Barnamijka Soo Afjarida Colaadii u Dhaxaysay Labadii Beelood ee Shaqaaqadu ku Dhex martay Deegaano ka Tirsan Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag DAAWO

Ceel Afweyn 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda iyo Madax dhaqameed Gurmad ku tegay Deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaag oo Shaqaaqo Khasaare Nafeed dhalisay ku dhex martay Laba Beelood oo Dhiig iyo Dhalashaba wadaaga ayaa Wejigeedii Kowaad la soo Afjaray. https://youtu.be/T-dNUzEbC2o

Read More

Hargaysa: Nin Sannado ka Hor laga Helay Xannuunka Kansarka oo Markii uu Qabtay Shaqo alle loogu dhawaanayo Lix Bilood Gudahood lagaga Waayay Xannuunkii Kansarka iyo La Yaabka Dhacay

Hargaysa 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Xaaji Ibraahin Xasan Axmed (Libaaxo) Wuxuu Yahay Gudoomiyaha Jimciyad Dayac Tirta Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, Taas oo Xil balaadhan iska Saartay sidii loo Ilaalin lahaa Kutubka Qur’aanka Kariimka ah Isla markaana ay ka hawl galaan Hadii uu u baahdo Wax Dayac Tir ah. Xaaji Ibraahin Xasan Axmed (Libaaxo) ayaa Markii Kowaad Waxa…

Read More

Sheikh Shariif Oo Ka Hadlay Cida Loo Aanaynaayo Iibka Soohdin badeedka Somalia ee ay la wadaagto Kenya DAAWO

Muqdisho 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Dawladii Ku Meel gaadhka Somalia haatana ku Dhawaaqay inuu u Taagan yahay Xilka Madaxweyne-nimo ee Doorashooyinka dadban ee Sannadkan Gudihiisa ka dhacaya Somalia ayaa ka hadlay Cida loo tirinayo inay Iibisay Soohdin badeedka Somalia iyo Kenya oo dhawaan uun ka Garnaqa Kiiskan ay Guda Gashay…

Read More

Ruushka oo lagu helay Qiyaano & Dambi weyn oo Muujinaysa inuu soo Riday Diyaaradii Malaysia iyo Caalamka oo guud ahaan ku kacsan DAAWO !!

Moscow 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Baadhitaano Caalami ah oo ay ka qeyb qaadanayeen wadamo dhoor ah ayaa 2 sano ka dib waxaa la soo bandhigay Cadeeymo buuxo ka dib markii la soo ogaaday Ruushka inay soo rideen Diyaaradii reer Malaysia ee hawada dalka Ukraine lagu soo dul riday. Shacabka ama Rakaabka saarnaa diyaaradaan ayaa tiradooda waxaa lagu…

Read More

Wefti uu Hoggaaminaayo Guddoomiyaha WADDANI ee Qaaradda Yurub oo Maanta SI Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Dalka+SAWIRO

Hargaysa 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ee qaaradda Yurub Md.Axmed Maxamed Cali Naahi sida oo kale na ay ku wehelinayeen guddoomiyaha xisbigaas ee wadan weynaha UK Mujaahid Xuseen Aadan Cadde iyo weli ba xubno ka mid ah mas’uuliyiinta iyo taageerayaasha Laamaha dibadda ee Xisbiga WADDANI, ayaa  si ballaadhan looggu soo…

Read More

Laascaanood: Hooyo Booliiska La Socod-siiyey In Wiilkeedu Khamri Ka Ganacsanayo Iyo Xukun Lagu Riday Isaga Iyo Ninkii Ay Wada Lahaayeen

Laascaanood 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Maxkamadda Gobolka Sool ee fadhigeedu yahay Magaalada Laascaanood, ayaa Xukun Adag ku ridday laba eedaysane oo lagu qabtay Maandooriyaha loo yaqaanno Khamriga. Labada dambiile, ayaa lagu xukumay min Saddex Sannadood oo xadhig ah, waxaana meel fagaare ah lagu jajabiyey ilaa Afartan Litir oo Khamri ah, kuwaasi oo ah Khamriga lagu qabtay Labada…

Read More

Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe Iyo Daahir Calasow Maxaa Kala Qabsaday ? Jawaabta Diyaaradaha Duqaynta U Gaystay Shacabka Galmudug DAAWO

