taagan yahay beesha calamka si loola dagaalamo kooxda burcad badeeda Somalia. Warsaxafadedka ayaa lagu sheegay sidoo kale in Turkiga kala qeyb qaadanayo beesha caalamka iskaashi dhanka amniga iyo horu…

        Read More

          Madaxweyne Ku Xigeenka oo Xadhiga ka Jaray Dhisme loo Sameeyay Wasaarada Arrimaha Dibada

          Hargaysa 18.Jan 2014 (SDN)-Madaxweyne ku xigeenka jsl ahna ku Simaha Madaxweynaha   Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil [saylici] ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub  oo loo dhisay wasaarada  arimha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah. Xafladasi oo ka dhacday xarunta wasaaradaasi ayaa waxa kasoo qeyb galay wasiiro ka tirsan  xukuumada ,Waxaana Madaxweyne Ku Xigeenka Halkaasi ku Soo…

          Read More

            Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia oo Meel Adag Maraya Xili uu Gebo gebo yahay Maalmihii loo qorsheeyay

            Istanbul 18.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka amniga qaranka ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan wadahadallada u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland oo maalintii saddexaad ka soconaya magaalada Istanbul ee dalka Turkey. Wasiirka oo u warramay BBC ayaa sheegay in ay meel wanaagsan marayaan wadahadallada, iyada oo…

            Read More

              Golaha Wakiilada oo Ansixiyay Laba Xubnood oo Ka Tirsan Gudida Cadaalada Iyo Xuquuqul Iinsaanka Qaranka

              Hargaysa 18.Jan 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi (Cirro) ayaa ansixiyey xubin cusub oo ku soo biirtay golaha iyo labo xubnood  oo  ka mid noqon doonna gudiyada cadaalada iyo xuquuqul insaanka Qaranka. Gudoomiyaha golaha wakiilada Md C/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa mudanayaasha ka hor…

              Read More

                Gudoomiye Muuse Biixi oo Sheegay inuu Madaxweynaha ku Taageersan Yahay Dib u dhigida Shirweynaha Kulmiye

                Hargeysa 18.Jan 2014 (SDN) -Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay goor dhaweyd xarunta guud ee Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay shirweynaha Xisbiga Kulmiye inaan Madaxweynaha looga maarmayn joogitaankiisa, dibu-dhaca ku yimid na ay taasi aasaas u tahay. Muuse Biixi Cabdi waxa uu sheegay maalmahan in lala wareegayo in ay is haystaan…

                Read More

                  “Waxaan halkan ka cadeynayaa in TV-ga qaranku aanu ahayn TV qaran ee uu yahay tv uu isasiiyey Khadar Cali Gaas” Wariye Nimco C/wahaab Shirdoon

                  Aniga oo ah Nimco C/wahaab Shirdoon kana tirsan shaqaalaha wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta gaar ahaan TV-ga qaranka. waxaan halkan ka cadeynayaa in TV-ga qaranku aanu ahayn TV qaran ee uu yahay tv uu isasiiyey Khadar Cali Gaas oo uu u isticmaalo wax walba oo awoodiisa ah shaqaalahana ula dhaqmo sifo ka baxsan xeerka shaqaalaha…

                  Read More

                    Maamul Xumo Baahsan oo Ka Taagan Maamulka Gobolka Togdheer iyo Cabashada Bulshada

                    Burco 18.Jan 2014 (SDN)- Iyadoo Oo Uu Dhawaan Xilkii Badhasaabnimo Ee Gobalka Togdheer Uu iska Casilay Axmed Cumer X- C/Laahi(Xamarji) ayaa Waxa Gabi ahaanba istaagay Howlihii Shaqo Ee Xafiiska Maamulka Gobalku u Hayay Bulshada Gobalka Togdheer. Qaar ka Tirsan Dadwaynaha Magalada Burco ayaa Cabasho Xoogan ka Muujiyay Xadhig ay Shegeen in Badhisaab ku Xigenku Maxamed…

                    Read More

                      RA’ IISAL WASAARAHA SOOMAALIYA WUXUU QAATE Y GO,AAN GEESINIMO LEH

                      Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan jawaarey way ku mahad san yihiin sidii wacneyd ay  ula shaqeeyeen  Ra’iisal wasaaraha soomaaliya. Habeenkii ay soo geleysey jimco oo Taariikhdu aheyd 17 January 2014 ayay aheyd markii lugu dhawaaqey Golaha Wasiiradda Cusub in kasto Ra’ iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane…

                      Read More

                        Xisbiga Kulmiye oo shir uu qaban lahaa ay baaqdaseen madaxdii xisbiga

                        Hargeysa Jan 18,2014(SDN)-Madaxda Xisbul xaakimka Somaliland ee Kulmiye oo bilihii u danbeeyay uu khilaaf hareeyay shirweynahoodi ayaa ka soo xaadiri waayay shir au ku baaqeen. Madaxda Kulmiye ayaa tiraba dhawr jeer ku kala booday qabashada shirweynahooda mudadiisii dhaafay. Waxaana layaabka habdhaqanka madaxda Kulmiye u danbeeyay ka dib kolkii shir jaraaid oo hogaanka xisbigu shaaciyay in…

                        Read More

                          Mayor’ku Xigeenka Caasimada Hargeysa Ayaa Beeniyay Isla markaana Waxba Kama jiraan Ku tilmaamay War sheegaaya Inuu Khilaaf Soo kala Dhex galay Isaga iyo Mayor’ka

                          Hargeysa Jan 18,2014(SDN)– Ku xigeenka Duqa Caasimada Hargeysa Md Casiis Maxamed Xaashi (C/Casiis Cagawayne) Ayaa Waxba Kama jiraan iyo Ku tidhi ku teen Ku Tilmaamay War Lagu Baahiyay Wargeysa Foore,  Kaasoo Tilaamay Inay Is khilaafsan yihiin Isaga Iyo Mayorka Caasimada Hargeysa Md C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco). Isaga Oo Mayor Ku Xigeenku u Waramay Wakaalada Wararka…

                          Read More

                            What my hat says about you

                            Sometimes a simple item of clothing can tell a complex story about cultural differences and the challenges of integration for migrants. So it is with one of my favourite accessories, my hat. My wife Khadijo was the first to spot it. We were at Northland shopping centre, passing time, when she spotted a dark grey…

                            Read More

                              Maareyaha Wakaalada Biyaha Ee Hargeysa Oo Gabay Hawshii Biyaha Iyo Shacabka Caasimada Somaliland Oo Haraad La ildaran

                              Hargwysa 18.Jan 2014 (SDN)- Shacbka ku dhaqan caasimad dalka somaliland ee hargeya oo aad Uga cabanaaya biyo la’aan soo wajahday eedayn Kulul dusha u saaray maareyaha Wakaalada biyaha Hargeysa mudane .Ibraahin Siyaad Nuur oo ay sheegen Inuu yahay nin gabay shaqadii loo igmaday kuna fashilmay Inuu shacabka caasimada labada ee somaliland waraabiyo. Waxaa Baryahana ba…

                              Read More