Category: Wararkii ugu Dambeeyay
‘’Maayarada Dalku Waxay Noqdeen Kaligood Taliye-Yaal Waxaana Imika Laga Bilaabo Ridi Kara 11 xildhibaan….” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO
Hargaysa 21. January 2018 (SDN/QJ):-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sharaxaad ka bixiyay iska badal isku sameeyeen nidaamkii ahaa inta xildhibaan ee maayarka badali karta waxaanu sheegay xildhibaankani in maanta laga bilaabo ay badali karaan 11 xildhibaan maayarka iyo ku xigeenkiisa waxaanu nidaamkan ay wax isbadalku ku sameeyeen ku sababeeyay…
Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dagaalku Ku Dhexmaray Maanta Degaanka Ceel-afweyn Ee Gobolka Sanaag Gaar Ahaan Degmada Darar-weyne!!
Hargaysa 21. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa baaqaasi ku yidhi “Waxa aan ugu baaqayaa beelaha ku dagaalaya degaanka Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag, gaar ahaan Degmada Darar-weyne inay si deg-deg ah u joojiyaan colaadda soo noq-noqonaysa ee dhex taalla labada beelood ee walaalaha ah. Mar labaad iyo mar saddexaadba waxaan…
Ujeeddada Safar uu Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cirro Maanta ugu Kicitimay Gobolka Awdal SAWIRO
Dilla 21. January 2018 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI sida oo kale na ah guddoomiyaha Xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminaayo oo galabta socdaal ugu soo baxay gobalka Awdal, ayaa lagu soo dhaweeyey deegaanada hoos yimaada gobalkaasi ee Dila iyo Garayo-Cawl. Murashax Cirro oo uu wehelinaayo Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbigaasi Ambassador…
Mooshin Sharci oo ka dhan ah Maayarada iyo Ku Xigeenada Golayaasha Deegaanka Somaliland oo Maanta la Horgeeyay Golaha Wakiiladda DAAWO
Hargaysa 21. January 2018 (SDN/QJ):-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa la hor-geeyay mooshin ka dhan ah Maayarada iyo ku-xigeenadooda kaas oo ah in dib u eegis lagu sameeyo qaabka xilka looga qaadayo ee golaha deegaanku ugu samayn karaan maamuus ka xayuubinta. https://www.youtube.com/watch?v=jRIvJdhNKv8
Sababta Rasmiga ah ee Madaxweynaha Somalia Farmaajo Xilkii Maanta uga Qaaday Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Nuxurka Qoraalo ay Is dhaafsadeen Kaas oo Gaadhay Baarlamaanka iyo Odayaasha Dhaqanka ee Muqdisho AKHRI
Muqdisho 21. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xilka gudoomiyaha gobolka Banaadir u magacaabay Cabdiraxmaan Cismaan Cumar (Injineer Yariisow), kaas oo badeli doona gudoomiye Taabit Cabdi Maxamed oo xilkan hayay. Dhowrkii maalmood ee u dambeeyey waxaa aad u soo xoogaysanayey inuu jiro khilaaf u dhaxeeya guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhinac ah iyo madaxda dawladda…
Wasaaradaha Beeraha iyo Warfaafinta Somaliland oo Maanta ka wada hadlay Sidii Bulshada loogu Jihayn lahaa Wax soo Saarka Beeraha DAAWO
Hargaysa 21. January 2018 (SDN/QJ):-Mas’uuliyiinta wasaaradaha Beeraha iyo Warfaafinta ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa Maanta Kulan lagaga arrinsanayay Horumarinta Wax soo saarka Beeraha Waxay ku wada qaateen Xarunta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland.
