Fadeexada Maamul Iyo Warbaahinta Xukuumadda Somaliland oo Baahisay Wasiir ka Tirsan Dawlada Madaxweyne Siilaanyo oo Xidhay Tuutaha Ciidanka Muujiyeyna Astaan dagaal DAAWO
Laascaanood 26.July 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Beeraha Somaliland, Maxamed Aw Daahir, ayaa gaadhay Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, isagoo xidhan tuutaha ciidammadda, taasina waxay noqotay Fadeexad weyn oo tusmaynaya in nabad-gelyo darro ka jirto gobolkaasi. Dadweynaha reer Laascaanood iyo guud ahaan shacbiga Somaliland, ayaa si weyn ula yaabay markii ay kamaradaha muuqbaahiyeyaashu soo saareen Wasiirka Beeraha…
