‘’Faysal Cali Waraabe Waa Bakoorad Maalinba Ninkii Xaragoonayaa Qaato…”Xildhibaan Qabiile DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):-  Xildhibaan Maxamed faarax Qabiile oo ka tirsan xildhibaanada xisbiga ucid ugu jira golaha wakiilada Somaliland ayaa guddoomiyaha xisbiga ucid ku edeeyay inuu jabiyay Go’aamadii ka soo baxay Gudida Ururadda Siyaasada iyo Asxaabta qaranka ee sheegayay inaanu Mas’uul inta dacwadu dhamaanayso aanu ku hadli Karin magac xisbiga ucid, waxaana uu ku edeeyay…

Read More

“Saami Qaybsi Ama Shirqool” Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Ucid Cali Guray oo aaminsan in Saami qaybsigu Keenayo Mudo Kordhin Iyo Wanjalka lala Maagan yahay Labada Xisbi Mucaarid

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka hadlay Shirarka ay Sadexda Xisbi qaran ka leeyihiin Sidii ay Xal uga Gaadhi lahaayeen Saami qaybsiga Gobolada ee Kuraasta aqalka Wakiiladda Waxaanu Sheegay inuu u arko Qadiyadan Mid lagu Shirqoolayo Mudo kordhin loo sameeyo Xukuumadda Madaxweyne…

Read More

CARTE: “Anigu Gurigaygii Oo Hargeysa Ku yaalla ma tagi karo, Sababtu waa Maxay?”

Muqdisho,1,7,2016 (QJ/SDN) – Raysal-wasaare ku xigeen dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa sheegay In aanu tagi karayn gurigiisa oo ku yaalla magaalada Hargeysa, isagoona arrintaasi sabab uga dhigay midnimada Soomaaliya oo uu aaminsanyahay. Maxamed Cumar Carte oo ka hadlaayay munaasibad lagu xusaayay 1july,1960kii israacii Soomaalida, ayaa yidhi; “Anigu gurigaygii Hargeysa ma tagi…

Read More

Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey inay ku soo Biirayaan Garabkii Isbedel doonka Xisbiga Kulmiye,Magacyadooda Iyo Xiliga ay dhacayso Munaasibada ku Biiristu

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Garabkii Isbedel doonka Xisbiga Kulmiye ee Ka Cadhooday Natiijadii ka soo baxday Shirkii Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa la sheegay inay si rasmi ah ugu biirayaan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani kadib Wada Xaajood u socday in Mudo ah. Xoghaye ku Xigeenka Siyaasadda ee Xisbiga Waddani Maxamed Abiib Yuusuf, ayaa…

Read More

Xildhibaan Maxamud Maxamed Yaasiin Dheeg “Shalay Iyo Maanta kala Fogaa” DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin Waxa uu ku Magac dheer yahay Dheeg Wuxuu Caan ku ahaa Taageerida Qorshe kasta oo Xukuumadu fulinayso Sax iyo Khalad ka uu doono ha ahaadee,Muu Noqon Jirin Mucaarid Balse Waxa uu Markasta ku Dhawaa aqalka looga arrimiyo Somaliland Cida Joogta haduu yahay Madaxweynaha Haatan iyo Kuwii ka…

Read More

Sucuudi Arabiya: Dawlada Sadexaad ee Dhaqaalaha ugu Badan ku Bixisa Dhisitaanka Ciidanka DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ Boqortooyada sucuudiga oo sanadihii u dambeeyey xooga saartay dhismaha ciidankeeda ayaa noqotay caalamka oo dhan dawlada sadexaad ee miisaaniyada ugu badan ku bixisa dhanka ciidamada iyadoo tusaale ahaan sanadkii 2014 ciidamada ku kharash garaysay miisaniyad ka badan 80 bilion oo doolar, dhaqaalahaa oo u dhigma 10% dakhliga wax soo saarka sanadlaha…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Dawlada Somalia oo Sheegtay inuu Isagu Xayiraadii ka qaaday Telefishanka HCTV kadib Markii Shirkada Thaicom 5 Hawada ka saartay Akhri

Muqisho 01.July  2016 (SDN/QJ):- Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed  Cabdi Xayir Maareeye  ayaa Sattelite-ka Thaicom 5 waxa uu qoray warqadii uu Thaicom 5 hawada dib ugu soo celiyey Telefishanka HCTV oo muddo todobada cisho ah hawadiisa uu ka saaray. Warqadan oo warbaahintu heshay  oo Ku Qoran luuqada Ingiriisiga  ayaa Xambaarsanayd codsi iyo cabasho uu wasiir Maareeye…