“Waxyaabaha Aadka Ii Yaab Galiyay Waxay Ahaayeen Madaxwaynaha Somaliland Oo Wali Taagaan In Waddani Somali-Wayn Dabada Ku Hayo” Siyaasi Cabdilaahi Daamur DAAWO
Hargaysa 21. January 2018 (SDN/QJ):-Cabdilaahi Axmed Daamur oo ka mid ah saraakiisha sar-sarre ee Xisbiga Waddani ayaa naqdiyay shirkii jaraa,id ee Madaxwaye Muuse Biixi Cabdi waxaanu sheegay in aanay haboonayn in madaxwaynahu uu dafiro hadalkii uu ku dhaliilay xisbiga waddani. https://www.youtube.com/watch?v=m29mfhrglCE
Dagaal Beeleed Maanta Dib uga Qarxay Deegaan ka Tirsan Gobolka Sanaag Khasaaraha Ka Dhashay & Sida ay Xaaladu Tahay DAAWO
Ceel-Afweyn 21. January 2018 (SDN/QJ):-Saaka arooryaddii hore ayaa dagaaal ku dhex maray beelaha walaalaha ah ee deegaanka Darar-wayne ee Dagmadda Ceel-afwayn labada beelood ee Baho-baciide iyo Sacad Yoonis kuwaas oo ay is rasaaseeyeen dad reer guuraa ah waxaana halkaasi ka dhashay dhimasho iyo dhaawac aan tiradooda wali si rasmi ah loo xaqiijin waxaana kal dhex galay…
Xukuumadda Somaliland oo Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee FAO Kala Wareegtay Doonyo Kalluumaysi Oo Lagu Sameeyay Jaamacadda Faraca Badda Ee Berbera SAWIRO/DAAWO
Berbera 21. January 2018 (SDN/QJ):-Wefti uu hoggaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaam Cabdillaahi Ismaciil (Saylici) oo safar shaqo ku jooga magaaladda Berbera ee Caasmadda gobolka saaxil ayaa saaka kormeeray dekedii hore ee Nec-Fish oo lagu sameeyay dayactir iyo dib u habayn balaadhan. Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cabdiraxmaam Saylici oo uu wehelinayo…
Telefishanka Afka Dheer ee Aljazeera Oo Qayb ka ahaanshaha Khilaafka Gacanka Cadmeed Ku Sababeeyay Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga Siinayay Magaaladda Berbera DAAWO
Doha 21. January 2018 (SDN/QJ):-Telefishanka caalamiga ah ee Aljazeera oo fadhigiisu yahay Qadar ayaa warbixin uu baahiyay ku sheegay in joogitaanka dawladda Imaaraadka ee Geeska Afrika siiba Somaliland iyo Eriteriya halis ku tahay ammaanka badda siiba marin biyoodka muhiimka ah ee Bab-almandab. Dawladda Somaliland ayaa xulufada Sucuudiga iyo Imaaraadka la safatay xilli ay si adag isu…
Ra’isul Wasaare Somalia Xasan Cali Kheyre oo maanta ka baaqday safar uu dalka uga bixi lahaa,Sababaha Keenay DAAWO
Muqdisho 21. January 2018 (SDN/QJ):-Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka baaqday safar lagu waday in uu ugu ambo baxo dalka Switzerland uu uga qeyb gali lahaa shir Caalami ah . Sida qorshuhu ahaa Ra’isul Wasaaraha ayaa lagu waday in uu maanta ka dhoofo magaalada Muqdisho, hasa ahaatee safarkaasi ayaa dib u dhac…
Madaxweyne Farmaajo oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Gobolka Banaadir & Maamulkiisii Iyo Wasiir Loo Magacaabay Xilka Gudoomiyaha Banaadir
Muqdisho 21. January 2018 (SDN/QJ):-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goordhaw xilka looga qaaday Gudoomiyihii gobolka Banaadir ahaana Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed. Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa loo magacaabay Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Ing Cabduraxmaan Cumar Yariisow . Waxaa sidoo kale Wareegtadan xilka looga qaaday Gudoomiye kuxigeenadii…
Shalay Iyo Maanta:- Madaxwaynaha Somaliland Oo Dafiray Eed Uu Xisbiga Waddani Hawadda U Mariyay Wakhtigii Ololaha DAAWO
