Wasiir Fiqi oo U jawaabay Trump: “Dadka Soomaaliyeed ma aqbali doonaan in la caayo”
MUQDISHO (QJ)– Wasiirka Difaaca Soomaaliya Axmed Maalin Fiqi ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed aysan aqbali doonin in la caayo, ka dib hadallo caro leh oo uu jeediyay Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo uu ku bartilmaameedsaday Soomaaliya iyo dadka asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya. Qoraal uu Fiqi u diray wakaaladda wararka ee Reuters,…