Hargaysa 01, October, 2016-(SDN/QJ):- “Tii Janeraal Caydiid Lagu Sameeyay Ka Mid Ayey Aheyd..Maaha In Maraykanku La Kala Safto Qabiilada gaalkacayo, Qaarna Lagu Soo Duulo.” “Waxa Dalka Soomaaliya Xukuma Ninka La Yidhaahdo Maykal Kiin Ee Waa In Ninkaas cadaadis La Saraa.”Eng. Faysal Cali Waraabe

Read More

Mid ka Mid ah Dawladaha Faragelinta Baaxada Leh ku Haya Siyaasada Somalia oo Muujisay Sida ay u Diidan Tahay Murashaxnimada Madaxweyne ee Siyaasi Maxamed C.laahi Farmaajo

Muqdisho 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Dowladda Uganda oo kamid ah dowladaha ay ciidanka ka joogaan Soomaaliya ayaa hadda waxaa lasoo sheegayaa iney aad ugu ololeynayso in Maxamed C/laahi Farmaajo aanu noqon madaxweynaha Soomaaliya ee soo socda. Saraakiil Uganda ka socda oo yimid Muqdisho ayaa billaabay qorsheyaal lagu niyad jabinayo Farmaajo si aanu u noqon madaxweyne sidoo kalena…

Read More

Mashruuc internet lacag la’aan ah oo laga hirgelineyo mid ka mid ah dalalka caalamka ugu dadka badan

Hargaysa 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Shirkadda Google ayaa mashruuc internet lacag la’aan ah ka samaynaysa dalka Hindiya oo ka mid ah dalalka caalamka ugu dadka badan, si ay u hesho dad badan oo isticmaala adeega ay bixiso. Mashruuca Internetka ee Google Station ayaa bixin doona adeeg internet oo la siin doono saldhigyada tareenada, iyadoo la doonayo in…

Read More

Diintu Maxay Ka Qabtaa In La Marsado Daawada Lagula Dagaalamo Bidaarta? & Sheekh Dirir oo ka jawaabay Cawaaqibkeeda!!! DAAWO

Hargaysa 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Bidaarta amase Timaha oo kaa daa’ta Waa Qodob badiba ragu ay ka Cawdaan,Qaar ayaaba gaadha Heer aan lagu soo hadal qaadi Karin marka ay Goobta lagaga hadlayo ku Sugan yihiin,Waxay naadiyaan Daawo kasta oo ka baa’bin karta amase Sidii hore Timaha ugu Soo Celin karta. https://www.youtube.com/watch?v=gzlz8WZ20k0

Read More

Boqortooyada Sucuudiga oo Maraykanka uga Digtay Dacwada Weerarkii 11 November 2001 lagu qaaday Daarihii dhaadheeraa ee Mataanaha ahaa

Hargaysa 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Sucuudi Carabiya ayaa ugu baaqday aqalka Congress-ka mareykanka in uusan u ogolaan elehada dadkii ku dhintay weerarkii 11-kii September 2001-dii in ay qaadaan tallaabo sharci ah oo ka dhan ah boqortooyada Sucuudiga. Waxa ay sheegtay in tallaabadaasi oo lagu suurtagelinayo diidmada Congress-ka uu diiday codkii qayaxnaa ee madaxweyne Obama ku diiday sharciga…

Read More

‘’Hadii Salaadu kuu Hagaagto Dhamaan Acmaashaada Kalena Ilaahay Wuu kuu Hagaajinayaa’’ DAAWO oo Is Qiimee

Hargaysa 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Akhristayaasha Shabakada Qurbejoog ma ogtihiin in maalinta qiyaame, hadii salaadu inoo hagaagto inay dhamaan acmaasha kalena inoo hagaagayaan, haday inaga xumaatana, dhamaan acmaasha kalena inaga xumaanayaan. Dhamaanteenba aan ku dadaalno tukashada salaada, si Ilaahay janooyinkiisa qaaliga ah inoogu abaal mariyo maalinta qiyaame. Halkan Hoose ka Daawo muxaadaradan qaaliga ah ee ku saabsan…

