“Waxa Jira Dad Iibsanaya Kaadhadhka Cod-bixinta, Haddana Gubaya..” Xasan Waraabe Cadde
Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee guddida Olambiga Somaliland ahna La Taliyaha Maayarka Hargaysa ee dhanka Ciyaaraha Xasan Waraabe-Cadde ayaa ka digay dad uu sheegay inay ku hawlan yihiin arrimo halis ku ah doorashada iyo xaqa muwaadinka, kuwaas oo kaadhka codbixinta lagu iibsanayo. Xasan waxa uu tibaaxay inay jiraan dad kaadhka codbixinta ka…