Hargaysa 20. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa dafiray in uu eed hadda u mariyay xisbiga waddani wakhtigii ololaha waxaanu sheegay Madaxwayne Biixi in uu dhaliilay shakhsiyaad ka tirsan xisbigaasi. Hadaba halkan hoose ayaanu idiinku soo gudbin doonaa hadal shalay iyo maanta ka soo baxay afka Madaxweyne Muuse Biixi Markii uu Ruclada…
Suldaan Mawliid Sabayste oo Xaal ka Bixiyey Hadal Xanaf leh oo Ka soo Yeedhay Suldaanka Guud ee Beeshiisa DAAWO
Hargaysa 20. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaaan Mawliid Cali Sabayste Oo Ka mid ah Salaadiinta Gobolka Maroodi Jeex ayaa Baaq u diray Salaadiinta Somaliland oo uu ka dalbaday inay Faraha kala baxaan Siyaasadda Isla markaana Joojiyaan Weedhaha Xanafta leh ee ay Warbaahinta Gudaha isu marinayaan. Suldaan Mawliid Sabayste oo la hadlay qaar ka mid ah Telefishanada Somaliland…
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo ka Hadlay Fulinta Go’aamo Saacadaha Shaqada ee Shaqaalaha Wasaaradaasi DAAWO
Hargaysa 20. January 2018 (SDN/QJ):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa maanta ka hadlay Fulinta go’aamada Saacadaha Shaqada ee Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka.
Maxaa ku Cusub Booqashadii Madaxweynaha Somaliland uu Ku Tegay Caasimadda Addis Ababa ee Itoobiya?
Hargaysa 20. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaamineyay, ayaa booqasho saddex maalmood qaatay oo taariikhi ah ku tagay dalka Itoobiya oo cilaaqaad soo jireen ah la leh Somaliland. Wuxuu socdaalka madaxweynuhu kaga duwanaa kuwii madaxweyneyaashii ka horreeyay ku tagi jireen Itoobiya, dhawr qoddob oo ka soo…
Shaqaale Ka Tirsan Wasaaradda Caafimaadka Oo Saaka Markii Ay Habsaameen Al-Baabka Laga Xidhay ,& Dareenkooda Oo Ay Cabireen DAAWO
Hargaysa 20. January 2018 (SDN/QJ):-Shaqaale ka hawl gala wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa saaka kadinka laga xidhay ka dib markii ay habsaameen waxaanay cabireen dareenkooda iyagoo sheegay in talaabani ay tahay mid haboon oo shaqalaha dardar-galinaysa.
Madaxweyne Muuse Biixi Shirkiisii Jaraa’id ee ugu Horeeyay iyo Nuxurka Su’aalaha ay Saxaafadu Weydiisay Iyo Dulucda Jawaabta uu Ka Bixiyey DAAWO
Hargaysa 20. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa shir jaraaid oo uu maanta ku qabtay qasriga madaxtooyada kaga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin safaradii uu dhawaan ku tagay waddamada jaarka iyo xaalada Guud ee Xiligan dalku ku Sugan Yahay.
Taliska Boolsika Somaliland oo Ka Hadlay Maandooriyeyaal Iyo Rabshad-wadayaal ay Gacanta Ku dhigeen DAAWO
Hargaysa 20. January 2018 (SDN/QJ):-Taliska guud ee ciidanka Booliska Somaliland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey maandooriyayaal iyo rabshad wadayaal ay soo qabqabteen Kadib Hawl-galo ay Ciidanku sameeyeen.
Nuxurka Khudbad Macno Iyo Miisaan Siyaasadeed leh oo uu madaxweyne Muuse Biixi u Jeediyey Bulshada Reer Somaliland, Kagana Digay Gardarrada Soomaaliya Ka hayso Gobollada Bariga Dalka SAWIRO/DAAWO
Hargaysa 20. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ballaadhan oo faahfaahsan uga hadlay arrimo door ah oo ku wajahan ammaanka qaranka, gardarrada maamulka Muqdisho ku hayo gobollada bariga Somaliland, sicir-bararka, abaaraha iyo guud ahaan xaaladda guud ee ay Somaliland waqtigan ku sugan tahay. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir…
