Madaxwayne Axmed Siilanyo oo la filayo in mudo kordhin loo sameeyo,Sababaha Keenaya Iyo Xisbiga Mucaaradka ah Ee waddani oo sida fiinta uga qayliyay DAAWO
Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Maalintii Doraad ee Salaasadii ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Wuxuu Shir deg deg ah isugu Yeedhay Shirgudoonka Baarlamanka Somaliland, Iyo Hogaanka Sadexda Xisbi Qaran Waxaa Guud ahaan Kulankaas Nuxurkiisu uu ku ururayay Sidii ay Doorashooyinku Xiligii loogu talo galay ee Horaanta Sannadka Danbe dalka uga Hirgali…
