Maraykan: Nin Meydkii Hooyadii & Walaalkii Guri Ku Haystay Muddo Sanad Ah !
Minnesota 11. October 2017 (SDN/QJ):- Arrin aad u layaab badan oo ka dhacday dalka Maraykanka, sida aynu wada ognahay in marka uu qof dhinto ee la xaqiijiyo dhimashada qofkaasi waxa loo diyaariyaa sidii loo aasi lahaa ee ugu dhakhsaha badan, balse Nin u dhashay dalka Maraykanka ayaa waxa meydka hooyadii iyo walaalkii oo ay mattaano…
