Webmaster

    Ra’iisul Wasaare Gaas oo Noqday Musharaxii Labaad oo Buuxiya Shurruudaha Musharaxnimada

    Muqdisho, September, 05, 2012) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gudbiyay Arjigiisa Musharaxnimo.   Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa buuxiyay dhamaan shuruudihii ay soo gudbiyeen Gudiga Doorashooyinka Madaxtinimo ee dalka.   Kadib markuu u gudbiyay Gudiga Doorashada Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa saxaafadda kula hadlay xarunta golaha shacabka oo aheyd xaruntii la geynayay Araajida…

    Read More

      Hargeysa: Masuuliyiin ka qaybgalay munaasibad loo sameeyay qalinjebinta 60 arday oo wax bartay Jaamacadda Fairland

      Hargeysa 5, September 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed C.laahi Cirro aya maanta ka qayb galay munaasibad balaadhan oo loo sameeyay dufcadii ugu horaysay ee ka qalinjabisay jaamacada Fairland ee magaalada Hargeysa. Dufcadii ugu horaysay ee jaamacada feirland university kaqalinjabisay oo loo sameeyay munaasabani aad u balaadhan ayaa waxa  ka soo qaybgalay oo kale…

      Read More

        Boorama: Madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo ka qaybgalay munaasibad shahaadooyin lagu gudoonsiiyay arday ka qalinjebisay Jaamacadda EELO

        Boorama 5, September 2012 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil iyo wefti uu hogaaminayo, ayaa maanta loogu soo dhoweeyey magaalada Boorame xarunta gobolka Awdal oo ay socdaal hawleed ku tageen. Madaxweyne ku xigeenka oo ay socdaalkiisa ku weheliyaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirada wasaaradaha Beeraha Faarax Cilmi Geedoole, Dib-u-dejinta Cabdirisaaq…

        Read More

          Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Casho Sharaf u Sameysay Haweenka ka Midka ah Baarlamaanka

          Muqdisho, September, 05, 2012(SDN) Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Hodon Siciid Ciise ayaa xalay Casho sharaf u sameysay Haweenka ku jira Baarlamaanka, Qaar katirsan ururada haweenka, Ururada Bulshada Rayidka ah, Faniiniin iyo marti sharaf kale.   Ugu horeyn waxaa goobta ka hadashay Marwo: Sahra Qorsheel oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliyeed, Iyadoona sheegtay in haweenka Soomaaliyeed ay…

          Read More

            MACHADHKA CILMI BAADHISTA DIMQURAADIYADA IYO HORUMARKA SOMALILAND DARAASAD KA SOO SAARAY WASAARADA WARFAAFINTA SOMALILAND

               (KampalaSDN)Machadka Cilmibaadhista, Dimoraadiyadda iyo Horumarka Somaliland, ayaa soo saaray daraasad cilmi baadhis ah oo qotodheer oo dhinacyo badan taabanaysa oo uu ku sameeyay duruufaha kala duwan maamul, shaqo, iyo farsamo ee ku gadaaman dhamaan qaybaha kala duwan ee warbaahineed ee ay ka kooban tahay Wasaaradda Warfaafintu, sida Idaacada, TV-ga, Wargeysyadda, iyo Website-yadda Iyo maraxaladihii…

            Read More

              Madaxa Shirkada Sarecen oo lagu eedeeyay in ciidamo gaara uu u tabobaro Madaxweynaha Puntland(DAAWO WARBIXINTA)

              Nairobi Sept 05,2012(SDN)-Gudida la socodka cunaqabateynta hubka ee ay Qaramada Midoobey saartay Soomaaliya ayaa warbixin ay soo saareen waxa ay uga wareemaeen ciidamo gaar ah oo si weyn u tababaran oo shirkada Saracen ay u tababareyso madaxweynaha Puntland. Saracen ayaa madaxweynaha Puntland u tababreysa ciidamada tiradoodu ay gareyso ilaa 1000 askeri oo ku qalabeysan gawaarida…

              Read More

                Residents flee shelled Somali port town

                MOGADISHU, Somalia (AP) — Hundreds of residents have fled the southern Somali port of Kismayo after the Kenyan navy shelled the town ahead of an expected ground operation to capture it, officials and residents said Tuesday. Kismayo is the main remaining stronghold of the al-Qaida-linked militants of al-Shabab. The group, considered terrorists by the United…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo muxuu kala soo laabtay socdaalkiisii Addis Ababa ee ka qaybgalka aaskii Meles Zenawi, muxuuse ka yidhi xidhiidhka mustaqbalka ee labada dhinac? (Daawo Sawirada)

                  Hargeysa 4, Sept. 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa galabta ku soo laabtay caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu ka qaybgalay aaska Raysal-wasaarihii hore ee Itoobiya Meles Zenawi. Madaxweyne Siilaanyo oo ay weheliyeen wasiiradiisa Khaarajiga, Madaxtooyada iyo marwadiisu, waxa uu galabta ka soo degay madaarka caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu doraad…

                  Read More

                    Boobe Yuusuf Ducaale oo khudbad dheer ku sagootiyay xil-wareejintiisa, markalena ku celiyay dalab uu hore ugu jeediyay Madaxweyne Siilaanyo

