Guddoomiye Degmo oo u Geeriyooday Qarax Muddo Ka Hor Shabaabku La Beegsadeen
Baydhabo:18-Jan-2014(SDN)-Wararka laga Helayo Gobolka Bay ayaa sheegay in Saaka uu Halkaas ku Geeiyooday Guddoomiye-ku-xigeenkii Degmadaasi C/laahi Cabdi Eenoow oo dhawaan qarax ku dhaawacmay. Eenoow ayaa qarax miino lagula beegsaday 2-dii bishan deegaankaasi xilli uu kusugnaa maqaaxi kutaalla deegaanka Goof guduud dhaawac xilligaasi kasoo gaadayna u geeriyooday. Gudoomiyaha deegaankaasi Maxamed Aadan Maxamed oo warbaahinta la…
