Gaadiid si Sharciga ka Baxsan loo soo Geliyay Somaliland iyo Hanti dhawrka oo Sheegay inay Qabteen iyo amusnaanta hay’addaha Amaanka
Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN)- Hanti-dhawraha guud ee qaranka Md. Maxamuud Aw Cabdi (Maxamuud Dheere) ayaa caawa shaaca ka qaaday inay magaaladda Hargeysa ku qabteen dhawr gaadhi oo kuwa dadweynaha ah oo loo sameeyay Taarikada Somaliland oo been abuur ah. Hanti-dhawraha Guud oo maanta u waramayay qaar ka mid ah warbaahinta waxa uu sheegay inay…
