SAWIRRO: 1,820-Arday oo Ka Qalin-jabisay Jaamacadda Jigjiga Ee DDSI

Jigjiga,27,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxwaynaha DDSI ahna gudoomiyaha boordhiga maamula jaamacada jigjiga mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka kaqaybgalay munaasabada wareegii 8, aad ee qalinjabinta jaamacada jigjiga oo ay kaqalinjabinayeen in kabadan 1,820 arday oo isugu jira 635 gabdho ah iyo 1,185 wiilal ah oo dhamaysatay shahaadada heerka degreega 1, aad iyo waliba Masterka mudo 3…

Read More

Caaqil Axmed Cabdilaahi (Cidhib-barakale) Oo Hargeysa Ku Geeriyooday iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsiyeeyay

Hargeysa,27,6,2016 (QJ/SDN) –  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dawlada iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Boqorada, Ugaasyada, Salaadiinta, Cuqaashada, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Chief Caaqil Axmed Cabdilaahi…

Read More

“Shacabka Reer Somaliland In Si Macno La’aan ah Maalin Walba Uugu Dhintaan Kaymaha Cidna Ka Yeeli Mayno,Cudud Ciidanbaa la Adeegsan Doonaa ,Dabkana Waa la Saari doonaa Cidii amarka Diida” Wasiir Waran Cadde

Laascaanood 27.June 2016 (SDN/QJ):- Waftidii balaadhnay ee uu hogaaminayey wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Cadde ayaa Shalay Gaadhay Xarunta Gobolka Sool Ee Laascaanood Halkaasi oo waftida wasiirka ay kusoo dhaweeyeen Badhasaabka Gobolka Sool Mustafe Shiine Iyo Maamulka Gobolkaasi. Waftidan uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Ayaa Maalmahanba Safaro kala duwan…

Read More

Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda oo Ku Haftay Sababta ay Xukuumadu uga Aamustay Xadhiga Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin Iyo Siday u Arkaan Falkii ka Dhacay Tuulada Jaamac Dubad DAAWO

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):-Wasiiradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade iyo Warfaafinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo Hawlo Shaqo ugu Kicitimay Gobolada bari ee Somaliland ayaa isku Tuur tuuray Su’aal laga weydiiyay Sababta ay Xukuumadu uga hadli weyday Xadhiga ay Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya kula Kaceen Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo Telefishanka HCTV uga…

Read More

Wakaaladda RR Media oo Raali gelin ka Bixisay Hawo ka saaristii Telefishanka HCTV ,Daawashadiisii oo soo noqotay Iyo Nooca Magdhow ee laga rabo RR Media DAAWO

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):-Kadib Mudo 8 Cisho ah oo aan Telefishanka HCTV Laga Daawan Qaarada Africa Kadib Markii Ismaamulka Kililka Shanaad ee Dalka Itoobiya ay Dacwad ka Gudbiyeen ayaa Wakaaladda RR Media oo Maamusha Satelite-ka Thaicom 5 Waxay raali ka bixisay Sida ay Dacwada Hal dhinac u dhagaysatay una Xayirtay Daawashada HCTV Waxayna dib ugu…

Read More

Xildhibaan ka Tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo ku baaqay Jihaad ka dhan ah Ciidamada Liyuu Boolis DAAWO

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa si adag uga hadlay Dhacdadii Xasuuqa ahayd ee ka dhacday Deegaanka Jaamac Dubad ee Duleedka Gaashaamo halkaas oo Ciidamada Liyu Boolis ee Ismaamulka Kililka Shanaad ee Itoobiya ay Gabood fal Xun u gaysteen dad rayid ah. https://www.youtube.com/watch?v=XNZX80W5uww

Read More

“Walaalaheen ku nool Gobollada Waqooyi Waxaan u qiraynaa in qaladaad ay dhaceen, dhibaatana loo gaystay xornimada kaddib” Madaxweyne Xasan Sheekh DAAWO

Muqdisho 27.June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ka Qayb-galay Munaasabad lagu xusayay 56-sano guuradii kasoo wareegtay xorriyadda Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ee 26-ka Juun, ayaa ka hadlay xaaladda uu dalku ku sugan yahay. Xasan Sheekh oo ka qayb-galay xafladda 26-ka Juune oo ka dhacday Muqdisho ayuu sheegay in Halgameyaashii Xorriyadda ay Waddanka…

Read More

“Reer Somalilanoow, Waa La Idinka Xaal-marinayaa Waxaad Tirsaneysaan..” Madaxweynaha Jubbaland DAAWO

Kismaayo 27.June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweeynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaan, ayaa Shacabka Somaliland ku Hambalyeeyay Xuska 26-ka June oo ku beegnayd 56 Guurada ka soo Wareegtay Wakhtigii Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Gumeystihii Ingiriiska, taasi oo Qabsoontay Shalay oo Axad ahayd. Axmed Madoobe oo dib ugu Laabtay Magaalada Kismaayo, ka dib markii uu ka…

Read More

Mililka Dhaymaha U Baahan, Doorka Ay Xukuumada S.land Ku Leedahay ,Daawaynta Dabiibkeedu Fogaadey Ee Colaada dharkayngeenyo Iyo Hirdanka Siyaasadeed ee Dahsoon

