Odayaal Shir ay Burco ku qabteen Xukuumadda ugu hanjabay in aanay Xidhi Karin Suldaan Max’ed Muuse Cune DAAWO
Burco 18. January 2018 (SDN/QJ):-Odayaal,Wax garad iyo dhallinyaro ku nool magaaladda Burco ayaa ka hadlay Waaran qabasho ah oo sida ay sheegeen Xukuumadda Somaliland u soo Jartay Suldaan Maxamed Muuse Faarax Cune oo ka mid ah madax dhaqameedka Gobolka togdheer oo todobaadkan warbaahinta ka hadlay. Waxay Xubnihii kulankaas ka hadlay ku adkaysteen inay taageersan yihiin Hadalka…