Read More

Nasashada Maanta oo Jimce ah Iyo Shabakada Qurbejoog nala dhugo Xiisaha Ku Lamaan Barnaamijka Buuq Siraate DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Waa Maalin Jimce ah Shabakada Qurbejoog amase Somalidiasporanews Waxay halkan idiinku soo Tebinaysaa Masrixiyad Qosol Xambaarsan Waa Barnaamijka Buuq Siraate ee uu Soo Saaro Abwaan Maxamed Xasan Cige Iyo Kaamarada Qarsoon Waxay kala Mutaan Hargaysa. Daawasho Wacan https://www.youtube.com/watch?v=8fnzBAflPc8 https://www.youtube.com/watch?v=XCaiEyutH9Y

Read More

Hargaysa: Wasaarad Sheegatay In Shaqo Badan oo ay Hayso Darteed ay Shaqaalaheeda Kaga Iibsanayso Fasaxyadii ay Lahaayeen DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cumar Sheekh Maxamed Faarax, ayaa ku dooday in shaqaalaha wasaaradiisu ay yihiin kuwa ugu hawsha badan shaqaalaha wasaaradaha dalka, waxaanu u balan-qaaday in uu hawl-wadeennada madaarrada kaltankoodu ku beegmo maalmaha jimcaha uu ugu bedalayo lacag fasixii ay qaadan lahaayeen.   Wasiirka duulistu…

Read More

Maxaad ka Ogtahay Hubka Basaasiintu Qaataan & Barnaamijka Xogta Dahsoon DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):-Hubka ay inta badan qaataan hawlwadeenada dhanka sirdoonku waxaa ka mid ah Bistoolada soo shabahda Irbadaha dawooyinka, taasoo la soo saaray xiligii dagaalkii qaboobaa, markii ugu horaysayna loo nashqadeeyey basaasad u dhalatay dalkii midowgii soofiyeeti.waxana u suurogal ah in laga rido rasaasta dhuunteeda oo ilaa 4.5 mm ah. https://youtu.be/u4hxly1itGc

Read More

Suxufiyiinta Ka Hawl Gala Magaalada Berbera oo Ku Baaqay in laga soo daayo Itoobiya Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin DAAWO

Berbera 01.July 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Mudo ku dhow Laba Todobaad ku Xidhan Xabsi ku Yaala Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo Telefishanka HCTV uga Soo Warami Jiray Gobolka Gebilay Kadib Markii qaab Shirqool ah Ciidamada Liyuu Boolis uga Kaxaysteen isaga iyo 4 Weriye oo kale Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale inkasta oo ay afartii…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil oo Ka Warantay Qaabkii Loo Xidhay iyo Cida Bixisay amarka qabashadeeda DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin ayaa dibada usoo saartay siro badan iyo shirqoolada ay xukuumada Siilaanyo dadka ku khaarajiso ama ku xidhxidho,Waxayna tilmaantay Cida ka danbaysa ee soo bixisay amarkii lagu xidhay ee jidgooyada loogu galay kaas oo ay sheegtay inay ka Badbaaday Waxaa kale oo…

Read More

Madaxda saddexda xisbi Qaran ee Somaliland oo kulan la Qaatay Safiirro ka tirsan dawladda Jarmalka

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxda saddexda xisbi Qaran ee Somaliland ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, ayaa kulan la qaatay safiirro iyo dublamaasiyiin ka socda dalwadda Jarmalka. Kulanka oo ahaa mid casho ah ka dhacday huteelka Ambassador ee caasimadda Hargeysa, waxa guddoomiyayaasha saddexda xisbi Qaran ee KULMIYE, UCID, WADDANI – Muuse Biixi Cabdi, Faysal Cali-waraabe iyo…

Read More

Guddida Ictiraaf-raadinta Somaliland Ee Dalka Sweden Oo Ka Warramay Guulaha Ka Dhashay Dedaalkooda Qaaradda Yurub

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):-  Guddida Ictiraaf-raadinta Somaliland ee Dalka Sweden, oo ku sugan Hargeysa, ayaa Shalay kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaadhiga Caalamiga ah Dr. Sacad Cali Shire, waxayna Xog-waran ka siiyeen halka u mareyso Hawshooda Diblumaasiyadeed. Gudoomiyaha Guddidan Marwo Rooda Jaamac Cilmi iyo Maxamed Yuusuf Bidhiidh oo ka mid ah xubnaha Guddidan…

Read More

Shaadh uu ku yaal dhiigga heesaagii John Lennon oo kumannaan dollar lagu iibiyay

New York 01.July 2016 (SDN/QJ):- Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa waxa lagu iibiyay shaadh  uu xidhnaa nin waardiye ahaa oo lagu magacaabo Jay Hastings kaas oo ka ag-dhawaa xilligii la dilayay heesaagii caanka ahaa John Lennon oo ka tirsanaa kooxdii “The beatles” Jay Hastings ayaa shaadhkan Kabadh ku xareystay, kaddib markii uu ka…

Read More