                    Hargeysa 4, Sept. 2012 (SDN)- Wasiirka iyo wasiir kuxigeenka cusub ee wasaaradda Warfaafinta Somaliland, Mr. Abiib Diiriye Nuur (Timo-cad) iyo Mr. Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa maanta si rasmi ah xilkaas ugala wareegay wasiirkii hore Mr. Boobe Yuusuf Ducaale. Wasiirkii hore Mr. Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo dhowaan Madaxweyne Siilaanyo u sadqeeyay Agaasime-waaxeedyo uu shaqada…

                    Read More

                      Somaliland oo loogu baaqay inay ka laabato Mastaafurinta Qaxoontiga iyo Magangelyo-doonka ay Itoobiya dib ugu celinayso

                      Nairobi 04, September 2012 (SDN)- Hay’adda Xuquuqal-insaanka u dooda ee Human Rights Watch, ayaa masuuliyiinta Somaliland ugu baaqday inay si degdeg ah u joojiyaan qaxoonti iyo magangelyo-doon Itoobiyaan ah oo ay dib ugu celinayso dalkooda. Sida lagu sheegay qoraal dheer oo hay’addu maanta ka soosaartay xafiiskooda Nairobi, 31-kii bishii aynu ka soo gudubnay ee August…

                      Read More

                        Somaliland: Stop Deporting Ethiopian Refugees

                        Nairobi September 4, 2012 – The Somaliland authorities should immediately stop deporting Ethiopian refugees and asylum seekers to Ethiopia. On August 31, 2012, dozens of Ethiopians, mostly women and children, were forcibly returned to Ethiopia in violation of international legal prohibitions against sending people to places where they might face persecution or threats to their…

                        Read More

                          Isku-xidhka Ururada aan Dowliga ahayn ee Xuquuqal-insaanka Somaliland oo xukuumadda ugu baaqay inay faraha kala baxdo hawlaha Garsoorka

                          Hargeysa 04, September 2012 (SDN)- Isku-xidhka ururada aan dowliga ahayn ee Xuquuqal-insaanka Somaliland, ayaa xukuumadda xisbiga Kulmiye ugu baaqay inay faraha kala baxdo hawlaha Garsoorka oo ay sheegeen inay bilihii u dambeeyay culays saarttay. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray guddoomiyaha isku-xidhkaas Mr. Maxamed Cabdalle, ururada Xuquuqal-insaanku waxay cambaareeyeen go’aan uu Sabtidii todobaadkan golaha Wakiilada…

                          Read More

                            Duyuuradaha Kiinya oo duqeeyay ciidamada Raaskaanboni

                            Afmadoow Sept 04,2012(SDN)-Ciidamada cirka ee dalka Kiinyaa ayaa weeraro ay qaadeen waxa ay ku bartilmaansadeen meliishaadka dawlada xiriirka la leh ee Raaskaanboni sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan ciidamada dawlada Soomaaliya. Weerarkan oo ka dhacay aaga hore ee ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaalidu kula dagaalamaayaan meliishaadka Al Shabaab. Weerarkan ay qaadeen ciidamada cirka ee dalka…

                            Read More

                              Dhamaan jahliyada iyo ardayda reer Somaliland dalka ugandha waxay Hanbalyo Meher hawada marinyaan: abdi qani mohamed nour (bitijoor) Iyo Marwadisa ubah muhumed maxamud

                              Dhamaan  jahliyada iyo ardayda reer Somaliland dalka ugandha waxay Hanbalyo Meher hawada marinyaan: abdi qani mohamed nour (bitijoor) Iyo Marwadisa ubah muhumed maxamud     abdi qani mohamed nour (bitijoor)) IYOMarwadisa ubah muhumed maxamud   OO 03 SEP 2012  MEHERKEEDU KA DHACAY MAGAALADA HARGAYSA EE XARUNTA GOBOLKA MAROODIJEEX WAXAANAY AANU LEENAHAY QOYSKAASI ISKU WAARA OO…

                              Read More

                                Hanbalyo Meher: abdi qani mohamed nour (bitijoor) Iyo Marwadisa ubah muhumed maxamud

                                      abdi qani mohamed nour (bitijoor)) IYOMarwadisa ubah muhumed maxamud   OO 03 SEP 2012  MEHERKEEDU KA DHACAY MAGAALADA HARGAYSA EE XARUNTA GOBOLKA MAROODIJEEX WAXAANAY AANU LEENAHAY QOYSKAASI ISKU WAARA OO ISKU REEYA NOQDANA LABADII AQAL-GALKOODA DANBE KU GAADHA BASH-BASH IYO BARWAAQO. Dhaman REER bitijoor Iyo dhamaan reer xusein yusuf  waaxay Hanbalyo Meher…

                                Read More

                                  Sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay oo isagoo Hargeysa jooga Faafiyay Warar Dacaayad ku ah Amniga iyo Qaranimada dalka Somaliland

                                  Hargeysa 03, September 2012 (SDN)- Sarkaal amni oo ka tirsan hay’adaha Qaramada Midoobay ee Somaliland ka hawlgala ayaa warbixin dacaayad ku ah amniga iyo qaranimada Somaliland, dhawaan siiyay saxafi ka tirsan wargeyska caalamiga ah ee Sydney Morning Herald. Weriye Ilya Gridneff oo dhawaan Hargeysa u yimid hawl-warbaahineed oo uu ugu kuurgalayay wax qabadka iyo mashaariicda…

                                  Read More