Guddoomiyiha Komishanka Somaliland oo ka hor yimi xilka qaad lagu sameeyay
Hargeysa (QJ) – Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland Cabdirashid Riyo raac oo saaka xilkaa laga qaaday ayaa sheegay in uu weli isagu yahay Guddoomiye. Shan xubnood oo ka mid ah guddidda doorashooyinka ayaa saaka shaaciyay in ay xilkii ka qaadeen Riyo Raac ayna Doorteen Kaltuun Cabdi. War lagu faafiyay boga Gudddida isla markaana loo qeybiyay saxaafada…