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Degmada dharkayngeenyo waxay dhinaca koonfureed ka xigtaa gobolka sool Xaruntiisa laascaanood hilaadii 90 km, waxayna ku taal xuduuda dheer ee soohdinta u ah xadka deegaanka resevaria ee dawlad deegaanka ethiopia waxayna la siman tahay, magaalooyinka xadkaasi maro ee buuhoodle iyo balidhiig. Waxaana deegaankaas koonfurta gobolka sool oodwadaag ka ah beesha maxamed garaad…

Read More

Siyaasiyiin ka Hadlay in ka Bixitaanka Ingiriiska ee Midowga Yurub Saameynta Siyaasadeed ee uu ku yeelan karo Qaddiyadda Madax-banaanida Somaliland

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiyiin reer Somaliland ah oo aqoon durugsan u leh xidhiidhka caalamka iyo diblomaasiyadda, ayaa ka hadlay saamaynta uu Somaliland ku yeelan karo ka bixitaanka uu Ingiriisku ka baxay Midowga Yurub.   Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil) oo in badan ahaa diblomaasi iyo Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ahaa wasiirkii hore ee…

Read More

Cawaaqibka Ka Bixitaanka Britain ee Midowga Yurub Iyo Saamaynta Taban ee Arrintani ku Yeelanayso Boqortooyada Ingiriiska DAAWO

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo intii la waday diyaarintii iyo qabashadii aftidii keentay ka bixitaanka boqortooyada Ingiriiska ee Midowga yurub waxa soo baxayey warbixino lagu saadaalimayey cawaaqibka ay arintaasi ku yeelan karto dhulka hoos yimaadda Xukunka boqortooyadaasi. https://www.youtube.com/watch?v=9sP-j9Y60hA&feature=youtu.be

Read More

Liiska Odayaasha Soo Xulaya Xubnaha Golayaasha Dawlada Somalia Iyo Magacyada 22 Madax dhaqameed Been abuur ah oo Metelaya Somaliland AKHRI

Muqdisho 27.June 2016 (SDN/QJ):- Maalintii shalay ahayd waxaa lagu dhawaaqay liiska odayaasha soo xulaya xubnaha golayaasha dawladda, kuwaasoo loo qaybiyay dhammaan beelaha Soomaaliyeed. Xubnahan ka muuqda liiska ayaa u badan kuwii soo xulay baarlamaanka dawladda Xasan Sheekh, hayeeshee waxaa kamuuqda isimo cusub iyo wajiyo cusub, kuwaasoo qaarna lagu soo biiriyay qaarna baddalay isimo dhintay ama…

Read More

Gudoomiyihii Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin oo Xukuumadu Xabsiga u Taxaabtay

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa xidhay guddoomiyihii xisbiga UCID ee gobalka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin. Marwo Rooda, ayaa la xidhay iyadoo maraysay degmada Abdaal, markaas oo ay ka soo noqotay magaalada Berbera, kuna soo jeeday Hargeysa. Waxa la sheegay inay safarka ku weheliyeen laba wiil oo ay mid walaalo yihiin.   Wax…

Read More

Walaac Hor leh oo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ka Muujiyey Dib u dhac ku Yimaada Doorashooyinka Kal Danbe ku Mudaysan iyo Hanaanka Bandhigista Dhaliisha DAAWO

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Xisbiga WADDANI Dr. Maxamed Cabdilaahi Fadal ayaa waxa uu walaac ka muujiyay dib u dhac ku yimaada Mar kale Doorashooyinka Somaliland, isla markaana waxa uu dhaliilay qaabka Xukuumadda KULMIYE u dhaqmayso. Dr. Fadal waxa uu sidaa ku sheegay Shirjaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Hargeysa, “Meelaha waxaynu…

Read More

Qaar Ka Mid Ah Murashaxiinta Xildhibbaanimo ee u Tartamaya Doorashooyinka Baarlamaanka Somaliland oo Ka Digey Dib u Dhac Ku Yimaada Qabsoomidda Doorashadaas Iyo Bayaan ay soo Saareen

Hargeysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Murashaxiinta u tartamaaya doorashooyinka xildhibbaanimo ee aqalka golaha Wakiilada oo ka soo kala jeeda dhammaanba goballada Somaliland sida oo kalena ka kala sharaxan saddexda xisbi qaran ee dalka, ayaa si adag uga hadlay mawqifkooda ku aadan warar sheegaya in la kala saarayo qabashada doorashooyinka isku sidkan ee…

Read More

Maayarkii Hore ee Hargaysa Eng Jiciir oo Tacriifado Duqa Haatan ee Hargaysa ku soo rogay Wershadaha Waddaniga ku Tilmaamay Caqli Xumo

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Ururka Wershadlayda dalka Somaliland ee loo soo gaabiyo (UWD), ayaa cabasho ka muujiyey Lacag Tacriifo cusub oo uu ku kordhiyey Maayarka Caasimadda Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), waxaanay ku dhawaaqeen inay si rasmi ah u joojiyeen guud ahaanba Biyihii Wershaddahooodu soo saari jireen ee Caagaddaha Yar yar ee dalka gudihiisa…

Read More