Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Mid Ka Mid ah Ragii Qarxyada ka Fuliyey Madaarka Istanbul oo ay Duubtay Kaamarada Qarsoon Iyo Ficil uu samaynayay DAAWO
Ankara 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Kaamaro ayaa waxaa ay qabatay mid ka mid ah raggii isku qarxiyay gudaha garoonka diyaaradaha Ataturk ee magaalada Istanbul, waxaana videogan ka muuqda ninka oo xarigga u jaraya qaraxa ku xidhan. https://www.youtube.com/watch?v=aZsHMyUmS0U
Wasiir Maareeye ”Si Qaldan Ayaa Loo Fasirtay Siyaasadda Qaranka Ee Haweenka”
Muqdisho 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in si qalad ah loo turjumay go’aankii dhowaan Golaha Wasiirada ay meel mariyeen kaas oo ku aadanaa siyaada Haweenka. Wasiirka War faafinta dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay bayaan ay Hey’ada Culimada Soomaaliya…
“ Waxaan burburiyay Qoyskeega walaalkey daraadey ayuu u dhintay’’ Ninkii Bilaabay Kacdoonkii Carabta oo Qoomame ka Jooga DAAWO
Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Ninkii uu ka bilaawday kacdoonkii dalalka Carabta (Arab Spring) ayaa sheegay inuu ka shalaayay falkii uu bilaabay, maadaama buu yiri walaalkiisna isaga uu ku dayday ee uu is gubay, Sando kadibna dhaqaalihii wadanka weli uu burbursanyahay. Dhibaatada oo Markii hore ka bilaabatay Shaqo la,aanta dhalinyarada xiligan Dalka…
Abaaro ka jira Degmada Jariiban iyo Ceelbiyood muddo jabnaa oo la kiciyey
Jariiban 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Deegaaanka seemada oo hoostaga degmada jiiriiban gobolka Mudug oo biyo la,aan adag ay ka jirtay muddo 3 bilood ah oo lasoo dhaafay ayaa xiligan ceelbiyood ka jabay dib loogu kiciyey dadka deegaankaasi. Gudoomiyaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Shirwac ayaa sharaxay ceelkan iyo muhiimada…
Al Shabaab oo soo Bandhigay Diyaaradii Drones-ka ee Dhawaan soo Dhacday SAWIRO
Muqdisho 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Ururka Al shabaab ayaa soo bandhigay diyaarad nooca drones-ka ah oo dhawaan ku soo dhacday deegaano ay gacant ku hayaan oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Diyaaradani ayaa ah kuwa yay yar ee waxa basaasa, waxa ayna sawirro ka qaadaan goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada iyo…
DHAGEYSO: Guddida Guud Ee Sahan-Barwaaqo Oo Go’aammo Soo Saartay
Hargeysa,29,6,2016 (QJ/SDN) – Shir jaraa’id oo ay goordhaweyd ku qabteen guddida guud ee Sahan-Barwaaqo magaalada Hargeysa ayay waxay ku shaaciyeen go’aamo ay sheegeen in ay ka shirayeen maalmihii ugu dambeeyay, iyadoona Guddida guud ee Sahan-Barwaaqo ay go’aammadani ku sheegeen in ay taageersanyihiin heshiiskii laga gaadhay Banka Qool-cadey. Sidoo kale Sahan-Barwaaqo ayaa go’aamadeedan ku sheegtay in…
FAYSAL CALI WARAABE “1-July Waa In Dadka Reer Somaliland Xidhaan Weer Madow”
Hargeysa,29,6,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in ay xidhaan weer madow xidhaan maalintii israaca soomaalida ee 1july.
