Safakii Wasiirka Arrimaha Dibedda Shiinaha oo dib u dhacay iyo sababta
MUQDISHO (SD) – Booqashadii la qorsheeyay ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha, Wang Yi, oo la filayay inuu maanta yimaado Muqdisho, caasimadda Soomaaliya, ayaa dib loo dhigay. Safarka, oo hore u ahaa mid ay isku dubarideen labada dowladood, ayaa la joojiyay. Wadooyin dhowr ah oo ku yaal Muqdisho ayaa saaka la xiray si loogu diyaar garoobo…