Read More

18 Sanno ka Hor iyo Heerkii uu Taagnaa Xoriyad Qawlka Somaliland Wargayska Jamhuuriya oo Markhaati u qabsaday Taliyihii Ciidanka Booliska ee Xiligaas Iyo Dhacdooyinkii La Yaabka lahaa ee Maxkamadu ka Garnaqday DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Ku Sinaan Mudo 18 Sanno ah oo Ku Beegmaysa 1998kii ayay ahayd Markii Xukuumadii Alle ha u Naxariistee Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ay Albaabada u Laabtay Xaruntii Madbacada ee NPP ee Soo Saari Jirtay Wargayska Jamhuuriya oo Ka Mid ahaa Foolaadkii Warbaahinta Madaxa Bannaan ee Somaliland.

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘’Abaal Hooyo Lama Gudi Karo”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

Labada Safiir ee Turkiga iyo Jabuuti u Fadhiya Magaalada Hargaysa oo sheegay inay ka shaqaynayaan Aqoonsiga Somaliland DAAWO

“Joogitaankayaga Somaliland  wuxuu ka dhigan yahay waa Aqoonsi doon”  Hargaysa 30, September, 2016-(SDN/QJ):-Safiirada dalalka Jabuuti iyo Turkiga u jooga Jamhuuriyadda Somaliland ayaa waxa kasoo yeedhay hadallo muujinaaya inay Somaliland aqoonsadeen, hadalladaasi oo yididiilo xooggan galinaaya muwaadiniinta Somaliland oo iyagu in badan naawilaayay ictiraaf ay adduunyada ka helaan. Safiiradan oo wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland magaalada Hargeysa…

Read More

Murashax Iyo Madaxweynihii Hore ee Somalia Sh.Shariif Sheekh Axmed oo Shaaciyey Qorshaha Cusub ee Wada Hadal Somaliland Dhexmari doona DAAWO

Muqdisho 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynihii hore Somalia ahna musharax u taagan jagada Madaxwaynenimo ee dalkaasi Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa sheegay qorshaha oo wada hadalka ula sii wadi doono Somaliland haddii uu xilka madaxwayne nimo ka qabto dalka Somalia. Sh.Shariif Sh. Axmed ayaa sheegay in Somaliland tabasho qabto,waxaana loo baahan yahay in tabashadooda laga wada…

Read More

“Somaliland Arrinteedu Way Caddahay inay isku Aragto Dal Madaxbannaan” Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q. Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Mr. Michael Keating DAAWO

New York 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Michael Keating, ayaa ka hadlay qaddiyadda madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland, halka uu sidoo kale ka digay in mar kale muddo-kordhin loo sameeyo xukuumadda Muqdisho oo hadda doorashada dadban ee Soomaaliya dib loo dhigay muddo bil ah. Ergeyga Gaarka ah ee…

Read More

“Dalku Wuxuu u Baahan yahay Madaxweyne iyo Raysal-wasaare Waayo Madaxweyne kuxigeenka awood malaha” Xildhibaan Axmed yaasiin DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibbaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa ka dhawaajiyey in aan madaxweyne ku xigeenimada Somaliland aanay lahayn wax awood ah isla mar ahaantanaa uu u baahan yahay in la sameeyo Raysal Wasaare. https://www.youtube.com/watch?v=QYjASicfzXU&feature=share

Read More

Mus-Dambeedka Xisbiga Waddani Oo Diiradda Ku Haya Siyaasigii Hanan Lahaa Kursiga Guddoomiyaha Waddani Cirro Dabadii, Doorka Mansabkaasi Ee Shaxda Siyaasadeed Ee Mustaqbalka Iyo Siyaasiyiinta Illaa Hadda U Hanqal Taagaya

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo In Muddo ah waxa su’aalo kala duwani ka taagnaayeen bal cidda hanan doonta kursiga Xilka Guddoomiyenimo ee xisbiga WADDANI, Guddoomiye Cirro dabadii, haddiiba uu xilkaasi wareejiyo iyada oo ay hore u soo shaac baxeen xogo tibaaxayay in Guddoomiye Cirro iyo Mus-dambeedka Xisbiga WADDANI marar badan ka wada xaajoodeen mustaqbalka…

Read More