“Midnimada Somaliland Iyo Somaliya Waxay ku timid Is-afgarad, Waxaana Burin Karaysa Afti kasta Oo Midkood Ku Diido Midnimadaas”
Hargeysa,29,6,2016 (QJ/SDN) – Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa ku doodaya in afti kasta oo Somaliland ama Somaliya ku diido midnimadii lixdankii ay burinayso midnimadaas fashilantay. Ismaaciil, oo farriimo qoraal ah soo geliyay bartiisa twitterka oo ay dad badani ku xidhanyihiin wuxuu sheegay in midnimadaas lixdankii ay ku timid is afgarad, haddana lagu laali karo…
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalacsiiyay 140 Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka
Hargeysa,29,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa darajooyin dalacsiin ah siiyay 140 sarkaal oo ka tirsan ciidamada qaranka. Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo ka soo baxay taliska ciidanka qaranka, haddana warar uu Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in saraakiisha la dalacsiiyay ay u dhexeeyaan kabtan ilaa gaashaanle sare, waxaana la siiyay darajooyin…
Qaraxyo Ka Dhacay Garoonka Ata-Turk ee Istanbul Turkiga
Istanbul,29,6,2016 (QJ/SDN) – Qaraxyo ayaa ka dhacay garoonka caalamiga ah ee Ata-Turk ee magaalada Istanbul dalka Turkiga xalay. Tobaneeyo qof ayaa lagu soo waramayaa inay halkaa ku dhinteen ugu yaraan tobaneeyo kalena ay dhaawac yihiin. Khaasatan tirada dhimashada ayaa sare u dhaaftay 30. Qaraxyada kadib ayaa waxaa is rasaaseeyay dadkii weerarka soo qaaday iyo ciidamada…
Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay inay Gudi Gaar ah u diri doonto Dalka Itoobiya Iyo Arrimaha ay Ka Wada Hadli Doonaan DAAWO
Hargaysa 29.June 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo Horaantii Bishii Barakaysan ee Ramadaan Ciidamada Liyuu Boolis ay Gabood fal Bani aadaanimada ka dhan ah ka sameeyeen Deegaanka Jaamac Dubad ee Degmada Gaashaamo ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya,Sidoo kalena ay Xabsiga Jigjiga ku hayaan Weriyihii HCTV ee Gobolka Gebilay Mukhtaar Nuux Ibraahin ayaa Waxay Dawlada Somaliland Sheegtay inay Wefti…
SHEEKH BASHIIR: Sharciga JINSIGA Qodobbo toos ISLAAMKA uga Hor-imaanaya ayaa ku jira
Muqdisho,29,6,2016 (QJ/SDN) – Hoggaanka sare ee Hay’adda Culummada Soomaaliyeed, ayaa kasoo horjeestay Sharciga Siyaasadda Qaran ee Jinsiga ama Gender, iyagoo Sheegay inay qoraalka sharcigaan ku arkeen qodobo badan oo kasoo horjeeda shareecada Islaamka. Sharcigan ayaa waxaa bishii hore Meel-marisay Dowladd Somalia, waxaana culumadu ay sheegeen in sharcigan uu dalbanayo inay meel-mariso dhammaan Xuquuqaadka haweenka. “Markaan akhrinnay…
Maamulka Gobolka Sool oo Kormeer ku Maray Fadhiisimo Ciidan oo Laga Sameeyay Magaalada Laascaanood & Digniin adag oo loo Jeediyey Bulshada DAAWO
Laascaanood 29.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise Shiine iyo Mas’uuliyiin kale ayaa soo Kormeeray Goobaha ay Ciidamada qaranku ka fadhiyaan Magaalada Laascaanood.
Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo Ku dhiiraday Talaabo ay ka baqeen Wasiirada Arriamaha Gudaha iyo Warfaafintu DAAWO
Burco 29.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aadan oo hore loogu Naanaysi Jiray Qabo ayaa Bulshada Gobolka Togdheer u Bixiyeen Qabyo-Tire Waxa uu Gudoomiyuhu maalintii Shalay dejiyey Dad Mudaharaad Sameeyay oo ka soo Hor jeeday Gabood falada ay Ciidamada Itoobiya ku hayaan Dadka ku dhaqan Deegaanka Degmada Gaashaamo. Wasiiradda Arrimaha Gudaha iyo Warfaafinta…
Magaalada Laascaanood oo Xaalad Kacsanaan ah ku Jirtay,Awaamiir adag oo dhanka amaanka ah oo Lagu dhawaaqay Iyo Qaabkii loo dilay Laba Ruux DAAWO
Laascaanood 29.June 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa ilaa Xalay Waxaa Saarnayd Xaalad Bandoo ah oo lagu soo Rogay Kadib Markii Rabshado Khasaare geystey ay ka dhaceen koonfurta Magaaladaasi oo lagu dilay Laba Ruux (Wiil iyo Adeerkii) Taas oo Salka ku haysa Colaada ka Oogan Deegaanka Dharkeyn Geeyo ee Gobolka Sool oo…
‘’Morgan aan idunku soo wareejinee idinkuna Feysal Cali Waraabe oo 25 sano nacaayayey noo soo dhiiba’’ Kaftanka Siyaasada iyo Weriye Cali Xaraare DAAWO
Hargaysa 29.June 2016 (SDN/QJ):- Weriye Cali Xaraare ayaa Barnaamij uu soo Saaro oo la Yidhaa Kaftanka Siyaasadda oo ka Baxa Telefishanka Afka Somaliga ku hadla ee Kalsan Waxa uu Todobaadkan kaga hadlay Ka Go’istii Ingiriiska ee Midowga Yurub oo Saamayn ku leh dadka Somaliga.
Tusmadii Qisaska Nolosha Iyo Taxanihii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood ‘’Waxaad u Baahan tahay Malaa’ig Nolosha Kula qaybsata’’ {DHAGAYSO}
Hargaysa 29.June 2016 (SDN/QJ):- Dhagaystayaasha ku Xidhan Shabakada Qurbejoog Waxaanu si Joogto ah idiinku soo Gudbinaa Taxanaha Xusuus qor dhakhtar Ilkood oo ay soo diyaariso Halkana ka soo Jeediso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad ku Takhasustay Xannuunadda Ilkaha kana Hawl gasha Magaalada Hargaysa. Waxaynu Tusmadeenan iyo Maanta ku eegi doonaa ‘’Waxaad u Baahan tahay…
Dhaqaalaha Soo Gala Sannad kasta Sanduuqa Horumarinta Somaliland Iyo Sida Gobolada dalka Sadbursigu u Shaasheeyay DAAWO
Hargaysa 29.June 2016 (SDN/QJ):- Sanduuqa Horumarinta Somaliland SDF, Oo Sanadkiiba 64,000,000 US Dollar Lagusoo Rido, Iyo Sida Cadaalada Ka Fog Ee Loogu Qaybiyo Gobolada Jamhuuriyadda Somaliland. Gobolka Maroodi-Jeex 46% Gobolka Togdheer 16% Gobolka Saaxil 14% Gobolka Gebiley 9% Gogolka Awdal 5% Gobolka Sool 5% Gobolka Sanaag 5%
Hadiyadii Ordogan Ku Dulleeyey Madaxweynihii Hore ee Faransiiska Zarkosy DAAWO
Hargaysa 29.June 2016 (SDN/QJ):- Muddo sanado ah oo kooban ka hor waxaa Magaalada Stanbul ee Dalka turkiga lagu qabtay shir sanadeedka dalalka dhaqaalaha leh ee G20, xiligaas waxaa dalka faransiiska hogaaminayey Madaxweyne Nicoly Zarkosy oo sheegay in uu kaga qaybgelayo shirweynahaasi sifada gudoomiyaha dalalka G 20 maadaama ay xiligaa faransiisku hayeen gudoomiyanimada dalalkaasi.. https://youtu.be/bnKViub36BU
Kaalmee Dadka Baahan Bisha Ramadaan Iyo Kaamarada Qarsoon DAAWO
Hargaysa 29.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaanu halkan idiinku soo Tebinaynaa Barnaamij ku Saabsan Kaalmee Dadkaaga Baahan Bisha Ramadaan Iyo Kaamarada Qarsoon Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa isku soo duba riday.
