Madaxtooyadda Villa Somalia oo Balan Uga baxday Gudoomiyaashii hore ee Degmooyinka Gobolka Banaadir
Muqdisho 13. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan xafiiska Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa balan qaad uu u sameeyay Gudoomiyaashii hore ee Degmooyinka gobolka Banaadir uga baxay. Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa markii xilka laga qaaday Gudoomiyaasha degmooyinka kulan gaar ah la qaatay, waxa uuna Madaxweynaha u balan qaaday in dowlada kamid noqon doonaan shaqooyina…
