Ra’isal Wasaare Cabdi Weli Sheekh oo Nidar ku Maray inay Sii Wadayaan La Dagaalanka Alshabaab
Muqdisho 17.Jan 2014 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta sheegay in ay xukuumaddiisa sii wadi doonto dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska raysul wasaaraha ayaa lagu sheegay in ay xukuumadda cusub ku dadaali doonto horumarinta hay’adaha dowladda, maaliyadda guud iyo nidaamka federaalka ah. Raysul wasaaraha…
