Jebhada ONLF oo shaacisay in ay wadahadalo la furtay Dawlada Itoobiya
Nairobi Sept 09,2012(SDN)-Dawlada Itoobiya iyo jebhada ONLF ayaa kulmay si ay meel isula dhigaan qodobo looga wada hadlo sidii loo soo afmeeri lahaa dagaalka 28ka sanadood labada dhan u dhexeeya. Dawlada Itoobiya iyo ONLF ayaa labadaba shaaciyay in ay labadii maalmood ee u danbeeyay waxa ay ku kulmeen magaalada Nairobi oo ay ku wadahadleen. Wasiirka…
